Uncategorized

DAAWO:Musharaxa Madaxweyne Ku-xigeenka Ucid Oo Dhaliilay Xukumada Somaliland

Kampala Jan 28,2014(SDN)-Musharaxa Madaxweyne ku-xigeenka xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa dhaliilo culus u jeediyay xukuumada Somaliland.

Musharaxu waxa kale oo uu hambalyo u diray siyaasiyiin dhawaan ku soo biiray xisbiga UCID,DAAWO.