admin

Wasiirada Maaliyada dawlada dhexe iyi kuwa Gobolada oo kulmay

Muqdisho February 02, 2024 (QJ) -Wasiirada Maaliyadda ee dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa maanta isugu yimid kulan dhanka internetka ahaa oo looga hadlayay sidii dib loogu soo nooleyn lahaa hanaanka maaliyadda dalka, kadib markii la soo gaba gabeeyay hanaanka deyn cafinta Soomaaliya. Wasiirada ayaa isku raacay inay lama huraan tahay hirgelinta istaraatiijiyado cusub…

Read More

Amniga Soomaaliya oo looga shiray UAE

Dubia February 01, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dalka Imaaraadka Carabta kaga qeyb galay shir looga hadlayay amniga Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay wadamada sida weyn u taageera amaanka dalka sida Imaaraadka, Qatar, Mareykanka, UK iyo Turkiga. Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii dowladda Soomaaliya looga taageeri lahaa la dagaallanka…

Read More

Soomaaliya oo markale noqotay dalka ugu Musuqa badan noqotay

Muqdisho February 01, 2024 (QJ) -Hay’adda caalamiga ah ee baarta musuqmaasuqa, Transparency International, ayaa soo saartay warbixinteeda sanadlaha ah ee ku saabsan heerka musuqmaasuqa ee loo yaqaano CPI. Warbixintu waxay soo saartay baaritaan ay ku sameysay 180 waddan, iyada oo mid kasta loo qoondeeyay 100 dhibcoood. Soomaaliya ayaa noqotay dalka ugu musuq-maasuqa badan, iyadoo heshay…

Read More

Al Shabaab oo lagu eedeeyay isku dirka beelo dagaalamay

Beledweyne January 30, 2024 (QJ) -Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure Karoore, ayaa sheegay in dagaal beeleed uu ka socdo xadka Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, uu u dhexeeyo beelo wada dega deegaanka Iji. Wuxuu soo hadal qaaday in colaada beelahaas ay ka faa’ideysanayaan kooxda Al-Shabaab, isagoo carabka ku adkeeyay in beelaha walaalaha…

Read More

Soomaaliya oo dalbatay $1.6 Billion in Aid for 2024

Muqdisho January 30, 2024 (QJ) -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliya Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan muhiim ah oo uu kaga hadlay qorshaha wax ka qabashada baahiyaha bini’aadantinimo ee Soomaaliya ka jira sanadkan. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay,…

Read More