Webmaster

    Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland oo Xukun Dil ah ku riday Gacan ku dhiiglihii Dilka ku fuliyay Taliyaha Booliska ee Arabsiyo

    Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)- Maxkamada darajada kowaad ee ciidamada qalabka sida ee jamhuuryada Somaliland ayaa Goor dhawayd Waxay  Xukun Dil ah ku  Riday gacan ku dhiigle Mawliid Maxamed Suudi oo si badheedh ah maalintii shalay u dilay taliyihii Ciidanka booliska ee dagmada arabsiyo Marxuum Cabdi Ismaaciil Xaaji cali oo ku magac dheeraa cabdi case kadib…

    Read More

      Dawladda Switzerland oo Laba Milyan oo Doollar ku kordhisay Dhaqaalaha ay Somaliland ku taageeri jirtay

      Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)-Wefti ka socda dawladda Switzerland oo uu hoggaaminayo Xoghayaha arrimaha dibedda dalkaas, ayaa maanta booqasho shaqo ku yimi magaalada Hargeysa ee xarunta dalka, waxaanay kulan la yeesheen Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirro Xukuumaddiisa ka tirsan, iyagoo ballan-qaaday inay Lacag laba Milyan oo Doollar dhan ku kordhiyeen caawimooyinka ay hore Somaliland ugu taageeri jireen….

      Read More

        Aas Qaran oo loo Sameeyay Taliyihii la Dilay ee Degmada Arabsiyo iyo Madaxda Sare ee Qaranka oo Meel adag iska taagay Dilka Taliyaha DAAWO

        Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)- Alle ha u Naxariistee Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Aas Qaran loogu Sameeyay Taliyihii Ciiidanka Booliska ee Degmada Arabsiyo Marxuun Cabdi Cade oo u Geeriyooday rasaas uu ku furay Mid ka Mid ah Askarta uu Maamulayay . Madaxweyen Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil,Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska,Shirgudoonka Golaha Wakiilada,…

        Read More

          War Saxaafadeed : Somaliland Iyo Itoobiya Oo ka Wadahadlay iskaashiga labada dawladood ee dhinacyada Duulimaadyada, Nabadda, iyo deggenaanshiiyaha Gobolka

          Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)-  Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga dalka Itoobiya ayaa kulan la yeeshay Wasiiru dawlaha arrimaha dibadda dawladda Fadaraalka Itoobiya Ambassador Berhane Gebre-Christos. kulankaasi ayey labada Wasiir kaga wada hadleen xidhiidhka iskaashi ee labada dawladood iyo sidii sare loogu qaadi lahaa…

          Read More

            Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Dawlada ku Naqdiyay Hanaanka Xulista Komiishanka Cusub DAAWO

            Hargaysa 01.Oct 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa Xukuumadda Somaliland u dhaliilay qaabka ay xulayso Xubnaha cusub ee Komishanka doorashooyinka qaranka. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu Golaha Guurtida Somaliland ku eedeeyey inay ka shaqaynayaan wax aan shaqadooda ku jirin, isla markaana ay dano u gaar ah isha ku…

            Read More

              Halkan Ka Daawo:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka War Bixinaya U Jeedada Waftiga Swesarland U Yimaaden

              Hargeisa 1/oc/2014(SDN/QJ)Wasiirka arimaha dibada somaliland  ayaa  manta soo dhaweyey wafti  ka socday dalka swesarland isagoo wasiirku  ka warbixiyey  ujeedaga waftigani  u soo gadhen  hargeisa  isagoo  wasiirku ka warbixiyey  waxyaabaha ay  ka codsaden  inay somaliland ka caawiyan Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Halkan Ka Daawo:Wasiirka Wasaarada Deegaanka Somaliland Shugri Ismacil Oo Ka Hadashay Dad Lagu Qabtay Ka Ganacsiga Ugadha Ilaahay Dalkena Ku Manaystay

                Hargeisa 1/oc/2014 (SDN/QJ)Wasiirka Wasaarada deeganka iyo  hurumarinta somaliland shugri ismacil bandare ayaa si  adag  uga hadashayka ugadhsiga duurjoogta  somaililand  iyado sheegtay  in  gobalada galbeed  si  aada looga dhoofiyo  duurjoogta  gaar  ahaan  boorama ayna waxii imika ka danbeeya  isha ku  hayn doonan dadka ka ganacsada Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

                Read More

                  Wasaaradda waxbarasha​da oo imtixaanta​y 200 macallin

                  Muqdishu Oct 01,2014(SDN/QJ)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta imtixaan ka qaadday 200 macallin oo la doonayo inay qeyb ka noqdaan mashruuca ‘Aada Dugsiyada’ ee ay dowladdu ku dhawaaqday sanadkii hore. Imtixaanka waxaa lagu qabtay Dugsiga Macallin Jaamac ee degmada Xamarweyne. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda Xaamud Cali Xasan ayaa…

                  Read More

                    Dagaallo Aan Waxba La Isula Hadhin Oo Xalay Ka Dhacay Deegaano Ku Yaalla Gobolka Sh/Hoose

                    Katan-laas:Oct,01,2014(SDN/QJ)-Dagaal xooggan ayaa habeenkii xalay ahaa Deegaanka Kabtan-laas ee Gobolka Shabeelaha Hoose ku dhex maray Xoogagga Al-shabaab iyo Ciidamo katirsan  kuwa AMISOM, waxana la sheegayaa inuu keenay Khasaare laxaad leh. Kabtan Laas waxay ku taal inta u dhaxeysa deegaanada Shalambood iyo Golweyn, waxaana fadhiisimo ku leh Ciidamada Amisom, kuwaa oo muddooyinkii ugu dambeysay saldhigtay deegaankaasi,…

                    Read More

                      Ehelka Dhalay Haweenaydii Dhawaan Weerartay Kooxda Daacish Oo Cambaareeyey Tallaabada Gabadhoodu Qaaday

                      Dubai:Oct,01,2014(SDN/QJ)-Ehelka Dhaw ee Haweenaydii dhawaan Weerarka ku qaadday Xarumo Kooxda Daacish ku lahaayeen Dalalka ciraaq iyo Syria, ayaa cambaareeyey Weerarka Haweenaydani ku lug yeelatay. Haweenaydan oo magaceeda lagu sheegay  Major Maryan Al-Mansuuri, ayaa wade ka ahayd diyaar dagaal oo weerartay kooxda Daacish, waxana warkeeda si weyn u ammaanayey Warbaahinta iyo madaxda kala duwan ee reer…

                      Read More

                        Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo soo xiray Aqoon-siweydaarsi loo qabtay Saamileyda Barnaamijka Heshiiska Cusub

                        Muqdisho Oct 01 2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo xiray aqoon-isweydaarsi saddexd maalmood ahaa oo magaalada Muqdisho loogu qabtay saamileyda barnaamijka Heshiiska Cusub ee heer gobol ilaa heer qaran. Aqoon-isweydaarsigani ayaa waxaa ka soo qaybgalay 180 qof oo ka socday Maamul Goboleedyada, Maamulada Gobolada, xubno ka socday bulshadas rayidka…

                        Read More

                          Dad La Ildaran Xanuunka Ebola Oo Lagu Arkay Dalka Maraykanka

                          Dalas:Oct,01,2014(SDN/QJ)-Caasimadda Gobolka Texas ee Dallas, ayaa lagu arkay Qofkii ugu horreeyey ee Maraykan ah ee La Tiicaya Xannuunka Afrikada Galbeed Ka Dillaacay ee Ebola, kaas oo astaamaha cudurka lagu arkay xilli uu ku sugnaa Gudaha Dalka Maraykanka. Mas’uuliyiin ka tirsan isbitaalka Texas Health Presbyterian Hospital ayaa sheegay in qof aan la shaacin magaciisa lagu hayo…

                          Read More

                            Missing Bristol girl, 15, ‘may be heading to Syria’

                            A missing teenage girl from Bristol may be attempting to get to Syria, police have said. Detectives have been tracing the 15-year-old’s movements from the moment she left her Easton home to her arrival in Istanbul, Turkey. Assistant Chief Constable Louisa Rolfe said there were indications the girl “may have been radicalised”. “Our priority is…

                            Read More

                              Somali American to Be Sentenced in Terror Case

                              A  Somali American is scheduled to be sentenced Wednesday for attempting to detonate a weapon of mass destruction four years ago in Portland’s downtown square. Mohamed Mohamud, 23, could get life in prison, but government prosecutors recommend a sentence of 40 years behind bars. Mohamud’s attorneys want a term of no more than 10 years….

                              Read More

                                Terrorists talk nation-building to young recruits

                                MINNEAPOLIS — Terrorist recruiters in Iraq and Syria are targeting young Muslim men and women in Minnesota. It’s a situation that echoes earlier attempts to radicalize Minnesota youths, but the methods now are more sophisticated. Eight years ago, the militant group al-Shabab lured some in the Twin Cities with talk of rebuilding Somalia. Its recruiting,…

                                Read More

                                  Xasan Oo Hoggaaminaya Masuuliyiin Somaliyeed Oo Sanadkan Xajka Gudanaysa

                                  Maka:Oct,01,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo saraakiil sare oo xukuumaddiisa katirsan ayaa  kamid noqday  Xujaajta Sanadkan Gudanaysa Waajibaadka Xajka. Madaxweyne Xasan  iyo Waftiga uu Hoggaaminayo oo dalka Sucuudiga ku tegay Casuumad ay heleen, ayaa  Go’aansaday inay Xajka Gutaan, maadaama xilli Muslimiin Badani ay waajibaadkaas Gudanayso ay casuumad ka Heleen Boqortooyada Sucuudiga. Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka Diyaarada…

                                  Read More

                                    Wardegdega;Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka UCID oo laga horjoogsaday Gobolka Gabiley si ay ugu soo dhaweyaan tagerayaal cusub iyo qoraalkii oo nuqul na soo gadhay iyo xisbiga ucid oo canbaryey

                                    Hargaysa 1Oct14(SDN/QJ) Gudoomiyaha Golaha Deeganka Degmada Gabiley Shuceyb Maxamed Muuse ayaa joojiyey xaflad tageerayaal xisbiga ucid lagu soo dhawaynay qoralkan oo nuqul ka mida soo gadhay shabakada qurbejoog oo uu soo gadhsiyiey xoghayaha warfaafina yusuf kayse ayaa u qorna sida tan. Ujeedo/Canbaareyn Iyo Shaci_Jabin Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka UCID Waxaa Soo Gaadhey Warqad Sharci_Jabin Ah Oo Uu…

                                    Read More

                                      Halkan Ka Daawo :Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Tacsi U Diray Geeridii Taliyihii Saldhiga Degmada Arabsiyo Oo Galabta Ku Geeriyoday Cistitaalka Guud Ee Hargeisa

                                      Hargeisa 30/9/2014(SDN/QJ) taliyaha ciidnak bilayska somaliland c/laahi fadal  iiman  wasiirka caafimaadka xaglo toosiye  iyo wasiro  yaa galabta  ka hadlay  geeridii  ale ha u naxariistee taliyihii saldhiga arabsiyo  oo saaka arkari  ka mida saldhiga arbsiyo  ku toogtay  maxkada gabilay  uu galabta ku geriyday  cisbitaalka guud e hargeisa Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.con Concat@somalidiasporanews.com

                                      Read More

                                        Halkan Ka Daawo:Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Muquurtay Su,aal Ay Saxaafadu Ka Waydiisay Sababta Uu Uga Hadli waayo Arihama Gobalada Bari Iyo Qadiyada Somaliland

                                        Hargeisa 30/9/2014(SDN/QJ)Wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka cirka  somaliland ayaa ka muuquurtay  su,aal  ay  saaka saxaafadu waydiisay  xili  ay  kulan la qaaten  gudida hawlaha guud iyo  hantida qaranka golaha wakiilada somalinad Hargeisa SDN/QJ MaxamedQurejog.com Conacat@Somalidiasporanews.com

                                        Read More

                                          Taliyihii Saldhiga Booliska ee Arabsiyo oo u Geeriyooday Dhaawicii ka soo Gaadhay Toogasho askari uu Xukumayay kula Kacay iyo Madaxweyne Siilaanyo oo Si adag uga hadlay

                                          Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Ciidanka Booliska Somaliland, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee  uu ka baxay Taliyihii saldhiga Booliska ee Degmada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley, Marxuum Cabdi Cismaan Xaaji Cali (Cabdi-case) oo u geeriyooday togasho uu u geystay askari  ka mida…

                                          Read More