Muusse Biixi oo owejigabax kala noqday burco iyo sababta
Hargeysa May 17, 2023 (QJ) – Madaxweunaha mudo dhaafka xilka ku fadhuya ee Muuse Biixi Cabdi ayaa habeenimadii xalay isga soo huleelay magaalada Burco oo uu maalin qudha u tegay deminta colaada gobolkaa ka aloosan. Laba beelood oo maalmihii ina dhaafay ku dagaalamayay duleedka Burco oo midi tahay ta madaxweynuhu ka soo jeedo ayaa la…
