SODMA: 96 ayaa ku dhintay fathaadaha
Muqdisho November 23, 2023 (QJ) – -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixin cusub ka soo saartay xaaladda dalka, gaar ahaan caqabadaha ka dhashay fatahaadaha. Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA), ayaa Golaha Wasiirada u soo bandhigtay warbixin ay kaga hadlayso saameynta fatahaadaha El Niño ay sababeen, gaar ahaan kuwa saameeyay gobollada kala duwan ee dalka. SoDMA, ayaa…
