admin

Saraakiil sare oo ATMIS ka tirsan oo Muqdisho lagu maxkamadeynayo

Muqdisho November 04, 2023 (QJ) -Maxkamadda ciidamada Uganda oo fadhiisaneysa magaalada Muqdisho ayaa Khamiistii ku dhawaaqday in laba sarkaal oo sare oo ka tirsan ciidamadooda ay wajahayaan maxkamadda ciidamada qalabka sida iyaga oo lagu soo eedeeyay fulaynimo Saraakiisha ayaa la sheegay in ay danbiyada galeen intii lagu gudo jiray weerarkii Al-Shabaab, bishii May ee la…

Read More

UN Condemns hospital bombings in Gaza

Gaza November 04, 2023 (QJ) – Israeli warplanes yesterday struck two hospitals and a school in Gaza where wounded patients and displaced civilians had sought refuge. Israel targeted the Al Shifa Hospital and the Indonesian Hospital, along with Al Quds Hospital, causing at least 15 deaths and injuring 60 people. The wounded were being transported…

Read More

RW Xamse oo geesinimo lagu amaanay

Mogadishu November 03, 2023 (QJ) – Warbaahinta taageerta Xamaas iyo warbaahinta kale ee Bariga Dhexe ayaa si weyn baahisay hadaladii shalay ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ee ku aadanaa xaaladda Gaza iyo caqabadaha haysta shacabka Falastiin. Shabakadda Quds News Network oo taageerta Xamaas Twitter-ka ayaa la wadaagtay muuqaal Video ah oo laga…

Read More

QM: Aqoonsiga SSC-Khatumo rasmi ma aha

-Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horeysay sheegtay in aysan si rasmi ah u aqoonsanayn SSC-Khaatumo maamul-goboleed ka dib markii dhawaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ay cadaysay inay aqoonsan tahay madaxda Khaatumo. Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Catriona Laing oo wareysi siisay Mustaqbal Media ayaa sheegtay in SSC-Khaatumo aan si rasmi…

Read More

RW Xamse: Xamaas ma aha koox argagixiso ee waa mujaahidiin

Muqdisho November 03, 2023 (QJ) -Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Bare, ayaa difaacay xuquuqda shacabka Falastiin iyo halganka ay kula jiraan ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda Israa’iil ee qabsaday dhulkooda. Waxa uu sheegay in dhaq dhaqaaqa Xamaas uusan aheyn falal Argagixiso balse uu yahay halgan dhulkooda, waxa uuna ugu baaqay Beesha Caalamka in aysan dib…

Read More

Mucaardika Puntland oo u digay ciidamada

Garoowe October 30, 2023 (QJ)–Mucaaradka Puntland ayaa war-saxaafadeed ay maanta soo saareen waxay ku eedeeyeen madaxweyne Siciid Deni inuu hurinayo colaad cusub, waxayna ugu baaqeen inuu xilka ka dago. Mucaaradku waxay ku andacoonayaan in Madaxweyne Deni uu la kulmay taliyeyaasha ciidamada Puntland oo uu ku adkeystay inay difaacaan ajandihiisa muddo kororsiga ah. Waxa ay ku…

Read More

Xamar oo bnk caalemi ah laga furay

Muqdisho October 30, 2023 (QJ) – –Bangiga Ziraat Katilim ee dalka Turkiga ayaa xarun ka furtay magaalada Muqdisho, isagoo noqonaya bankigii ugu horeeyay oo caalami ah oo dalka ka howlgala muddo ka badan 50 sano, sida uu sheegay Bankiga dhexe ee Soomaaliya. Bankiga dhexe ayaa sheegay in hirgelinta Banggigii ugu horeeyay ee ku dhaqma Shareecada Islaamka…

Read More

Al Shabaab oo hurineysa dagaalo beeleedyo

Muqdisho October 29, 2023 (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay kooxda Al-Shabaab in ay hurineyso dagaalo beeleedyada ka socda qaar ka mid ah gobollada dalka.   Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhaqaale badan ku bixiyaan hurinta dagaal beeleedyada ka dhaca deegaanada ay maamulaan. Waxa uu tilmaamay in kooxahaasi ay ka faa’iideysanayaan…

Read More