admin

Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaano Qarax lagu weeraray

Muqdisho September 15,2023(QJ)-Qarax gaari oo lala beegsaday mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac deegaanka Laas-Gacamey oo u dhaxeeya magaalooyinka Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Dadka deegaanka Wisil oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid culus, islamarkaana uu ka dhacay goob ay ku sugnaayeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka…

Read More

Qarax lala beegsaday xero ciidan oo Deyniile ku taal

Muqdisho September 13,2023(QJ)-Qarax gaari loo adeegsaday ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan Millateriga ka tirsan Booliska Milateriga ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Sida ay sheegayaan wararka gaariga qaraxa lagu soo xiray ayaa ka dhacay meel ku dhow xero ay leeyihiin ciidamada milateriga oo lagu magacaabo “Siisii”, gaar…

Read More

SSC-Khaatumo oo golle Fulineed ku dhawaaqday

Laascaanood September 13, 2023 (QJ) – Hogaamiyaha Golaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali ayaa magacaabay Xubnaha Golaha Maamulka SSC-Khaatumo, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa. Magacaabida oo lagu sameeyay digreeto, ayaa qeexaya shahaadooyinka, aqoonta, iyo waajibaadka looga baahan yahay jago kasta. Wareegtada ayaa lagu sheegay in xilalka la magacaabay. ee9-ka xubnood ee Golaha Maamulka…

Read More

Islamic Association of North America 2023 Annual Convention

The Islamic Association of North America hosted a significant conference that drew attendees from various segments of society. This conference took place at the Minneapolis Conference Center on September 3rd, 2023, with the overarching theme of “Preserving Muslim Families in America.” This theme resonated with many Muslim families who have been increasingly concerned about their…

Read More

SSC-Khaatumo oo lagu eedeeyay in ay laayeen ciidamadii Maaxaabiista ahaa ay ka qabteen Somaliland

  Laascaanood September 11, 2023 (SD) – Waxa maalmihii u danbeeyay baraha bulshada lagu soo bandhigayay muuqaalo ka turjumaya fal danbiyeedyo ka dhan ah xuquuqda maxaabiista dagaalada lagu kala qabto oo ay geysanayaan Jamaahiirta SSC-Khaatumo. Sawirada ayaa muujinaya tacadiyo ay ka mid yihiin dil iyo dhaqan xumo kale oo lagula kacayo askarta ku jirta gacanta…

Read More

Guddida Beesha Habarjeclo oo gorgortan ugu jirta siideynta Gen Faysal Cabdi Bootaan iyo dalbaadka SSC

Hargeysa September 09, 2023 (QJ) – Sida ay noogu soo waramayaan ilo wareedyo ka agdhow  Guddida Beesha Habarjeclo, waxa maalmihii u danbeeyay socday dedaal baahsan oo lagu doonayo in lagu soo daayo Gen. eral Faysal Cabdi Bootaan oo dagaal ay ku qabteen Jamaahiirta SSC 25 kii August 2023. Generalka ayaa la sheegayaa in uu qudhiisu…

Read More

Khaatumo oo soo bandhigtay Boqolaal maxaabiis Somaliland ay ka qabatay

Laascaanood September 03,2023(QJ)- Maamulka SSC iyo Khaatumo ayaa soo bandhigay boqolaal askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Somaliland oo dhawaan ay ku qabteen dagaalkii dhawaan ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood. Askarta la qabtay ee ka tirsan maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in lagu hayo meelo kala duwan oo ka tirsan magaalada Laascaanood, waxaana maamulka…

Read More

Hay’adda Laanqeyrta Cas oo xaqiijisay in 300 maxaabiis ah Somaliland looga qabtay dagaalkii Sool

Laascaanood September 01,2023(QJ)-War ka soo baxay Hay’adda ICRC ayaa lagu xaqiijiyay tirada Askarta lagu qabtay dagaalkii dhawaan ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Hay’adda ICRC ayaa sheegtay in in ka badan 300 oo askari oo ka tirsan ciidamada Somaliland ay ku jiraan maxaabiis ku xiran magaalada Laascaanood, kuwaasi oo lagu soo qabtay dagaalladii…

Read More

Muuse Biixi oo caafimaadkiisa laga deyrinayo ka dib burburkii ku yimi ciidamada Somaliland

Hargeysa August 27, 2023 (QJ) Sida aanu ka soo xiganay qaar ka mid ah hawlwadeenada madaxtooyada Somaliland, Muuse Biixi ayaa maalmihii u danbeeyay caafimaadkiisa aad looga walaacsan yahay. Muuse ayaa intii ka danbeysay ku dhawaaqida Jabhada Dulmidiid waxa aad u yaaraaday mudada uu seexdo, iyada oo mararka qaar aany seexan maalmo dhawr ah oo is…

Read More

Shirkii wadatagashiga 7aad oo Dhuusamareeb lagu soo gunaanaday

Dhusamreeb August 27, 2023 (QJ) – Shirkii 7-aad ee Madasha Wadatashiga Qaran ee dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka oo socday muddo labo maalmood ah ayaa maanta si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay magaalada Dhuusamareeb. Waxaa shirka ka dib laga soo saaray war-murtiyeed wadajir ah. Kulanka oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa…

Read More