Horyaalka Horumarka: Aqalka Cad ee Mareykanka oo abaal marin aqoonsi ah guddoon siiyey Gabadh Soomaaliyeed(SAWIRO)
Washington Nov 12,2014(SDN/QJ)-Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa abaalmarin aqoonsi oo lagu magacaabay Horyaalka Horumarka (Champions of Change) gudoonsiiyey Khadra Maxamad oo deggan magaalada Columbus ee gobalka Ohio. Khadra waxay ka mid ahayd sagaal qof oo ka kala yimid bulshaweynta Maraykanka oo lagu marti qaaday Aqalka Cad si loo siiyo abaalmarintaas oo ka mid ah barnaamij…
