Webmaster

Taariikh Nololeedkii Alle ha u Naxariistee Marxuun Axmed-Yaasiin Xaaji Axmed (Gabayxadi) oo Maanta lagu aasay Caasimadda Hargaysa DAAWO

Hargaysa 23. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha  la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Md-Muuse Biixi Cabdi oo ay Weheliyaan Madax Iyo Mas’uuliyiin Ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa maanta ka qaybgalay Aas Qaran oo Caasimadda Hargaysa Loogu sameeyey Alle ha u naxariistee Marxuun Axmed-Yaasiin Xaaji Axmed (Gabayxadi)  oo ka mid ahaa hal-doorkii kaalinta muga leh ka soo qaatay Halgamadii…

Read More

Taliska Booliska Somaliland oo Sheegay inay u Xidhan Yihiin Laba Mas’uul oo ka Tirsan Xisbiga Waddani Kuwaas oo Hada aan Ku Jirin Gacanta Booliska & Sababta Keentay!! DAAWO

Hargaysa 23. November 2017 (SDN/QJ):-Taliye Ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Booliska oo uu Weheliyo Afhayeenka Ciidanka Booliska ayaa Maanta Sheegay inay Xabsiga dhigeen Siyaasi Maxamed Yaasiin Xasan Iyo Xildhibaan Maxamed Axmed Caalin (Timcade) oo ka mid ah Golaha Deegaanka Caasimadda Hargaysa kana mid ah Xisbiga Waddani kuwaas oo ku eedaysan Falal ka dhan amniga qaranka….

Read More

Murashixii Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani oo Ku Celiyey in Lagaga Shubtay Codadkii uu Xisbigiisu ka Helay Doorashaddii Madaxtooyadda DAAWO

Boorama 23. November 2017 (SDN/QJ):-Musharax Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga Mucariidka ah ee Waddani Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa shaaciyay in xisbiga lagaaga shubtay balse doorashadii dalka ka dhacaday ay ahyd mid aan xalaal ahayn. https://www.youtube.com/watch?v=OFt6UbnSEpg

Read More

Madaxweynaha La Doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi oo Maanta Kaftan dhex Maray Gudoomiyaha ahna Murashixii Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Cirro DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 23. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha shacabka reer Somaliland dhawaan doorteen Md. Muuse Biixi Cabdi, ayay maanta kaftan dhex maray isaga iyo Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro() iyo saraakiil kale oo xisbigaas ka tirsan. Kulanka Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha xisbiga WADDANI dhexmaray oo ka dhacay duleedka xaabasha Marxuum Axmed-yaasiin Gabay-xaddi oo maanta aas qaran…

Read More

Wasiir Caddaani oo Ku Margaday inuu Ka Mid Noqonayo Golaha Wasiiradda ee Cusub ee uu soo Dhisi doono Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 23. November 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md-Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani ) oo Maanta Warbaahinta la Hadlay ayaa Hambalyo u Diray Madaxweynaha La Doortay ee JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici Halka uu Sidoo Kalena ku Bogaadiyey Murashixiintii Xisbiyadda Waddani Iyo Ucid aqbalaadii…

Read More

Fannaanada Caanka Ah Ee Maryan Mursal Oo Hargeisa Lagu Soo Dhaweeyay & Kooxda Xidigaha Geeska oo Hadhiimo Sharafeed u Sameeyay DAAWO

Hargaysa 23. November 2017 (SDN/QJ):-Fanaanadii Caanka ahayd ee Maryan Mursal Ciise kana mid ahayd Kooxdii Hobolada Waabari ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyaay magaalada Hargaysa,Sidoo kale Waxaa Fanaanada soo dhaweeyay Fanaaniin badan oo ay ka mid yihiin kooxda Xidigaha Geesku. Kooxda Xidigaha Geeska Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Maryan Mursal

Read More

Aas Qaran oo Maanta Hargaysa Loogu Sameeyay Alle ha u Naxariistee Marxuun Axmed-Yaasiin Gabayxadi SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 23. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee dhawaan shacabka reer Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay aas qaran loo sameeyey Marxuum Axmed-yaasiin Gaba-xaddi oo ku geeriyooday dalka dibaddiisa dhawaan, balse lagu aasay xabaalaha Naasa-hablood ee magaalada Hargeysa maanta. Madaxweyne Muuse Biixi oo ay wehelinayeen xubno ka mid ah hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE,…

Read More

Maxay Yihiin Caqabadaha la Rabo in Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi uu Xal Deg deg ah u Helo? DAAWO

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Mudane Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha shanaad ee Somaliland ayaa Kursiga ugu sareeya ee dalka Somaliland ku fadhiisan doona dharaaraha fooda inagu soo haya gaar ahaan bisha soo Socota ee December. Madaxweynaha la doortay waxaa hor yaala qodobo xasaasi ah oo u baahan xal iyo maarayn caqli ku dhisan kuwaas oo maanta…

Read More

‘’Inkastoy Ku Doorten Adna Way Ku Dayayaan, Waa Dayn Codkooduye Waa Diiqo Hays Odhan’’ Dardaaran Ku Socda Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi kasta marka uu Tartamayo Waxa uu Bulshadda u balanqaadaa inuu dareenkooda la qaybsanayo isla markaana uu furdaamin doono Mushkiladaha ku Meersan nolosha Bulshadiisa. Waxaa Shalay oo Salaasa ahayd Komiishanka Doorashooyinku ku dhawaaqeen in Natiijadii Doorashadii Madaxtooyadda Somaliland ay ku Guulaysteen Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Noqonaya Madaxweynah Shanta Sano ee…

Read More

Warbixinada ay Warbaahinta Caalamku ka Qoreen Doorashadda Madaxweynihii 5aad ee Somaliland Yeelato & Dalal ka mid ah Dunnida oo Madaxdoodu ka Hadlay AKHRI

London 22. November 2017 (SDN/QJ):-Beesha caalamka iyo warbaahin fara badan oo dunida ka mid ah, ayaa ka hadashay natiijada doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee Guddiga Doorashadu shaacisay 21-kii bishan November, taas oo ay ku guulaystay xisbiga KULMIYE oo ay u sharraxnaayeen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne-ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo helay in ka badan…

Read More

Waa Kuma Madaxweynaha Cusub ee loo Doortay Hogaaminta Qaranka Somaliland Shanta Sano ee soo Socda? DAAWO

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Waxa uu dhashay taarikhdu markii ay ahayd-1948,Waxa uu ku dhashay Galbeedka Hargeysa tuullo yar oo u taal agaas.Xiligii barbaaritaankiisi wax-barasho waxa uu u soo-wareegay magaalada Hargeysa oo uu ka bilaabay dugsigii Sheekh-Baraawe oo markaa ku yaalay dooxa-Hargeysa agagaarkiisa markii danbena usoo…

Read More

Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Oo Hambalyeeyay Madaxweynaha La Doortay, Kana Warramay Dhacdo La Yaab Leh oo uu Ka bartay Madaxweyne Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo ah Madaxweyne ku-xigeenkii u horreeyay ee Somaliland, ayaa Hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Mujaahid Xasan oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa ka warramay waxyaabaha uu ka yaqaanno Shaqsiyadda Muuse Biixi Cabdi oo ay Halgankii SNM ka soo wada qayb-qaateen, waxaanu…

Read More

“Doorashada Somaliland Waxaa Ka Muuqatay Ilbaxnimo & Isu- dulqaadasho Siyaasadeed” Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somalia DAAWO

Muqdisho 22. November 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed Khadar ayaa ku tilmaamay doorashadii Somaliland mid ay ka muuqatay isku dulqaadasho siyaasadeed iyo Ilbaxnimo, isaga oo bogaadiyay madaxweynaha la doortay Muuse Biixi Cabdi‘’Waxaa rabaa Anniga oo ka faa’ideysanaya in ay hambalyeeyo shacabka Soomaaliland iyo madaxweynaha la doortay intaba, waxaan leeyahay waxaad muujiseen Ilbaxnimo siyaasadeed…

Read More

Muxuu Xildhibaan Nac-nac Ka Yidhi Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Dooratay? DAAWO

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan axmed maxamed diriye nac nac oo ka mid ah xildhibaanada aqalka golaha wakiilada kana tirsan xisbiga mucariidka ah waddani ayaa hambalayo u diray madaxweynaha cusub ee somaliland mudane muuse biixi cabdi iyo ku xigeenkisa cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil saylici. https://www.youtube.com/watch?v=Z1dVrsuu4KE

Read More

Shaxdii Xisbiyadu Ugu Kala Guulaysteen Goboladda Somaliland

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa shalay munaasibad ka qabsoontay xaruntooda magaaladda Hargeisa ku shaaciyey natiijadda doorashada madaxtooyadda ee dalka ka dhacday 13-kii November ee sanadkan, taas oo sheegeen inay ku guulaysteen musharixiinta xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Ismaaciil Cabdillaahi (Saylici). Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Md. Cabdiqaadir Iimaan Warsame…

Read More

Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB oo Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay, Madaxweynaha Xilka ka sii degaya, Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Maayarka Caasimadda DAAWO

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Suldaanka Guud ee Beelaha ARAB Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, isaga oo sidoo kalena ammaan u jeediyay Madaxweynaha xilka ka sii degaya Md. Axmed Maxamed Siilaanyo. Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax waxa…

Read More

Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee Xisbiga Waddani oo soo Bandhigay Siyaasiyiin Ka Tirsan Xisbiga Waddani oo Maanta Xukuumadu Xidhay iyo Fariintii ugu adkayd ee u Diray Madaxweynaha Cusub ee La Doortay DAAWO

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo maanta Warbaahinta kula hadlayay caasimadda hargaysa ayaa Sheegay in Laamaha amaanku ay Maanta ku xidheen Madaarka Cigaal ee Hargaysa Siyaasi Maxamed Yaasiin oo Dhawaan soo bandhigay Buuga Codbixinta Doorashadda oo Gacanta Xisbiga Waddani soo Galay kaas oo…

Read More

Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis oo Tilmaamay hawsha ay ka sugayaan Madaxweynaha la doortay ee Somaliland inuu Wax ka qabto DAAWO

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis oo ka tirsan Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta sheegay in Loo baahan yahay Sidii Madaxweynaha Cusub ee la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu u Midayn lahaa Shacabka Somaliland ee kala qaybsanaanta baahsani ay ku keentay Ololihii Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland.

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Dib Loo Doortay oo Sheegay inaanu Hal Xisbi Ku Guulaysan Doorashadii Madaxtooyadda Balse ay Xisbiyada Qaran Guusha Wada gaadheen DAAWO

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana Mar labaad ku guulaystay Jagadda Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee Doorashadii Madaxtooyadda ee Somaliland ka qabsoontay 13-kii bishan November ayaa Maanta sheegay in Xisbi Qudhi aanu ku Guulaysan  doorashadii dalka ka dhacday Balse qaranka Somaliland uu wada Guulaystay.

Read More

Kadib Natiijadii Doorashadda Madaxtooyadda ee Shalay Waxaa Maanta Qasriga Madaxtooyadda Somaliland Kulan Ku Yeeshay Madaxweynaha Talada haya Iyo Madaxweynaha La Doortay & Qodobada laga Wada hadlay SAWIRO

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi. Kulankaasi oo daaranaa, bariido, duco iyo dardaaran ayaa waxa sidoo kalena goobjoob ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka dalka Cabdiraxmaan Saylici, xuno ka tirsan golaha wasiirada iyo haldoorka xisbiga KULMIYE. Wasiirka Wasaarada…

Read More