Webmaster

    Somaliland: Measures to increase the Quality of Learning in our Universities

    By: Mohamoud Dahir Omar Higher education, especially at the university level is of paramount importance for Somaliland’s future. Somaliland requires both highly trained people and top-quality research in order to be able to formulate the policies, plan the program and implement the projects that are essential to economic growth and development of Somaliland. Preparing individuals…

    Read More

      Somali Advocate: 3 Unaccounted For After Fire in Minneapolis

      Minneapolis, 02 Jan 2014 (SDN) -A Somali community advocate says that three people are unaccounted for following an explosion and fire that destroyed a building in Minneapolis Wednesday morning. Mohammed Cheikhadobi made that statement during a press conference at the Brian Coyle Community Center where victims and families of those impacted by the disaster are…

      Read More

        Somali Islamists claim Mogadishu hotel bombing

        Mogadishu, 02 Jan 2014 (SDN) -Islamist militants in Somalia said on Thursday that they carried out the triple bombing on a Mogadishu hotel that killed at least 11 people. Al Shabaab, who are battling African peacekeepers for control of territory in southern and central Somalia, said its bombers had targeted intelligence officials who were meeting…

        Read More

          Oodweyne: Xurguf dhex martay Wasiirka Madaxtooyada iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka

          Oodweyne 02.Dec 2014 (SDN)- Dagaal gacmaha la isula tagay isla markaana gaadhay in rasaas la su adeegsado ayaa Barqadii Maanta  magaaladda oodweyne ku dhex maray Wasiirka madaxtooyadda Xirsi Cali X Xasan iyo Dadweyne ka gadoodsan Lacag uu u soo doontay oo qaadhaanka wadooyinka ah. dagaalka ka dhacay Oodweyne ayaa ka dhashay khilaaf dhex maray weftiga…

          Read More

            Shirkada Telesom iyo Wacdarihii Carwada Lixaad ee Wax Soo Saarka Somaliland

            Hargaysa 02.Dec 2013 (SDN)- Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa maanta wacdaro ka dhigtay  bandhiga Carwada 6aad oo lagu qabtay hotel Gulleed ee magaalada Hargeys. Telesom oo ah shirkad looga bartay Adeeg hufan oo tayo  leh isla markaan ah shirkadda ugu balaadhan ee xagga adeegga Isgaadhsiinta, waxay qayb weyn ka qaadatay madasha bandhiggaasi iyada…

            Read More

              Madax ka Tirsan Booliska Somalia oo ku naf waayay Qaraxii Huteel Jazeera ee Muqdisho

              Muqdisho 02.Jan 2014 (SDN)- Taliyeyaashii saldhigyada booliska degmooyinka Wardhiigley iyo Shangaani ayaa ka mid ah dadkii lagu dilay weerarkii habeenkii Arbacada ka dhacay hoteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho. Labo xiddigle Mursal Showre oo ahaa taliyaha saldhigga degmada Shangaani iyo Gaashaanle dhexe Cabdiqani Axmed Gacal oo ahaa taliyihii saldhigga degmada Wardhiigley ayaa ka mid ah 11…

              Read More

                Xukuumada Siilaanyo iyo Xeerarkii Dastuurka ee ay u-badheedhey in ay si-cadaan ah u-buriso una baalmarto

                Xukuumada Siilaanyo waxa ay kursiga haleeshay iyada oo wadanka S/land uu yahay wadan nabdoon oo u-baahnaa uun in dimuqraadigii lagu taami jirey in la kool-kooliyo oo la naaxiyo maa-daama ay shacabkiisu wax qabsadeen oo nabadoodiina  ilaa shadaan. Wadaagayaal waxaa wadan wax kadhiga waa dawladiisa iyada oo la kaa shaneysa shacabkeeda. Sidaad ogtihiin wadan wuxuu taabo…

                Read More

                  Haybinta Iyo Haraatida Sanadka 2014

                  Waa xaajo uguba oo maaha mid curada in aan hada bilawnay sanad cusub, ee waa mid waligeed soo taalay, siina jiri doonta, tan iyo malinta uu Eebe weyne sida uu yidhi, uu duubi doono adunkan aan guudkiisa saaranahay, se waxa ay ka tagaan, mahadhooyin, iyo raad lagu xasuusto, waana taas ta ay sanaduhu ku kala…

                  Read More

                    Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sh. Axmed “ weerarkii lagu hungoobay ee hotel Jaziira wuxuu sii xoojin doono dagaalka lagula jiro Argagixisada

                    Muqdisho, Jan 02, 2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ku tilmaamay weerarkii lagu fashilmay ee lagu qaaday hotelka Jaziira ee Muqdisho in uu ahaa mid fulaynimo ah, liddi ku ah diinta Islaamka, siina xoojin doona xiriirka dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed oo si wadajir ah uga guulaysan doona naf-lacaariga waqtigoodu dhamaaday ee argagixisada…

                    Read More

                      “Bishan January Dhexdeeda ayey Dhacayaan Wada-hadalladii Somalia iyo Somaliland, Rajadayaduna……….”

                      Muqdisho:02-Jan—2014(SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Wada-hadalladii  Dhex  marayey somalia iyo Somaliland oo muddo Hakad Galay. Madaxweyne Xasan oo waraysi siinayey Idaacadda BBC-da ayaa sheegay inay  somalia iyo somaliland Wada-hadalladoodu  maraaxil kala duwan soo mareen, isagoo tilmaamay inuu rajo fiican ka qabo kuwa soo socda, “Somalia iyo Somaliland Dhawr Jeer…

                      Read More

                        Calanka Somalia Oo Laga Dejiyey Gedo, Ka Ethiopia Oo La Sudhay iyo Shacabka Oo Gadooday

                        Buula-Xaawo:02-jan-2014 (SDN)-Wararka Saaka Laga Helayo deeganka Bohol-Garas oo ka tirsan gobalka Gedo, ayaa sheegaya in ciidamada Etoobiyaanka ah ee Halkaas ku sugani ay Dejiyeen Calankii somalia ee Halkaas ka Taagnaa, isla-markaana ay Sudheen Midka Ehiopia. Shacabka Deegaanka  ayaa markii ay warkan heleen si weyn uga cadhooday, waxana Goobta ka Dhacay Dagaal iyo Gacan ka hadal…

                        Read More

                          Midowga Afrika Oo Si Kulul U Cambaareeyey Weerarkii Xalay Ka Dhacay Muqdisho

                          Addis Ababa:02-Jan-2013(SDN)-Midowga Afrka ayaa si kulul u cambaareeyey Qaraxyadii Xalay lala Eegtay Hutel Jazeera ee Magaalada Muqdisho oo keenay Dhimasho iyo dhaawac badan.   War-saxaafadeed ka Soo Baxay xafiiska Danjiraha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Saalax Annadif ayaa si kulul loogu cambaareeyay qaraxyadii loo adeegsaday gawaadhida oo xalay ciidamadu ku fashiliyeen bannaanka hore ee…

                          Read More

                            Taliyaha Booliska Somalia Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho Xalay Ka Dhacay oo Shakhsiyaad Caan ahi Ku Waxyeeloobeen

                            Muqdisho:02-Janu-2013 (SDN)-Waxa wali dhegaha dadka shacabka ah ee Reer Muqdisho ka sii Guuxaya Baaxadda iyo Dhibaatada ay lahaayeen Qaraxyadii Xalay lala Beegsaday Hutel Al Jazeera Ee Magaalada Muqdisho.   Dawladda ayaa iyadu markii ugu horraysay ka Hadashay Khasaaraha ka dhashay Qaraxyadaas, isagoo Taliyaha Ciidanka Booliska Somalia General Cabdixakiim Daahir Saacdi uu ku faanay inay Laayeen…

                            Read More

                              Abwaan Jaamac Riyo Oo Hees uu Kursiga Kaga Tukhaantukhinayo Madaxweyne Siilaanyo Daawaha Ka Soo Qaaday iyo Xukuumadda Oo Jawaabteeda Raadinaysa

                              Hargeysa:02-Jan-2013(SDN)-Abwaan Xildhibaan Jamaac Faarax Axmed (Jaamac Riyo) oo ku caan ah Heesaha Maamulka talada haya lagu Hilgaado, ayaa haatan  bulshada u soo bandhigay Hees murti badan oo uu wax kaga sheegayo Hannaanka Hoggaamineed ee  Xukuumadda Kulmiye. Abwaanka ayaa hore hees jug weyn gaadhsiisay Xisbigii Udud ee hore hoggaanka u hayey tiriyey, waxana ay heestaasi   ku…

                              Read More

                                Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday In Isfaham Buuxa Laga Gaadhay Dhibaato Haysatay Arday Reer Somaliland Oo Ehiopia Wax Ka Baran Jirtey

                                Hargeisa:02-Janu-2014(SDN)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, ayaa War ka soo saartay Muran ka taagnaa Arday ReerSomaliland ah oo Dawladda Ethiopia u diidday waxbarasho ay halkaasi u tageen. Wasaaradda ayaa warsaxaafadeed ay shalay soo saartay ku sheegtay in arrintaas heshiis labada Dhinac ka gaadheen, isla-markaana haatan la dhameeyey murankii iyo is fahan waagii ka taagnaa arrintaas.   Waxa…

                                Read More

                                  Madaxweynaha Kenya oo Ku Amaanay Ciidamadiisa ku Sugan Gudaha Somalia Qaybta ay kaga Jiraan Xasiloonida Gobolka

                                  Nairobi 01.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha dowladda Kenya ayaa sheegay in uu u mahad-naqayo ciidamada dowladdiisa ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM. Uhuru Kenyatta oo xalay saqdii dhexe TV-ka kala hadlay dadweynaha Kenya ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee jooga Soomaaliya ay qeyb ku leeyihiin sugidda amniga gudaha waddankiisa. Waxa uu sheegay in…

                                  Read More