Webmaster

    Daawo: Masuuliyinta Shirkada Indhodeero Oo Maanta Ka Hadlay Khilaafka Ka Taagna Magalada Berbera Ee U dhaxeyey Shirkada Indhodero Iyo Ganacsato Rer Berbera

    Hargeisa 7/11/2014(SDN/QJ) musuuliyiinta macjarka indhodero  iyo ganacsade  al yasir oo ah  ganacsade  caraba oo ay wada shaqayn leeyihiin ayaa maanta galinkii danbe shir jaraa id oo ay ku qabten magalada hargeisa kaga hadlay khilaafka ba,an ee  maalmihii ugu danbeyey  ka taagna  magalada berbera oo u dhaxeyey indhadero  iyo ganacsato  rer  berbera ah https://www.youtube.com/watch?v=hUvXG5QFjNk Hargeisa SDN/QJ…

    Read More

      Uganda Army Suspends 15 for Somalia Allegations

      Uganda’s military has suspended 15 soldiers who were peacekeepers in Somalia over various allegations of misconduct, a military spokesman said Thursday. The suspended soldiers include two generals who were deployed to Somalia as part of the African Union force there. He said the action was part of what he called “a general performance assessment” of…

      Read More

        DAAWO:Maanso Difaaca Diinta Abwaan Mohamed Abdullahi Abubakar ‘Dhaaley’

        Muqdisho Nov 07,2014(SDN/QJ)-Iyadoo ay soo kordhayaan dadka Soomaaliyeed ee inta ay ka bexeen Diintoodii Islaamka ahayd hadana dagaal aan kala joogsi lahayn ku haya Diinta oo maalin kasta Muuqaalo ceebeynaya Diinta kusoo faafiya Baraha Xiriirka Bulshada, ayaa waxaa farriin dadkaas loogu jawaabayo oo Suugaan ah diray Wariye iyo Qoraa Dhalinyar oo Soomaaliyeed, kaasoo magaciisa la…

        Read More

          Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed Oo Muuse Biixi U Jawaabay Sidoo Kalena Xukumada Ugu Baaqay Inay xoriyadooda U Soo Celiso

          Hargeisa 7/11/2014(SDN/QJ) Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa gashaanka ku dhuftay Guddida Anshax ee Wasiirka wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyi Gelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa sheegay in xukuumadu u samanayso saxaafadda madaxa banaan lana diiwaan gelin doono xarumaha warbaahineed, cashuurna laga qaadi doono. Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md.Axmed Mu’min Seed,…

          Read More

            Jawaab Maqaalkii Waa Kuma Musharaxa Xisbigga UCID?

            Marka hore salaan bahda saxaafadda; waxaan jecelahay inaan ka jawaabo maqaal uu qoray nin magaciisu ahaa; Mohamed Haji mohamoud oo sheegtay inuu yahay political science and research analyst. Nuxurkii maqaalkiisuna wuxuu ahaa shaki ayaa ku jira musharaxnimadda Jamaal Cali Xuseen maadaama aanay shirweyne ansaxin, oo wixiisuba ay yihiin heshiis ay gaadheen isaga iyo Faysal Cali Waraabe. Walaalkay…

            Read More

              Ethiopia Oo Xal U Heshay Khilaafkii Madaxda Soomaaliyeed Ragaadiyey

              Addis Ababa:Nov,07,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Addis Ababa, ayaa la sheegayaa inay heshay xalka Khilaafka dhexyaalla Madaxweyne Xasan sheikh iyo Ra’isal wasaarihiisa. Sida ay sheegayaan warar hoose oo lagu kalsoon yahay, waxa Madaxweynaha Somalia oo Haatan safar kedis ah ku jooga Addisa ababa lagu qanciyey inuu Hoos u dhigo Khilaafka, isla-markaana ay lagama maarmaan u tahay inuu tanaasul degdeg…

              Read More

                Jawaari Oo Ganafka Ku Dhuftay Mooshinka Ka Dhanka ah Ra’isal wasaaraha

                Muqdisho:Nov,-7,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helay Xildhibaanada kasoo horjeeda Ra’isal wasaare Cabdiweli ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Barlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaaari aanu raalli ka ahayn in xilliga la keeno Mooshin ka dhan xukuumada Jirta, taas Beddelkeena xal kale la raadiyo. Guddoomiye Jawaari oo haatan ah Ku-simaha Madaxweynaha, ayaa la sheegay inuu si weyn uga cago-jiidayo mooshinkaas, waxana uu…

                Read More

                  Askarigii Dilay Usama Bin Laden Oo Noqday Nin Khaarajiyey Dhallinyaro Soomaaliyeed, Sharraxaadna ka Bixiyey Qaabkii Dilka Ben Laden

                  New York:Nov,07,2014(SDN/QJ)-Wargeyska Waddanka Ingiriiska kasoo baxo ee Daily Mail, ayaa markii ugu horraysay soo bandhigay Magaca Askarigii geystay dilka Hoggaamiyihii dunida loogu doonista Badnaa ee Usama Ben Laden. Wargeyska ayaa Magaca Askarigaas ku sheegay Rob O’Neill, kaas oo 38-jir ah kana tirsan ciidamada gaarka ah ee Mareykana ee loo yaqaan Navy Seals. Ninkan oo ka…

                  Read More

                    “Anigu qaab qaran baan u hadlay, Laakiin in la reereeyo oo wasiirradu ay reeraha dhaqdhaqaajiyaan oo si beelaysan la iskugu jawaabo ma aha….”Siciid Sulub

                    Hargeysa:Nov,07,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta somaliland Siciid Sulub Maxamed, ayaa jawaab cad ka Bixiyey Hadallo uu hore ugu duray Wasiirka Duulista somaliland oo Madax-dhaqameed warbaahints Dawladda soo dhexmaray si kale u turjumeen. Siciid Sulub oo Haatan xubin muhiim ah ka ah Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in hadalkiisu aanu ahayn mid naxli…

                    Read More

                      “Shacabka guryaha Dawladda Ku Jira waxanu leenahay xukuumaddan xamaamta sii urursanaysa ee safarka ku jirta lacagna ha iska siinina, guryahaasna haka bixina…..”Xildhibaan Buubaa.

                      Hargeysa:Nov,07,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa Ka Hadlay Hanti-boobka ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Hayso Dhulka Danta Guud oo Maalmahan Xukuumaddu weerar ku qaadday. Xildhibaan Buubaa oo Warbaahinta la Hadlay ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in Hantidii qaranka si gaar ah loogu takrifalo, isla-markaana cid gaar ah oo dano rakhiis ah laga…

                      Read More

                        “Warkaa Muuse Maaha War Jira,Waxaanan Leeyahay Saaxiib Dee Basha Biyo Iskaga Dar,” Gudoomiye Cirro oo Beeniyay Hadal Gudoomiyaha Kulmiye hore u sheegay

                        Hargeysa 07.Nov 2014 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland sida oo kalena ah guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal dhawaan uu warbaahinta mariyey guddoomiyaha Xisbiga Muxaafadka ah KULMIYE Md:Muuse Biixi Cabdi oo sheegay in uu guddoomiye Cirro uu ku bogaadinaayo sixitaan uu sheegay in uu…

                        Read More

                          Doorashooyin laga Warwar qabo Qabsoomidooda iyo Korodhka Murashixiin u Taagan Golaha Cusub ee Wakiilada FAALADA SHABAKADA.

                          Hargaysa 07.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Walaac xoogan laga qabaa qabsoomida doorashooyinka is barkan ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada oo ku mudaysan badhtamaha Sannadka soo socda ee 2015, Waxaa ilaa iminka lagu muransan yahay Xeerka Kaabista iyo Wax ka bedelka lagu sameeyay ee Codbixiyeyaasha kaas oo dhex heehaabaya Shirgudoonada labada gole ee Sharci dejinta “Guurtida iyo…

                          Read More