Ra’isal wasaaraha Chine Oo Ku Dhawaaqay inuu Qayb Ka Qaadan Doono Dib u Celinta Qaxootiga Soomaliyeed ee Kenya ku Sugan
Bejing:May,11,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha Dalka Chine oo Haatan Booqasho ku jooga Dalka Kenya, ayaa sheegay inuu Gacan ka geysan doono Sidii loo celin lahaa dadka soomaalida ah eek u dhaqan xeryaha qaxootiga ee ku yaalla Kenya. Ra’iisul wasaaraha oo hadalkan jeediyey kadib markii uu la kulmay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa sheegay in dowlada China ay diyaar…
