Webmaster

“Waxa aad ii doorateen ra’yigaaga ku soco oo meel hagaagsan na gee, laakiin qaadan karimaayo waan ku doortaye taladayda yeel” Madaxweyne Muuse Biixi DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 26. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo mahadnaq ah la qaatay madaxda laamaha KULMIYE ee dibadda iyo taageerayaal qurba-joog ah oo dalka u yimi sidii ay uga qaybqaadan lahaayeen hawlihii doorashada Madaxtooyada ee qabsoontay 13-kii November 2017. Kulankan oo ka dhacay xaruntii ololaha xisbiga…

Read More

Maayarka Hargaysa oo Shaaciyey Inay Joojiyeen Bixinta Dhulka Mudo Lix Bilood ah Iyo Nuxurka Fariin uu Bulshadda u Diray DAAWO 

Hargaysa 26. November 2017 (SDN/QJ):-Maayarka Caasimadda Dalka ee Hargaysa Mudane C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco oo Xafiiskiisa kula hadlayay Warbaahinta ayaa Sheegay inay Guud ahaanba Joojiyeen Bixinta Dhulka Muddada Lixda Bilood ee soo Socda. Duqa Caasimadda Hargaysa Waxaa kale oo uu Xusay inay dawlada hoose ee Hargaysa ay bilaabayso hawlgalo isugu Jira Cashuur uruurin iyo dekhli…

Read More

Halista Musuqmaasuqa Iyo Sicir-bararku Ku Hayaan Nolosha & Rejada Shacabku Ka Qabaan In Madaxweynaha La Doortay Ka Dhabeeyo Ballan-qaadyada Uu Wax Kaga Qabanayo!!

Hargaysa 26. November 2017 (SDN/QJ):-Musuqmaasuqa iyo Sicir bararka ayaa ah aafo halis ku ah nolosha iyo horumarka dadka iyo dalka Somaliland, sidaasi awgeedna haatan ah kuwo xadhkaha goostay oo mugdi sii galinaya mustaqbalkii dadka iyo dalka, haddii aan si mug leh wax looga qaban oo aan laga badbaadin ummadda. Sidaasi awgeed Wargeyska Himilo, oo si…

Read More

Maxkamadda Sare Oo Toddobaad Gudihii Ku Soo Saaraysa Natiijada Rasmiga Ah Ee Doorashadii Madaxtooyada

Hargaysa 26. November 2017 (SDN/QJ):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa Maxkamadda sare ee Dastuuriga ah ee Somaliland u gudbiyey Natiijada hor-dhaca ah ee Doorashadii Madaxtooyada ee ay ku guuleysteen Musharraxiinta Xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici). Guddiga Doorashooyinka ayaa 21-kii bishan ku dhawaaqay in Doorashadii Dalka ka dhacday 13-kii bishan November, 2017-ka ay…

Read More

“Reer Awdal Waxaan Leeyahay Ninka Maanta Soo Baxay Maaha Nin Lagu Cabsi-Gelin Karo Farta Oo Loo Lulo, Oo Waa Muuse” Guddoomiye Ku-xigeenka UCID

Hargaysa 26. November 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Cabdinaasir Muxumed Xasan (Buuni), ayaa farriin u diray Shacabka Somaliland, gaar ahaan Dadweynaha reer AWDAL, waxaanu u soo jeediyey inay u midoobaan ka qayb-qaadashada Horumar uu sheegay in Madaxweynaha la doortay uu Dalka ka samaynayo Shanta Sanadood ee soo socda. Mr. Buuni…

Read More

Ujeeddada Kulan Guddiga Doorashooyinka Qaranku La Yeesheen Dublomaasiyiin Caalami Ah

Hargaysa 26. November 2017 (SDN/QJ):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka JSL, ayaa xaruntooda caasimada dalka kula kulmay dublomaasiyiin caalami ah oo ka socda dalka Britain. Dublomaasiyiintan oo kala ahaa Safiirka UK ee dalka Ethiopia u fadhiya David Concar oo ay wehelinaysay madaxa Xafiiska UK ee Hargeysa Miss Rosie Tapper. Ujeedada kulankan ayaa si kooban loogaga warramay war qoraal…

Read More

‘’Codkii Badnaa ee Kulmiye ku Soo Baxay Iyo Fariintii ay Bulshadu na faraysay ee Codkooda ay nagu siiyeen Waxay ahayd inaan soo Dhisno dawlad kooban oo Tayo Leh’’ Madaxweyne Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muus Biixi Cabdi ayaa Bishii July ee Sannadkii 2010 Wuxuu Madaxweynaha Xilka ka degaya Mudane Axmed Siilaanyo u Magacaabay Gudi kala soo talisa dhismaha Xukuumadiisa Waxay Guddidaasi go’aamiyeen in 15 Wasaaradood ay noqoto dhismaha Xukuumadu. Waxaa Maanta Mar kale hor yaala Madaxweynaha la doortay ee…

Read More

Maxay Yihiin Qodobada ugu Horeeya ee Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Markuu Xilka la wareego inuu wax ka qabto la eegayo? DAAWO

Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Kadib Natiijadii Doorashaddii Madaxtooyo ee uu ku guulaystay Mudane Muuse Biixi Cabdi oo noqonaya Madaxweynihii 5aad ee Somaliland yeelato ayaa waxaa hor yaala qodobo badan oo lagu tijaabinayo awoodiisa hogaamineed inta ay le’eg tahay. Waxyaabaha la eegayo inuu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wax ka qabto waxaa ka mid ah Sicir bararka…

Read More

Generaal Doolaal oo soo Bandhigay Sheeko Xiiso Badan oo ku Saabsan Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi!!

Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):- General Ibraahim Aadam Xal-xal (Doolaal) oo ka mid ahaa saraakiishii sare ee ciidammaddii dawladda Soomaaliya waqtigii Siyaad Barre, haatan ka mid ah masuuliyiinta iyo odayaasha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Kilalka Shanaad, ayaa soo bandhigay sheeko xiisbo badan oo ku saabsan taariikh hore oo ay wadaageen Madaxweynaha cusub ee ku guulaystay…

Read More

“Waar Fartaada Eed, Waayo, iimaad dooran inaan taad doonayso kuu yeelo..” Madaxweyne Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee qabsoontay badhtamihii bishan November 2017, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo mahadnaq ah la qaatay guddiyadii ololaha xisbiga KULMIYE ee gobollada dalka Somaliland. Kulankan oo ka  qabsoomay xaruntii ololaha xisbiga KULMIYE maanta, kana qaybgaleen xubnaha hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo wakiillo…

Read More

Madaxweynaha Shacabka reer Somliland Doortay oo Kulan la Qaatay Safiirka Ingiriiska u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee shacabka reer Somaliland doorteen dhawaan Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ka socda safaaradda dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland Soomaaliya xalay. Weftigan waxa hoggaaminayo safiirka safaaradda dawladda Ingiriiska ee dalalka Somaliland iyo Soomaliya Ambassador Daved Concar, isla markaana ay wehelinayso haweenayda madaxda ka ah…

Read More

Wasiir Ingiriis ah oo Somaliland ku Tilmaamay astaan Dhif ah oo u Taagan Degenaanshaha Iyo Geedi Socodka Dimuquraadiyada Geeska Africa!!

London 25. November 2017 (SDN/QJ):-Wasiirul dawlaha dawladda Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo dalalka barwaaqosooranka Mr. Rory Stewart, ayaa Somaliland ku tilmaamay inay astaan dhif ah u tahay dimuqraadiyadda iyo xasiloonida gobalka Geeska Afrika, ka dib doorashadii qabsoontay 13 November. Baarlamaanka Ingiriiska oo tan iyo markii ay doorashada Somaliland u qabsoontay si nabadgleyo waxa lagaga hadlayay doorashada Somaliland, iyadoo…

Read More

Dalalka Beesha Caalamka oo la Dareemayo inay Dib u Soo Celinayaan Xidhiidhkii ay la Lahaayeen Jamhuuriyada Somaliland!!

Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Dalalka beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadeed iyo horumarka Somaliland, ayaa u muuqda doorashadii ka dib inay bedelelayaan mawqifkii ay ka taagnaayeen la macaamilka dawladda Somaliland. Dalalkan oo saaxiib la ah Somaliland kana kooban dalalka reer Yurub iyo Maraykanka, ayaa hore meel adag uga taagnaa xidhiidh iyo wada shaqayn ay la…

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi oo Kulan Mahadnaq ah la Qaatay Wakiillo ka mid ah Guddiyadii Ololaha KULMIYE ee Gobollada Dalka SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee qabsoontay badhtamihii bishan November 2017, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo mahadnaq ah la qaatay guddiyadii ololaha xisbiga KULMIYE ee gobollada dalka Somaliland. Kulankan oo ka  qabsoomay xaruntii ololaha xisbiga KULMIYE maanta, kana qaybgaleen xubnaha hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo wakiillo…

Read More

“Madaxweynaha Laba Reer Soomay Saarin, wuxu Ka Talinayaa Dhulkan ay 4-Ta Milyan & Badhku Wada leeyihiin..” Sheekh Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Xaaladda Dalku marayo iyo Madaxweynaha cusub ee ku soo baxay Doorashadii 13-kii bishan November ka dhacday Somaliland. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu Khudbadda Talooyin ku aroorayo Rasuulkeenna Muxamed (CSW) iyo Asxaabtiisii wanaagsanaa u soo jeediyey Madaxweynaha cusub ee la…

Read More

Dooddii Jimcaha ee BBC-da oo Lagu Faaqiday Doorashada Madaxtooyada Somaliland iyo Jewiga ka dambeeyey DAAWO

Hargaysa 25. November 2017 (SDN/QJ):-Dooddii Shalay Jimcaha ee Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da oo lagu Casuumay Siyaasiyiin, Aqoonyahan iyo Falanqeeyayaal kala duwan, ayaa lagaga hadlay ama lagaga dooday doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee 13-kii bishan dalka ka qabsoontay, Jawigii Natiijada iyo Marxaladaha ka dambeeyey illaa heerkii lagu qiimeeyey ololihii Xisbiyada UCID, Kulmiye iyo Waddani oo…

Read More

Cawayska Washington ee Toddobaadka, Weriye Sahra Ciidle iyo Fannaanadda Nimco Cali Migil DHAGAYSO

Washington 25. November 2017 (SDN/QJ):-Barnaamijka Cawayska Washington ee ka baxa Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA-da oo ay Toddobaadkan galbaday daaddihiye ka ahayd Weriye Sahra Ciidle Nuur, ayaa waxay ku soo qaatadatay Qodobbo Xiiso leh oo uu ka mid yahay Waraysi ay la yeelatay Fannaanadda Reer Jabuuti ee Nimco Cali Migil iyo weliba Xubin kale oo…

Read More

Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo Ka Hadlay Doorashadda Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Iyo Nuxurka Talooyin uu u Jeediyey DAAWO

Paris 23. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa Markii Kowaad waxa uu ka hadlay Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo Ku sugan Dalka Faransiiska isla markaana la soo Xidhiidhay Telefishanka HCTV ayaa ilaahay uga Baryay Madaxweynaha Cusub inuu ku asturo xilka loo igmaday…

Read More