Ingiriiska Oo Qoraal Kasoo Saaray Khilaafka Hoggaanka Sare ee Somalida Ragaadiyey
London:Nov,13,2013(SDN/QJ)-Dawladda Waddanka Britain oo kamid ah Dawladaha sida dhaw ula socda Arrimaha Siyaasadda Somalia, ayaa ka hadashay Khilaafka haatan kala dhantaalay habsami u socodkii Dawladda Somalia, kuwaas oo salka ku Haya Khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’isal wasaarihiisa. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Arrimaha dibada iyo barwaaqo sooranka ee dowladda Britain ayaa lagu muujiyey Walaaca Britain…
