Webmaster

    Kenya: Trail of Westgate Mall Attack Begins

    Nairobi, 15 Jan 2014 (SDN) –Dozens of foreign fighters have defected from the Al Qaeda-linked militant group in Somalia due to internal disputes, and many of those men have moved into Kenya, a security official said. Since early last year Kenyan security officials have observed movements by people suspected of being part of al-Shabab in…

    Read More

      Al Arabiya Airline to Start Somaliland Flights

      Dubai, 15 Jan 2014 (SDN) –Sharjah based Al Arabiya Airline will launch operations in Somaliland after signing a deal with Somaliland government. The Minister of Civil Aviation and Air Transport Hon Mahmoud Hashi Abdi and the Minister of Commerce and International Investment Dr. Mohamed Abdullah Omer have during a working trip to the UAE concluded…

      Read More

        Shabakada Qurbejoog.com ka Daawo Ergadii Somaliland ee Wada hadalada oo soo Gaadhay Magaalada Istanbul

        Istanbul 15.Jan 2014 (SDN)- Weftigii Somaliland u Matalayay Wada Hadalada u dhexeeya iyaga iyo Somalia ayaa Maanta Gaadhay Magaalada Istanbul ee Wadanka Turkiga. Weftigan oo Xalay Ka Soo Kicitimay Xarunta Waddanka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sii Maray dalka Masar Waxaana la filayaa in Beri oo Khamiis ah uu Bilaabmo Wada hadalada labada dal. Istanbul…

        Read More

          “Waxaa Nasiib Daro ah In Xukuumada Siilaanyo ay u qalab qaadatay in ay burburiso xisbiga UCID oo ay faragalin qaawan ku hayso,Hantidii umaddana u adeegsanayso” Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani

          Hargaysa 15.Jan 2014 (SDN)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa shirjaraa’id oo uu ku qabtay xarutiisa magaalada Haragsa ayaa waxaa uu kaga hadlay xaaladda uu dalku maanta maarayo gaar ahaan  siyaasada arrimaha dibadda ee xukuumada Siilaanyo, Biyo la’aanta Hargeysa Iyo Farogalinta ay xukuumaddu ku hayso Xisbiga kale ee mucaaridka ah ee UCID. Waxayna si xoggan…

          Read More

            Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid oo Dhawaq dheer Shacabka Ku Guubaabiyay In Hogaan Xumida Xukuumada Siilaanyo dalka laga Badbaadiyo

            Hargaysa 15.Jan 2014 (SDN)- “ Waxa uu Xisbiga UCID ugu baaqayaa Umadda reer Somaliland in laga badbaadiyo Qaranka Somaliland hoggaan Xumidda Siilaanyo sidii looga badbaadiyay Hoggaanii SNM.” Sidaas waxa lagu yidhi warsaxaafadeed uu shalay Hargeysa ka soo saaray Xisbiga UCID, kaas oo uu ku saxeexanyahay ku-xigeenka xoghayaha guud ee xisbiga UCID Mr. Cabdinaasir Yuusuf Cismaan…

            Read More

              Wasiirka Wasaarada Caafimaadka oo Kormeer Shaqo ku Gaala Bixinaya Gobolada Awdal iyo Salal

              Boorama 15.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka ee JSL Md Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo toosiye) iyo wefti caafimaad oo uu hogaaminayo oo mudooyinkii u dambeeyey socdaal shaqo ku joogay Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa maanta maray deegaano ka mid ah gobolkaasi iyadoo dadweynaha deegaanadaasi ay si weyn u soo dhoweeyeen wasiirka iyo mas’uuliyiinta kale ee wehelisa….

              Read More

                Madaxweynaha Punt land oo Shacabkiisa ka Dalbaday inay Talo ka soo Siiyaan Wasiirada uu Magacaabayo

                Garowe 15.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay in wasiirrada maamulka uu soo dhisi doono uu ku soo xuli doono aqoon, isla markaana aysan jirin cid gaar ah ama shakhsiyaad qabiil lagu soo xuli doono. Cabdiweli ayaa u soo jeediyay qeybaha bulshada in ay ku soo wargeliyaan shakhsiga ay aamisan yihiin…

                Read More

                  Madaxweynaha Somalia oo Waraaqihii aqoonsi ka Gudoomay Safiirka Faransiiska iyo Ra’isal Wasaaraha oo Qaabilay

                  Muqdisho 15.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka dowladda France u qaabilsan dalka Soomaaliya, Remi Marechaux. Wasiirka arrimaha dibadda ee xilkeedu sii dhammaanayo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa goob-joog ahayd kulanka uu madaxweyne Xasan waraaqaha uga guddoomay safiirka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Remi Marechaux ayaa…

                  Read More

                    Wafdiga Dawladda U Metelaya Wadahadallada Dawladda Federaalka iyo Somaliland Oo Saaka Ka Ambabaxay Muqdisho

                    Muqdisho 15Jan14(SDN) Wafdi ka socda dowlada Federaalka Soomaaliya oo ka qeybgalaya  wada hadallada u dhaxeeya Dowlada Federaalka iyo Somaliland ayaa saaka ka ambabaxy Muqdisho. Xildhibaan Cabdi Samad oo ka mid ah wafdigaasi oo la hadlay qurbejoog wax yar ka hor inta aysan ka ambabixin garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa u sheegay in wada hadaladaasi ay ka dhici…

                    Read More

                      War Deg Deg ah: Wada Hadaladii Deegaankii Shaqaaqadu ka Dhacday oo Joogsaday iyo Amar adag oo uu Bixiyay Wasiirka Arrimaha Guduhu

                      Oog 15.Jan 2014 (SDN) Wararka naga soo gaadhaya Deegaanka Docaha ayaa sheegaya inuu Joogsaday Wada Hadalo u socday labadii ardaa ee dagaalka Hubaysan isaga Hor Yimid isla markaana Isu gaystay Dhimashada iyo Dhaawaca kadib markii ay isku mari waayeen qaabkii dagaalkoodu ku Yimid . Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo hogaaminaya Weftiga Xukuumada…

                      Read More

                        Ergadii Somaliland u Matalaysay Wada Hadalada Somalia oo Gaadhay Magaalada Ankara

                        Ankara 15.Jan 2014 (SDN)- Waxa Habeenkii Xalay ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Dalka Ethiopia Guddida Somaliland ku metelaya wadadahadala u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya oo muddooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa Magaalada Adis-ababa ka dib markii ay halkaasi ku qaateen aqoon iswaydaarsiyo iyo kulamo kala duwan oo ay kaga arinsanayaan sidii guulo ugala soo noqon lahaayeen…

                        Read More

                          CAN BIHI BEAT SILANYO AT HIS OWN GAME?

                          Contrary to the rumored Gar-Adag Accord, aka Burao Accord, Silanyo has decided to run for a second term. The DAM-JADEED Wing of KULMIYE has been in full gear for some time by using WADAAD Trojan horses to derail BIHI’s presidential ambition and, therefore, secure a second term Presidential candidacy for Silanyo. This shrewd strategy was,…

                          Read More

                            Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka Hadlay Qaabka Wada hadalka Somaliland iyo Somalia,Isla markaan Shaaciyay in la dhaqan galiyay Dib u qiimayn Shaqaalihiisa {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 15.Jan 2014 (SDN)- Kulan Balaadhan oo ka Qabsoomay Xarunta Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigelinta ayaa Wasiirka Wasaaradaasi Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse waxa uu ku Shaaciyay in la dhaqan galiyay Dib u habaynta Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Waxaa kale oo Wasiirku ka Hadlay Wada hadalada maalmaha soo socda u furmi doona Somaliland iyo Somalia . Guji…

                            Read More

                              Somaliland foreign minister commit political corruption while left to turkey for talks with a delegation from Somalia central government‏

                              Less than seven ago, I wrote an article titled as Somali-land foreign minister characterizes Undiplomatic tone, which possible may damage our brotherly relationship with friendly Arab-GCC member country (UAE). My predication become in reality less than a week, as it become apparent that the minster commit political corruption using his political influence for the development assistance contributed by UAE to somaliland….

                              Read More

                                Waalidiinta Soomaalida ee Toronto oo ka cawday Manhaj loogu talo galay Ardeyda Soomaaliada

                                Toronto Jan 15,2014(SDN)-Waalidiinta Soomaalida ee magaalada Toronto ayaa isu soo bax ay ku diidayaan manhaj loogu talo galay Ardayda Soomaaliyeed waxa ay ka hordhigeen wasaarada Waxbarashada. Manhajka ayaa waxa uu u ogolaanayaa ardeyda Soomaaliyee ee magaalada Toronto wax ka barata in ay qaataan duruus Soomaaliya ka hadleysa,deeqo waxbarasho iyo taakuuleymo dheeri. Waalidiinta ayaa dhankooda ka…

                                Read More

                                  Madaxweyne Cabdiweli Oo Shaqadiisa Ka Bilaabay Magacaabista Agaasimaha Madaxtooyada iyo Taariikh Nololeedka Shakhsiga uu Hawshaas u Igmaday

                                  Garowe:15-Jan-2014(SDN)-Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa shaqadiisii ugu horraysay ka Bilaabay  Inuu magacaabo Agaasimaha Madaxtooyada. Agaasimaha Cusub ee uu haatan magacaabay Madaxweyne Cabdiweli, ayaa ah shakhsi ay saaxiibo dhow yihiin, islamarkaana ay hore u soo wada shaqeeyeen xilligii uu Ra’isal wasaaraha ka ahaa Dalka Somalia. Deeq oo ah Agaasimaha Cusub ee…

                                  Read More

                                    Afar Somali ah Oo ku Eedaysan Dhacdadii Westgate Oo Maanta Maxkamad Kenya Lagu Saari Doono

                                    Nairobi:15-Jan-2014(SDN)-Waxa lagu wadaa inay Maanta Dalka Kenya ka Bilaabanto Dacwad ka Dhan ah Dad Soomaali ah oo lagu Eedeeyey inay Lug ku lahaayeen Weerarkii sanadkii hore lagu qaaday  Xaruntii Ganacsi ee Westgate.   Bishii November Sanadkii  ina dhaafay ayay aheyd markii dadkaasi ay kasoo muuqdeen maxkamad ku taala magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo dhamaan…

                                    Read More

                                      Al-shabaab Oo Saacado Faro ku hayn ah Ka Dib Saaka Ka Baxay Mahadaay iyo Amisom Oo Haatan Gacanta Ku Haysa Magaalada

                                      Jowhar:15-Jan-2014 (SDN)-Kooxda Al-shabaab ayaa  saaka subaxii hore iskaga baxday Degmada Mahadaay oo ay Habeenkii xalay Gacan-ku-haynteeda kala wareegeen ciidanka Dawladda. Wararka Saaka Soo Gaadhay Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com, ayaa sheegaya inaa Saaka Sallaaddii subax ka dib ay ciidankii Al shabaab iska  baxeen Magaaladaas, iyagoo u jihaystay meeshii ay markii horeba ka yimaadeen. Ciidamo ka tirsan…

                                      Read More