Webmaster

    Daawo:Gudoomiyaha Golaha wakilada somaliland C/raxman Ciro Oo Ka Hadlaaya Sababta Dib Loogu Dhigay Fadhiga Golaha Wakilada Oo Maanta Furmi Lahaa

    Hargeisa 8/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha golaha wakilada somaliland ayaa saaka ka hadlay  sababta dib  loogu dhigay  fadhiga golaha wakilada somaliland  oo maanta oo sabtiya  furmilahaa taasi  oo uu gudoomiyhu sheegay  inuu  lagu daray  afar casho  oo la  soo diyaarinayo  ajandaha fadhigasi  lagu  furayo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Ayaa Maanta Ka War Bixiyey Waxyaabihii U Qabsoomay Mudadii Ay Xilka Haysay Xukuumada Axmed Siiranyo Ee Uu Ka Midka Yahay

      Hargeisa 8/11/2014(SDN/QJ)Arrimihii uu xisbiga kulmiye ku ololeyn jirey ee Xukumaddiisii guuleysatayna fulisay iyo Qorshaha manta noo yaala mustaqbalka oo aan inshaallah Rajeynaayo in aan ku guleysan doono 1) Waxaanu dhibsan jirnay oo aan u ololayn jirnay Askari aan darajo lahayn . Darajadii waxaa lagu bixiyay 2 sanadood gudahood. 2) Waxaanu dhibsan jirnay oo aan u…

      Read More

        Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Xafiiskisa Ku Qaabilay Safiirka Dawlada Turkiga u Qaabilsan Arimaha somaliland Iyo somalia

        Hargeisa 8/11/2014(SDN?QJ)Madaxwayanaha Somaliland Ayaa Manta Xafiiskiisa Ku Qabilay Danjiraha Dawlada Turkiga U Qaabilsan Somaliya Iyo Sopmaliland Oo Manta Soo Gaadhey Magaalada Hargeisa,Kulankan Ay Madaxwaynaha Somaliland La Qaatay Waftiga Uu Hogaaminayay Danjiraha Turkga U Qaabilsan Somaliya Ayaa Waxa Ku Wehelinayay Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Qaar Ka Tirsan Golaha Wasiirada,Kulankaas Oo Mudo Saacad A Qaatay Ka…

        Read More

          Fadhigii Golaha Wakilada Oo Maanta Furmi lahaa Mudo Todobaadana lagu Daray Taasi Oo U Muuqata Inan Ilaa Iyo hada Xal Laga Gaadhin Khilaafkii Xeer Ee Golaha Wakilada

          Hargeisa 8/11/2014(SDN/QJ)Fadhigii Golaha wakilada somaliland  oo maaanta  oo maanta dib u furmi lahaa ayaa mudo todobada  lagu  daray  taasi  oo loo malaynayo inuu  fasaxasi inuu  ku  sal leyahay   khilaafkii ka tagnaa xeerkii loo gudbiyey  golaha guurtida somaliland oo xildhibanada kulmiye  sheegayen inuu gudoomiyahu wax  ka badalay iyadoo dhanka kalena  ee xildhibanada wadina ay shegen…

          Read More

            Kulankii Baarlamaanka Soomaliya Yeelan Lahaayen Oo Maanta Baaqday iyo Dadaallo Mooshin Baajin ah Oo ka Socda Baarlanka Dhexdiisa

            Muqdisho 8/11/2014(SDN/QJ)Kulankii baarlamaanka Somalia ee maanta ayaa dib u dhacay, iyadoo guddoonka baarlamaanku uu dadaal weyn ugu jiro sidii kala qaybsanaanta xildhibaannada golaha baarlamaanka ee ka dhalatay mooshinka ra’iisul wasaaraha Somalia laga keenay loo xallin lahaa. Mooshinka laga keenay guddoonka ayaan weli gacanta loo gelin guddoonka baarlamaanka  haddana waxaa socda dadaallo kala duwan oo lagu…

            Read More

              Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland oo wax lala yaabo ku tilmaamay in Xukuumada iyadu is xisaabiso

              Garoowe Nov 08,2014(SDN/QJ)-Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland ayaa war ay saxaafada u qeybiyeen waxa ay ku dhaliileen hadal dhawaan uu maamul goboleedku ku sheegay in ay iyagi isla xisaabtami doonaan, Gollaha ayaa hadalkoodu sidan ahaa: Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland, GMCP, waxay ka jawaab celineysaa QODOBO lagu soo qaadey warsaxaafadeedkii lanbarkiisu ahaa XF/0035/2014 isla markaana…

              Read More

                Go’aanka Wasaarada Warfaafinta Ee Ah Suxufigu Liisan Ha Qaato Waxa Ay Ku Tusaysaa Qardojeexa Iyo Indho La’aanta Wasiirka

                Sida aan ka arkeynay warbaahinta kala duwan wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland md. Cukise waxa uu shaaciyay in suxufi kasta oo wadani ah oo ka howlgala warbaahinta dalka iyo tan dibadaba uu wasaaradiisa weydiisan doono liisan. Si uu fasax ugu helo mihnadiisa.   Amuurtan ayaa ah mid amakaag iyo anfariir ku noqotay dadweynihii daawanayay. Kadib markii…

                Read More

                  Banka Qoolcaday iyo Dhibaatada ka Taagan

                  Maqaalkan waxaan doonayaa in aan kaga hadlo Mashruuca Seeraha ee Dowladu doonayso in ay ka hirgaliso Banka Qoolcaday ee dadkii deegaankuna ka soo horjeedaan. Horta Mashruuca ujeedada laga leeyahay waa maxay, maxuuse faa’iido iyo khasaare u yeelan karaa degaanka iyo dalkaba. Sida ku cad Project Proposal-ka Mashruuca Ujeedada Mashruuca : Mashruucu waxaa weeyaan in Banka…

                  Read More

                    Dallada Ardayda kabaxday Macaahida Shareecada lagu Barto ee Soomaaliya oo Kulankii Billaha ahaa ee Koowaad la yeelatay Ardayda kabaxday Machadka Ibnu-xajar

                    Gaalkacyo Nov 08,2014(SDN/QJ)-Kulankaani oo ay soo qaban qaabisay Dallada Ardayda kabaxday Macaahida Shareecada lagu barto ee Soomaaliya Ujeedadiisuna ay ahayd sidii loola xisaabtami lahaa Dallada Ardayda kabaxday Machadka Ibnu-xajar warbixinna looga dhagaysan lahaa Hawlihii iyo waxyaabihii ugu danbeeyay ee ay qabteen.   Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Dallada Dr.Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf (Diiko)…

                    Read More

                      Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

                      Mogadishu, 08 November 2014(SDN/QJ) – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey Waxqabadka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; horumarka Howlgalka Badweynta Hindiya, Meelmarinta Xisaab Xirka Miisaaniyadda 2013 & Heshiiska Difaaca ee Somalia iyo Talyaaniga, Dhowrista Xaquuqda Aadanaha, Dayactirka Garoomada Diyaaradaha ee Dalka,…

                      Read More

                        Jilayaal Soomaaliyeed Oo Kasoo Muuqday Film Kasoo Baxay Xarunta Hollywood

                        Santiego:Nov,08,2014(SDN/QJ)-Goobaha Shineemooyinka ee dalka Maraykanka, waxa Toddobaadkii ugu dambeeyey lagu arkayey Film xiiso badan oo ay Metelayaal Jilayaal soomaaliyeed, kaas oo diirrada lagu saarayey dhibka haysta Da’yarta Soomaaliyeed. Film-kan, ayaa waxa lagu soo bandhigayey sida dhalliyarada somaliyeed maskaxdooda loo geliyey arrimaha Budhcad-badeedda, afduubka ajaanibka iyo waliba arrimo kale oo Halis ku ah Noloshooda  iyo mustaqbalkooda….

                        Read More

                          Mudane Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Oo Ku Gooddiyey Inay Mooshin Ka Keeni Doonaan Dhaqannada Wasiir Waran-cadde iyo Taliye Fadal Bulshada Ku Hayaan

                          Berbera:Nov,08,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Faarax qabille oo Ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka somaliland, isla-markaana Gobolka Saaxil laga soo doorto, ayaa ku gooddiyey inuu keeni doono Mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiir-ku-xigeenka Amniga iyo Taliyaha Ciidanka Boliska somalilnad oo dhibaatooyin ka dhan ah Xildhibaano dhawaan ka Fuliyey Berbera. Xildhibaan Qabille oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Berbera oo…

                          Read More

                            Kala-fadhigii Wakiillada Somaliland Oo Maanta Dib U Furmaya Xilli Goluhu Kala Qaybsan Yahay iyo Xukuumadda Oo Il Gaar ah Ku Eegaysa

                            Hargeysa:Nov,08,2014(SDN/QJ)-Waxa Maanta ku Beegan Maalintii loo ballansanaa in dib loo furo Kalfadhiga Golaha Wakiillada somaliland oo Khilaaf Ba’ani soo kala dhex galay intii ay fasaxaas ku jireen. Fadhiga ugu horreeya oo maanta loo  ballansan yahay inuu qabsoomo, ayaa waxa horyaalla Qoddoba si xoogan loogu muransan yahay, waxana Mudanayaasha Muxaafidka ah oo aqlabiyadda iska lihi doonayaan…

                            Read More

                              Nadad-sugidda Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Mulkiile Gaadhigiisa Waxyaabaha Qarxa Lagu Rakibay

                              Muqdisho:Nov,-8,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka ee Degmada Xamarweyne, ayaa xabsiga dhigay  Mulkiilaha iska lahaa Gaadhi waxyaabaha qarxa si qarsoodi ah loogu soo xidhay iyo Wiil u maydhayey oo isagu aaladahan ku arkay Baabuurka Ka Hor intii aanay qarxin. Sida uu xaqiijiyay gudoomiyaha degmada Xamarweyne Cabdulqaadir, ciidamada amaanka ayaa labada ninba xabsiga dhigay kadib markii ay qarxeen walxihii gaadhiga…

                              Read More

                                Akhri Beelaha Ay Kasoo Jeedaan Mudanayaasha Ku Dheggan Mooshinka Ka Dhanka ah Ra’isal Wasaaraha iyo Tirada Wasiirrada ah ee Ku Raacsan

                                Muqdisho:Nov,08,2014(SDN/QJ)-Buuqa ka dhex taagan Madaxweynaha Somalia iyo Ra’isal wasaarihiisa, ayaa waxa dab kusii shidaya Xubno ka tirsan Aqalka Baarlamaanka Somalia, iyadoo haatan xaaladdu meel qadhaadh marayso. Inkastoo Ethiopia isku dayeyso inay Khilaafka Dejiso, haddana waxa jira Xildhibaano heegan ugu jira  sidii Ra’isal wasaaraha Meesha looga saaril  lahaa, isla-markaana diyaar u ah inay codkooda meesha kaga…

                                Read More

                                  Xisbiga UCID “Wasaaradda Duulista Waxa Laga Dhisay Meel Ku Habboon”

                                  Hargeysa Nov 08,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha xiriirka Gobolada iyo Degmooyinka ee xisbiga UCID Md Cabdiqani Ibraahim Salaf (Kabtanka) ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeeray Siciid Sulub oo ka tirsan xisbiga Wadani. Siciid Sulub ayaa dhawaan dhaliilay goaankii wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland uu xarunta wasaaradaasi uGu soo wareejiyay degaanka Koonfurta Hargeysa. Wasiirkii hore ee Hawlaha…

                                  Read More

                                    Daawo:Maamulaha Shirkada Indhodero Mustafe Cabdi Cawad Oo Ka Hadlay Khilaafka U dhaxeya Shirkada Indhodero Iyo Qaar Ka Mida Ganacsada Berbera

                                    Hargeisa 7/11/2014(SDN/QJ)maamulaha shirkada indho dero  mustafe cabdi cawad   ayaa maanta ka hadlay khilaafka ka taagan  magaalada berbera oo maamlihiin ugu danbeyey  uu tagnaa khilaf  gaadhay  in la isku hub urursasdo https://www.youtube.com/watch?v=D6fExt2Uk9E&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com  

                                    Read More

                                      Scandal’s of Minister A Baile, Minister of Foreign Affairs of Somalia

                                      WARQAD FURAN OO KU SOCO Ku: Madaxweynaha JFS Ku: Ra’iisalWasaaraha JFS, Ku: Guddiyada ArrimahaDibedda iyo Maaliyadda ee GolahaShacabka, Ku: Hantidhawrka Guud ee JFS. Ku: Wasaaradda Maaliyadda Ku:   Waxgaradka iyo Shacbiga Somaliyeed meel ay joogaanba Ujeeddo:  MUSUQMAASA IYO MAS’UULIYAD XUMO AAN HORE LOO ARAG OO KA SOCOTA WASAARADDA ARRIMAHA DEBEDDA EE SOMALIYA (BARO WASIIR BAYLE BOGGIISA…

                                      Read More