Dani oo ku adkeystay doorashada Qof iyo Cod
Garoowe October 13, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyey maanta ayaa ka hadlay taariikhda Puntland iyo doorashooyinkii ka dhacay 30 degmo. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in mar kale uu ku tala jiro in uu xilka hayo muddo kooban oo dastuuri ah, sidaas darteedna uu carabka ku adkeeyay in la…
