Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Burundi oo kulmay
-Bujumbara November 16, 2023 (QJ) – Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahan ku sugnaa dalka Burundi ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey, wuxuuna la kulmay dhiggiisa dalkaasi Evariste Ndayishimiye. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Ndayishimiye ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin…
