Itoobiya oo carqaladeysay wefdi uu hogaaminayay Madaxweyne Xasan
Addis Ababa February 17, 2024 (QJ) – Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa faah faahin ka bixiyay dhacdadii dhawaan lagu hor istaagay wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugnaa Addis Ababa oo ka qeyb geleyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika. Cali Balcad waxa uu sheegay in aroortii Madaxweynaha oo damacsanaa in uu ka baxo Hotelka, si…
