admin

Al Shabaab oo Buulo-Mareer ku weeraray ATMIS

Buulo-Mareer November 10, 2023 (QJ) -Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS iyo Al-Shabaab ayaa dagaal maanta ku dhexmaray degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka ayaa billowday kaddib markii Al-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga ciidamada Uganda ee Buulo-mareer, iyadoo dagaalka uu socday muddo saacado ahaa ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala duwan…

Read More

UN to give $25 million in aid to address the ongoing flood crisis in Somalia

Mogadishu November 10, 2023 (QJ) -The humanitarian agencies of the United Nations have announced that they will give $25 million in aid to address the ongoing flood crisis in Somalia, which has affected approximately 1.2 million people. The United Nations and its humanitarian partners estimate that 1.6 million people will need assistance during the upcoming drought period…

Read More

Dagaaladii Sool oo dib u bilowday

Laascaanood November 08, 2023 (QJ) -Wararka ka soo baxaya gobolka Sool ayaa xaqiijinaya in maanta uu dagaal ku dhex maray ciidamada SSC iyo ciidamada Somaliland duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Iskahorimaadka xooggan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay tuulada Buqdharkin, oo ku taal galbeedka magaalada. Ilo deegaanka ah ayaa warbaahinta u sheegay…

Read More

Wasiir Juxaa oo sheegay in nooca doorashooyinkii hore ay ahaayeen fashil

Garoowe November 06, 2023 (QJ)​- Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxa), oo warfidiyeenka kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Puntland, kaasoo saameyn ku leh doorashada maamul goboleedyada. Juxa ayaa ku nuux nuuxsaday in ay ku guulaysteen in ay ka gudbaan marxaladii ugu horeysay ee hanaanka doorashada oo…

Read More

Baydhabo iyo Gaalkacayo oo daad qaaday

Baydhabo November 06, 2023 (QJ) -Shalay ayaa magaalooyinka Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed iyo Gaalkacyo ee Puntland waxaa ka da’ay roobab mahiigaan ah oo ka dhashay daadad xooggan oo saameeyay qeybo badan oo kamid ah magaalooyinkaas. Daadadka ayaa gudaha u galay xaafado ka tirsan labada magaalo, kuwaasoo geystay khasaare lixaad leh, waxaana guryo badan soo…

Read More

RW ku-xigeenka oo ku baaqay in la taageero dadka daadadku qaadeen

Muqdisho November 05, 2023 (QJ) -Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta dhexe ee Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Hay’addaasi. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa walaac xoogan ka muujiyay dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu…

Read More

Waddani oo isgarab taagay Dhalinta Awdal

-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ka hadlay xadhiga Dhalinyaro lagu xidhay magaalada Boorama, waxaanu ku baaqay in la sii daayo dhalinyarada xidhan. Dhalinyaradu waxay ka cabanayeen awood qaybsi la’aanta Somaliland. Afhayeenka Xisbiga Maxamed Faarax Cabdi oo warbaahinta kula hadlay magaalada Boorama, ayaa xukuumadda ku cambaareeyay xadhiga dhalinyaradaasi. “Waxaanu leenahay waar halaga daayo dhallinyarta cabudbinta,…

Read More

Xasan Nasralah oo ka hadlay dagaalka Qasa

Beirut November 05, 2023 (QJ) -Hoggaamiyaha kooxda Xisbullah ee dalka Lubnaan, Nasrallah, ayaa markii ugu horreysay Jimcihii ka hadlay colaadda Gaza. Nasrallah ayaa sheegay in ay u aargudi doonaan dadkii ku dhintay iska horimaadyada ka dhacay xadka koonfureed ee Lubnaan. Hogaamiyaha Xisbullah ayaa sheegay in ay diyaariyeen ciidamadooda, waxa uu sheegay in aysan joojin doonin…

Read More