Webmaster

Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Ucid oo Hawraarsan Ku qaabilay Natiijadda Rasmiga ah ee Doorashadii Madaxtooyadda ee ay Maanta Xalaalaysay Maxkamadda Sare DAAWO

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland ayaa Maanta meel marisay Natiijadii Ku Meelgaadhka ahayd ee Doorashadda Madaxtooyadda ee dalka ka dhacday 13-kii Bishan November Iyadoo Gudoonka Maxkamadda Distooriga ahi ay Sheegeen in Maadaama aanay Jirin Wax Dacwad ah oo ku ladhnaa Natiijadii Hordhaca ahayd ee Komiishanka Doorashooyinku dhawaan shaaciyeen ay go’aamisay in…

Read More

‘’Madaxweyne Shacabku way Soo Dhaweeyeen Khudbadihii aad kaga Tiraabtay Shirar aad la Yeelatay Hawl-wadeenada Xisbigaaga Kulmiye Balse waxay Naawilayaan Sida aad Qawlkaaga Ficil ugu bedesho’’ Dareenka Bulshadda

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Rayul caamka shacabka Somaliland ayaa u muuqda inay si weyn u soo dhaweeyeen labadii khudbadood ee uu madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi, toddobaadkan u jeediyay qurbe-joogta KULMIYE iyo guddiyadii ololaha ee KULMIYE, kuwaas oo uu ku soo bandhigay sida aanu diyaarka ugu ahayn in awoodiisa lala wadaago iyo weliba inuu…

Read More

Madaxweynaha Xilka ka Degaya ee Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo oo Fadhigiisii u danbeeyay oo aan Caadi ahayn la Yeeshay Golihiisa Wasiiradda iyo Nuxurka Dardaaran la is faray DAAWO

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa fadhi aan Caadi ahayn Waxa uu Maanta la Yeeshay Xubnaha Golihiisa Wasiiradda,Taliyeyaasha Ciidamadda Qalabka sida, Hanti dhawrka Guud ee Qaranka iyo Xisaabaadka Guud ee dawladda kaas oo lagaga wada hadlay arrimo ku saabsan xaalada kala Guurka ah ee…

Read More

Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland oo Maanta Meel marisay Natiijadii Doorashaddii Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 28. November 2017 (SDN/QJ):-Fadhi ay Maanta yeesheen Xubnaha Guddida Sare ee Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland ayaa si rasmi ah u ansixisay Natiijadda Doorashadii Madaxtooyadda ee Dalka ka qabsoontay 13-kii bishii November ee sannadkan. Waxaa fadhigan Shirgudoominayay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Waxaanu Gudoomiyuhu Sheegay in aanay Jirin Wax Dacwad ah oo…

Read More

Uhuru Kenyatta oo Mar Labaad loo dhaariyay xilka madaxweynenimada Kenya & Dhawaaqa Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Kenya!!

Nairobi 28. November 2017 (SDN/QJ):-Uhuru Kenyatta iyo William Ruto ayaa maanta loo kala dhaariyay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Kenya kadib munaasabad balaaran oo ka dhacday Nairobi. Dad boqol kun ku dhow ayaa ka qeybgalay caleemo-saarka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa, taas oo ka dhacday garoonka ciyaaraha ee Kasarani oo qaada 60 kun, halka 40 kun kale…

Read More

Dawladda Maraykanka oo Dacwad Ku Oogtay Budhcad Internet-ka Ku Ugaadhsata oo Shiinaha u Dhashay

China 28. November 2017 (SDN/QJ):-Saddex Ruux oo Shiine ah, ayaa ayey Dawladda Maraykanku ku oogtay Dacwad, iyaga oo ay ku eedaysay in ay dhac dhanka macluumaadka ah Internet-ka uga geysteen Shirkado caalami ah. Saddexdan ruux ayaa la sheegay in ay ka shaqeeyaan shirkad ammaanka internetka ka shaqaysa oo Shiinaha ku taalla, waxaana la sheegay in ay…

Read More

Dhismaha Xukuumadda Madaxweynaha La Doortay ee Somaliland Sida Loo Koobay Wasaaradaha Iyo Afar Komiishan oo awood dheeraad ah la siiyay +Wasiir Ku Xigeen Iyo Wasiirul Dawle oo Daaqada ka Baxaya!!

Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Golahii wasiirada cusub ayaa  miiska saaran, taas oo Ay inaga xigto muddo aad uu kooban, iyo wasaaradihii tirada badnaa ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Madaxweynaha la Doortay uu Isugu Celiyay  ugu badnaan 12 wasaaradood ilaa 15wasaaradood. Sida ay Shabakada Qurbejoog ka heshay Ilo ku dhow dhow Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland…

Read More

Muran Sharci oo Ka Taagan Qaabka Boqolay ee Natiijadii Guddida Doorashooyinka ee Doorashadii Madaxtooyadda & Maxkamadda Sare oo Laba Daran Midkood Dooranaysa!!

Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Dhawrkii Caano maal ee ka danbeeyay ku dhawaaqistii Guddida Doorashooyinka Somaliland ee Natiijadii hor dhaca ahayd ee doorashadii Madaxtooyadda soo baxay khalad ku aadan qaabka boqolay ee Xisbiyadda Ucid,Kulmiye Iyo Waddani ka heleen doorashadii dhacday 13-kii bishan November kaas oo isu gayntiisu uu farqi ka soo baxayo. Sida uu dhigaayo…

Read More

Laxanka Dhabaqsan ee Siyaasiga Somaliland & Xaalada ay Ku Sugan Yihiin Codeeyaha Dulman ee Dalka Ku Nooli!! DAAWO

Burco 27. November 2017 (SDN/QJ):-Dadka Danyarta ah ayaa Iyagu Ah dadka kaliya loo Baahdo Wakhtiga ay Jirto Xaalada Doorashada ama Codbixinta, inta ugu badana Siyaasiga Maalintaas ay doortaan wixii ka dambeya dib uma soo eego sida aynu hore u aragnay, Hadaba Waxaa Baaq Halkan ka diraya Dadkaasi oo Xasuusinaya Dawlada Cusub si aanay u Ilaabin Wixii…

Read More

Waa Maxay Rejada uu Siyaasi Cabdicasiis Samaale Ka Qabo Xukuumadda Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Soo Dhisi Doono?

Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Siyaasiga Cabdicasiis Maxamed Samaale, waxa uu sheegay rejada ay ka qabaan Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo uu Samaale ahaan ka mid ahaa Dadkii u ololeeyey ee Garab-taagnaa ee dhisay, immikana garab-taagnaan doono iyo Nooca Xukuumadda uu ka filayo inuu soo magacaabo Madaxweyne Muuse haddii Illaahay…

Read More

Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi oo Ilaaladda Gurigiisa Hargaysa amar ku Siiyay in aanay u soo dayn Wasiir aanu la Balansanayn & Baaxaadaga Siyaasiyiintii Rajada ka qabay!!

Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Wasiiradda Xukuumadda  uu wakhtigeedu dhamaaday ee uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa wakhtiga kala guurka ah ka mashquulay shaqooyinkii ay qaranka u hayeen. Wasiiraddan oo dhawrkii maalmood ee ay soo baxday Natiijadda Codbixinta Doorashadii Madaxtooyadda, laguna doortay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi in uu hogaamiyo Somaliland Shanta Sano ee soo…

Read More

Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL, Oo Kormeeray Waxsoo Saarka Beerta Wajaale Ee Ciidamada Madaxtooyada SAWIRO

Wajaale 27. November 2017 (SDN/QJ):-Taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyada, Sareeye Guuto, Cabdirisaaq Siciid Bulaale (Afguduud) oo ay wehelinayaan saraakiil ka tirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada ayaa maanta 27-11-2017, kormeer shaqo ku tegay beerta waxsoo saarka ciidanka ilaalada madaxtooyada Jmahuuriyadda Somaliland ay ku leeyihiin banka wajaale, taasi oo sanadkiiba ay ciidamadu ku soo bandhigaan waxqabadkooda dhinaca dalaga beeraha…

Read More

Hadal Hayn Ku Saabsaan Xubno la Soo Weriyey inay Ka Mid Noqon Doonaan Xukuumadda Madaxweynaha Cusub ee Somaliland

Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa tan iyo markii lagu  dhawaaqay natiijada hordhaca ahayd ee komishanka doorashooyinka waxaa si aad ah loo hadal hayay masuuliyiinta ka mid noqon doono golahiisa wasiirada. Inkasta oo madaxwaynahan la doortay ee Muuse Biixi Cabdi  ay adag tahay in la ogaado shaxdiisa …

Read More

‘’Ma ansixin Doono Xukuumadda uu soo Dhisi doono Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Hadii…..’’’ Xildhibaan Nacnac DAAWO

Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac nac oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka hadlay hadal hayna ku saabsan nooca ay noqon doonto Xukuumadda Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Md Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), ayaa isaga oo Saxaafadda Hargeysa kula hadlaayey, waxa uu Madaxweynaha cusub ee…

Read More

Somaliland: Dadweynaha Oo Naawilaya In La Soo Dhiso Xukuumad Tiro Yar, Oo Tayo Badan Iyo Madaxweynaha La Doortay Oo Ka Qayliyey Culeyska Saaran!!

Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Ka dib, markii Guddiga Doorashooyinka Qaranku 21-kii bishan ku dhawaaqeen in doorashadii Dalka ka dhacday 13-kii bishan November, 2017-ka Madaxweynaha Shanta Sannadood ee soo socda loogu doortay Muuse Biixi Cabdi oo Musharrax Madaxweyne-nimo ugu tartamayey Xisbiga KULMIYE. Ku dhawaaqidda Natiijada Doorashada ee ay ku guuleysteen Muuse Biixi Cabdi oo ahaa Musharrax…

Read More

Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Mudane Samaale oo Buriyey In Khilaaf soo Kala Dhex Galay Isaga Iyo Madaxweynaha La Doortay DAAWO

Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa ka hadlay Doorashadii Dalka ka dhacday badhtamihii bishan November, waxaanu Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi iyo ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan-Saylici. Cabdicasiis Samaale oo ahaa Guddoomiyihii Guddigii soo xushay Muraaqibiintii Xisbiga KULMIYE ee doorashada, ayaa Wareysi uu siiyey Telefiishanka Eryal…

Read More

“Muuse Biixi waa Nin ad-adag oo dhaqan Soomaali ah leh, waa nin ku adag noloshiisa iyo ta ummadda, mana aha nin la jiid-jiidayo oo loo talinayo..” Eng. Maxamed Xaashi

Hargaysa 27. November 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Maxamed Xaashi Cilmi ayaa shaqsiyadda Madaxweynaha la doortay ee Muuse Biixi Cabdi ku tilmaamay Nin ad-adag, balse talada wanaagsan qaadan kara, isla markaana kula taliyey inuu daryeelo shaqaalaha dawladda iyo ciidammada, isagoo kula dardaarmay sidii uu dalkan magac ugu samayn ee uu ummaddiisana baahida uga saari lahaa. Maxamed Xaashi Cilmi…

Read More

Dumarkii U Codeeyay Madaxweynaha La Doortay Oo Codsanaya In Loogu Abaal-gudo Wasaarad U Gaar Ah

Gabiley 27. November 2017 (SDN/QJ):-Magaalada Gabiley ee Xarunta Gobolka Gabiley, ayaa  lagu qabtay Munaasibad Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ugu dabbaal-degeen guushii uu Xisbigaasi ka soo hooyey Doorashadii Madaxtooyada ee Dalka ka dhacday Badhtamihii bishan November isla-markaana Madaxweynaha loogu doortay Muuse Biixi Cabdi. Munaasibaddan Dabbaal-degga ah oo ay ka qayb-galeen Maamulka Gobolka, ka degmada Gabiley iyo Taageerayaal…

Read More