Somaliland oo ka cabatay aqoonsiga SSC-Khaatumo
Hargeysa October 20, 2023 (QJ) – Somaliland ayaa si adag uga hadashay aqoonsiga ay dowladda Federaalka Soomaaliya siisay maamulka SSC-Khaatumo ee fadhigiisu yahay magaalada Laascaanood. Talaabadan ayaa ay SL Ku tilmaamay mid halis ku ah qaranimadeeda. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka ay aqoonsan tahay SSC-Khaatumo mid gardaro ah….
