Webmaster

    Somaliland Parliamentary speaker makes a self-serving request to the public, again

    Burao (SDN)-Somaliland parliamentary speaker as well as the chairman of Wadani party Abdirahman Ciro asked the people of Somaliland to assemble in order to defend the Somaliland Parliament from the government. The Chairman is currently campaigning in Buao ahead of the official campaign period while the Somaliland Parliament is mired in partisan squabble between the…

    Read More

      “Waxaan Shacabka Hargaysa ugu baaqaynaa in Maalinta Sabtida ay Golahooda u soo Gurmadaan oo Badbaadiyaan” Xildhibaan Ibraahin M.Buubaa DAAWO

      Burco 14.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ah Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada isla markaana ah Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ku guubaabiyay Bulshada ku nool Magaalada Hargaysa inay isugu soo baxaan Maalinta Sabtida oo Yimaadaan Xarunta Golaha Wakiilada si ay uga badbaadiyaan in Xukuumadu Hawl gal ka fuliso…

      Read More

        Shirqoolo ku halis ah qabsoomida Doorashooyinka oo Xukuumadu dabada ka riixayso+ Ansixintii Komiishanka oo Beri Mar kale baaqan doonta iyo Walaaca Sii Kordhaya

        Hargaysa 14.Nov 2014 (SDN/QJ)- Iyadoo loo balansan yahay Sabtida soo socota in Golaha Wakiiladu ansixiyo Komishanka cusub ee Doorashooyinka, isla markaana laga filayo Golaha Guurtida inay iyaguna dhinacooda naaqishaan, siina daayaan xeerka diiwaangelinta, ayaa hadana waxaa soo baxaya warar sii hurinaya khilaafkii u muuqday in laga soo gudbay, kaasoo caqabad hore leh ku noqonaya geedi…

        Read More

          “Sayliciyow Sidi Sididaada Mooyee Dhul U Dhaacaaga Hubso” Muj. Cali Guray

          Hargaysa 14.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa si ba’an u dhaliilay habdhaqano uu ku talaabsaday Sida uu Xusay Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici. Sida aanu ka soo Xiganay Barta Shabakada Xidhiidhka dadweynaha ee Facebook uu ku leeyahay Mujaahid Cali…

          Read More

            ” Abaalkii Lixdankii ee Cigaal iyo Abaalkii UDUB ee Axmed Yuusuf Yaasin ayaan celinayaa,Qoladii tahriibi jirtay Waddani u soo tahriiba” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

            Burco 14.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, oo hore uga mid ahaan jiray Xisbiga taladda dalka haye ee Kulmiye, isla markaana isaga oo Muxaafid ah Xukuumadda aad u dhaliili jiray, oo dhawaan ku biiray Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa sheegay inay Xukuumaddu ka baqayso Doorashada,…

            Read More

              Barkulanka Xukuumadu ka Qaniintay Gudoomiye Cirro iyo Dabayshii Isbedel doon oo ka Curatay Magaalada Burco SAWIRO

              Burco 14.Nov 2014 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo oo socdaal ku joogay magaalada Burco,ayaa munaasibad soo dhawayn ah u sameeyey xoogaga dabaylaha isbadal doonka ah ee taageerayaasha Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ku soo biiray Xisbiga WADDANI,sida oo kalena ka soo diga rogtay Xisbiga Muxaafadka ah ee KULMIYE….

              Read More

                “Somaliland Waa Beelo isu Tegay Sadexda u Sareeya Waxaa kala haysta Siilaanyo,Saleebaan Gaal, Iyo Cirro,Hadii Sharci daro Cirro lagula Kaco Saamaynteedu..” Cuqaasha Togdheer

                Burco 14.Nov 2014 (SDN/QJ)- Salaadiin iyo Cuqaal ka soo jeeda gobolka Togdheer ayaa xukuumada Siilaanyo ku eedeeyey faragalin ay ku hayso golaha Wakiilada, waxaanay ugu baaqeen inay joojiso talaabooyinka ay ku carqaladaynayso golaha Baarlamaanka. Salaadiintan ayaa sidaasi ku sheegay mar ay shir jaraa’id ku qabteen magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, kuwaas oo intaa ku…

                Read More

                  Suldaanka Guud ee Beesha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed oo Sannado doora kadib Kulan wada qaatay

                  Hargaysa 14.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay Suldaanka Guud ee Beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay kulanka shalay dhex maray Madaxweynaha iyo Suldaanka, waxase la sheegay in ujeedada kulanku ahaa mid ay Madaxweynaha iyo Suldaanku isku…

                  Read More

                    Xogo Cusub oo ka Soo Kordhay Haweenaydii Carmasha Cadayda oo Geeri loo Tirinayay

                    London 14.Nov 2014 (SDN/QJ)-Majalad kasoo Baxda Dalka Ruushka ayaa Baahisay warar sheegaya inay Haweenaydii Dalka Britain dhalatay ee Samantha Lewthwaite oo loo yaqaanay (Carmaladii Cadeyd), ay ku dhimatay Dagaallada dalka Ukrain ka socda. Samantha Lewthwaite oo 30-jir ah ayaa waxaa toogtay shiishyahan u dhashay Ruushka laba todobaad ka hor, iyadoo warbaahinta caalamka ay aad u…

                    Read More

                      NUSOJ in Partnership with Relief International Conduct Media Awareness Campaign in Mogadishu

                      Mogadishu November 13, 2014-The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) in partnership with Relief International organized Media Awareness Campaign program, held for 40 participants drawn from the Media, civil society, local universities, at Mogadishu’s Siyaad City Hotel on Thursday November 13, 2014. The one day event, which was supported by the European Union, was entitled…

                      Read More

                        Mudaharaad Maanta ka Dhacay Berbera iyo Sababaha Keenay DAAWO

                        Berbera 13.Nov 2014 (SDN/QJ)- Muddaharaad lagaga soo horjeedo Hawlgal ay dawladda Hoose ee magaalada Berbera ka samaysay Xaafadaha Daaroole iyo Barwaaqo oo ka mid ah Xaafadaha Qadiimiga ah, ayaa maanta ka dhacay magaaladaas, iyagoo dadweynaha muddaharaadayey diiddanaa hawlgalkaas oo ay ku cawdeen inuu caddaalad-darro lagula kacay yahay burburinta dawladda hoose ku hayso dhismayaashooda. Muddaharaadkaas iyo…

                        Read More

                          Denmark oo Ku Baaqday inay Joojisay Shirkii Dhaqaale Uruurinta Somalia

                          Copenhegan 13.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Denmark ayaa sheegtay inay joojisay shirkii New Deal ee ka dhici lahaa magaalada Copenhegan ee mudada labada maalin ah, kaasi oo looga hadlayay hiigsiga cusub ee Soomaaliya isla markaana ay ka soo qeyb geli lahaayeen dalalka beesha caalamka. Dowladda Denmark ayaa sheegtay in shirkaasi sababta loo hakiyay…

                          Read More

                            War Deg Deg ah: Gudoomiye Cirro oo Shacabka ugu Baaqay Inay u Hiiliyaan Golaha Wakiilada Maalinta Sabtida iyo Xukuumada oo Isbedelo hor leh qaaday +Maxay Wadaagaan Baarlamanka Somaliland iyo Somalia

                            Hargaysa 13.Nov 2014 (SDN/QJ)- Todobaad kadib markii uu furmi waayay Kalfadhigii Caadiga ahaa ee Golaha Wakiilada oo ku Mudaysnaa Sabtidii aynu soo dhaafnay kuna Tilmaameen Shirgudoonka Golaha Wakiiladu in la diyaarinayo Ajandihii Golaha Wakiilada oo Muran ka dhex aloosnaa ayaa waxaa soo baxaya Talaabooyin hor leh oo Xukuumadu u qaaday Sidii ay u fashilin lahayd…

                            Read More

                              Mudaharaad ka dhacay Degmada Yiroowe ee Goboka Togdheer.

                              Burco 13/11/2014(SDN/QJ)Mudaharaad Xoogan oo Taayiro lagu gubay ayaa maanta ka dhacay tuulada  Yiroowe oo dhinaca Koonfureed kaga Beegan Magaalada Burco isla markaana 18 kiiloo mitir u jirta Buroc,dadwaynaha mudaharaadayay ayaa laamiga magaaladaasi ku gubay taayiro isla markaana waxaa mudo saacado ah istaagay isu socodka gaadiidka isaga goosha dhinaca bari iyo Magaalada Burco,dadwaynaha degan magaalada Yiroowe…

                              Read More

                                Xukuumada Somaliland Iyo Dabinka Shirqool Halis Ku Ah Qabsoomida Doorashada Ku Hawlan Iyo Shirar Gaagr gaar Oo Ka Socda Aqalka Saylici

                                Hargeysa 13/11/2014(SDN/QJ)-Nuxurka Go’aamo Lagu Gaadhay Shir ka dhacay Guriga Madaxweyne Ku xigeenka -Kulankii wasiirada, xildhibaanada iyo Madaxweyne ku-xigeenka -Ajandihii wadahadalka iyo go’aankii la isla qaatay -Magacyada wasiiradda iyo Xildhibaanadda ka qaybgalay -Is khilaafka baaqii Madaxweynaha ee doorashada iyo qorshahan cusub -Maxaa kala gaadhay Badhasaabyada Saaxil iyo Sanaag Iyadoo loo balansan yahay Sabtida soo socota in Golaha…

                                Read More

                                  Gabadh Ka Tirsanayd Booliska Dalka Kenya Oo Qudha Iska Jartay

                                  Nairobi:Nov,13,2014(SDN/QJ)-Haweenay ka mid ahayd Ciidanka Booliska Dalka Kenya, ayaa qudha iska jartay, iyadoo aan wali si rasmi ah loo xaqiijin sababaha keenay dilkeeda. Gabadhan ayaa ka tirsanayd Ciidanka Booliska ee Ka Hawlgala Saldhigga Gilgil, waxana dhacdadani ay argagax ku ridday ciidankii kale ee ay wada shaqayn jireen. Haweenaydan ayaa la sheegay inay Dilkeeda ku fulisay…

                                  Read More

                                    Abwaan Xasan Ganey Oo Dalka Jarmalka Gaadhay Iyo Somalida Halkaas Ku Dhaqan Oo Safaf Dhaadheer Ugu Jirta Kulamo ay La Yeeshaan

                                    Berlin:Nov,13,2014(SDN/QJ)-Waxa Dalka Jarmalka Soo Gaadhay Abwaan Xasan Xaaji Cabdilaahi (xasan-ganey), kaas oo somalida dhexdeeda caan ka ah. Abwaanka oo Haatan xanuun dareemaya evaluation essay ayaa ka kicitimay Dalka Djibouti, waxana uu arrimo caafimaad ku beegsaday dalka uu haatan joogo ee Germany, iyadoo soomaalida Halkaas ku Nooli ay si weyn ugu xiiso qabaan sidii ay Kulamo…

                                    Read More

                                      Tirada dadka ku dhintay duqeymaha reer Galbeedka ee Ciraaq oo la shaaciyay

                                      London Nov 13,2014(SDN/QJ)-Duqeymaha duyuuradaha huwanta reer Galbeedka ka fuliyeen degaanada ay ka arimiyaan kooxda Daacish ayaa waxa ku dhintay dagaalyahano iyo dad rayid ah. Sidaa waxa magaalada London ku soo bandhigay koox u ololeysa isbedel siyaasadeed oo dalka Syiria ka dhaca oo la yiraahdo Syrian Observatory. Kooxdan ayaa shaacisay in dad tiradoodu tahay ay tahay 860 ruux ay…

                                      Read More