Webmaster

Wasiirka Madaxtooyadda oo Sheegay inay Ku Guda Jiraan Diyaar Garow la Xidhiidha Xil wareejinta Madaxweynaha Talada dalka haya iyo Madaxweynaha Cusub ee La Doortay DAAWO

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi oo Maanta Warbaahinta qaranka kula hadlay Qasriga Madaxtooyadda ayaa Sheegay inay ku Jiraan Diyaar garowgii Xil wareejinta Madaxweynaha Cusub ee la doortay Waxaanu xusay in Maanta ay Kulan yeesheen Madaxweynaha talada dalka haya Mudane Axmed Siilaanyo iyo Madaxweynaha la Doortay Mudane Muuse Biixi.

Read More

Mudaharaaddo Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhacay Burco Iyo Ceerigaabo Ku Dhawaaqistii Natiijadda Doorashada Ka Dib

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Ku dhawaaqistii natiijada doorashada Madaxtooyada ee shalay galab, ka dib waxa magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo ka dhacay rabshado dhex-maray Ciidanka Ammaanka iyo Dad rayid ah, isla markaana waxay sababeen dhimasho iyo dhaawac gaadhay dad shicib ah. Siday sheegeen warar naga soo gaadhay magaalooyinkaasi rabshuduhu waxay bilowdeen kadib markii Hargeysa lagaga dhawaaqay…

Read More

Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka Somaliland oo ka Hadlay Qabsoomidii Doorashadii Madaxtooyadda Somaliland Baaqna u Diray Ciidamadda amaanka Somaliland!!

Hargaysa 22. November 2017 (SDN/QJ):-Komishan kaxuquuqda aadamaha qaranku isagoo kaduulay waajibaadkiisa shaqo ee ku xusan xeerka komishanka xuquuqda aadamaha qaranka xeer lam.39/2010 wuxuu sidhaw ulasocoday marxaladihii ay soo martay doorashadda Madaxtooyada lagasoo bilaabo diwaangalintii, kaadh qaybintii, ololihii iyo maalintiidoorshadba. Komishanku wuxuu bogaadinay dadweynaha Somaliland, komishanka doorashooyinka qaranka, sadexda xisbiqaran iyo ciidamada kala duwaneena badgalayda sidii…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo Muxuu ka Yidhi Madaxweynaha uu Xilka ku Wareejin doono Bil kadib?

Hargaysa 21. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka Xukuumadiisa iyo magaca ummadda Somaliland wuxuu Hambalyo iyo bogaadinba u dirayaa Madaxweynaha Cusub ee la doortay Mudane Muse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa Mudane Cabdiraxman Cabdillaahi Saylici. Madaxweynuhu wuxuu Murashaxiinta Xisbiga Kulmiye ee ku Guulaystay tartankii Doorashada Madaxtooyada ALLAH uga…

Read More

Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo Hadalkiisii u Horreeyey Diirradda ku Saaray Midnimada Shacabka iyo Qorshayaashiisa Mustaqbalka SAWIRO

Hargaysa 21. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha cusub ee shacabka reer Somaliland doorteen Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa hadalkiisii u horreeyey ee uu u jeediyo dadweynaha diirradda ku saaray midnimada iyo wadajirka ummadda iyo qorshayaashiisa u yaal mustaqbalka. Madaxweyne Muuse Biixi oo shacabka la hadlay waxyar kadib markii Komishanka Doorashooyinku ku dhawaaqeen natiijada doorashada Madaxtooyada oo uu…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo oo Hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi

Muqdisho 21. November 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Madaxweynaha ayaa shacabka deegaannada Somaliland, xisbiyada, hay’adaha amniga iyo madaxda tartantayba ku ammaanay sida nabadda ah oo ay doorashooyinka Somaliland u dhaceen, kuwaas oo sumcad, sharaf iyo karaama u soo…

Read More

‘’ Waxaan Qaatay Maanta Go’aan Qadhaadh,Umaan Tanaasulin Muuse Biixi,Umaan Tanaasulin Kulmiye Balse Waxaan u Tanaasulay Nabada,Iyo Wada Jirka Shacabka Somaliland,Waxaan Leeyahay Dantayda Damacayga Gaarka ah uma Burburinayo ‘’ Murashax C.raxmaan Cirro DAAWO

Hargaysa 21. November 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo Caawa Warbaahinta la Hadlay ayaa Sheegay in Isagoo eegaya Danta Qaranka uu aqbalay Natiijadii Guddida doorashooyinku ay ku dhawaaqeen Waxaa Kale oo Gudoomiye Cirro soo Jeediyey in la sii Daayo Saraakiil iyo Taageerayaal Xisbiga Waddani ka tirsan oo Maalmihii…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashixii Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe oo Aqbalay Natiijadii Doorashadda Madaxtooyadda & Talooyin uu u Jeediyey Madaxweynaha la Doortay DAAWO

Hargaysa 21. November 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta la hadlay ayaa Cadeeyay inuu aqbalay Natiijadii ay Maanta ku dhawaaqeen Guddida Doorashooyinka Qaranka Waxaanu Talooyin u soo Jeediyey Madaxweynaha Cusub ee la Doortay Mudane Muuse Biixi Cabdi.

Read More

”Anigoo Keliyi Ma Guulaysan ee Waxaa Guulaystay Murashixiinta Xisbiyadda Waddani Iyo Cirro iyo Shacabka Somaliland,Waxaan Diyaar u ahay inaan Xisbiyada Mucaaridka inaan Talada qayb ka siiyo” Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 21. November 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Cusub ee la Doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa hadalkii u horeeyay ee Kadib Natiijada Waxa uu sheegay inaanu Guulaysan Kelidii balse ay Guulaysteen Sadexda Xisbi qaran iyo Shacabka Somaliland.  

Read More

Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Noqday Madaxweynaha Shanaad ee Somaliland dooratay Iyo Ku Xigeenkiisa Mudane C.raxmaan C.laahi Saylici Iyo Sidii ay Sadexda Xisbi qaran u kala Heleen Codadkii Doorashadda

Hargaysa 21. November 2017 (SDN/QJ):-Gudiga Doorashooyinka Somaliland waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeen Natiijada Doorashadii Madaxtooyada ee la qabtay Nov,13,17, gudigu waxay shaaca ka qaadeen in xisbiyadu sidan u kala heleen codadkii ay dhiibteen 80% oo Noqonaya dadkii isku diiwaan galiyay inay codeeyaan. Ucid: 23,141                    Boqolay…

Read More

Natiijadda Hordhaca ah ee Komiishanka Doorashooyinku ku Shaacinayaan Murashaxa Madaxweyne iyo Ku Xigeenkiisa oo Hada socota TOOS U DAAWO

Hargaysa 21. November 2017 (SDN/QJ):-Komiishanka Doorashooyinka qaranka ayaa hada bilaabay Soo bandhigida Natiijadii ay Murashixiinta Sadexda Xisbi qaran ee Ucid,Kulmiye Iyo Waddani ka heleen doorashaddii Madaxtooyadda ee dalka ka qabsoontay 13-kii bishan November. https://www.youtube.com/watch?v=j6D4Ea2cte4

Read More

Komiishanka Doorashooyinka oo Ku dhawaaqaya Murashixiintii ku Guulaystay Hogaaminta Qaranka Iyo Dareenada Madasha ku Gedaaman TOOS U DAAWO

Hargaysa 21. November 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xarunta Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ee Caasimadda Hargaysa ka Socota Munaasibad ay Guddidda Doorashooyinku ku Shaacinayaan Murashixiinta Ku Guulaystay Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Doorashadii ka dhacday Somaliland 13-kii Bishii November ee Sannadkan. https://www.youtube.com/watch?v=j6D4Ea2cte4 https://www.youtube.com/watch?v=Ri7rtzeChCA

Read More

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X.Xasan oo Jawaab ka Bixiyey Weedho Fasiraad Khaldan laga Bixiyey oo Caawa ka Soo Yeedhay Gudoomiyaha Waddani Mudane Cirro DAAWO

Hargaysa 20. November 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sixitaan ku sameeyay Hadal uu Caawa Warbaahinta siiyay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro kaas oo fasiraad kala duwan dhaliyey. Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan waxa uu ku dooday in aanay…

Read More

Gelinka Hore ee Beri oo Salaasa ah oo Komiishanka Doorashooyinka Qaranku ay Ku dhawaaqi doonaan Natiijadda Hordhaca ah ee Doorashaddii Madaxtooyadda!!

Hargaysa 20. November 2017 (SDN/QJ):-Waxa Beri oo Salaasa ah ay Komiishanka Doorashooyinka Qaranku Shaacin doonaan Murashixiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Ka soo baxay Doorashaddii Madaxtooyadda ee 13-kii Bishan ka dhacday geyiga Somaliland. Natiijada ku meel gaadhka ah ee Komiishanku ku dhawaaqi doono waa mid hadaba la sii hayo oo aan xiiso badan xambaarsanayn hasa…

Read More

Xisbiga Waddani oo Mugdi Geliyey Qaabkii ay u dhacday doorashadii Madaxtooyada iyo Cirro oo Maxkamadda Dacwad u gudbinaya Iyo Siduu u Qodobeeyay Dacwadiisa DAAWO

Hargaysa 20. November 2017 (SDN/QJ):-Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi  (Cirro), ayaa Caawa shaaca ka qaaday inay Xisbi ahaan u arkaan Doorashadii Madaxtooyadda ee dalka ka qabsoontay 13-kii Bishan in Mugdi badani ka Muuqdo ee natiijadeeda Guddiga doorashada laga sugayo, ka dib markii uu sheegay in cabashooyinkoodii waxba laga qaban waayey….

Read More

‘’Buug aan Soo Xaday Ma Jirto balse Komiishanka Doorashooyinku waa kuwii Qirtay inuu Buugaasi ahaa kii Codbixinta Iyaga ayaana Mas’uuliyada qaaday’’ Wasiirkii Hore ee Kalluumaysiga DAAWO

Hargaysa 20. November 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii ugu horeeyay ee Kalluumaysiga ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo haatana ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mr.. Maxamed Yaasiin Xasan ayaa ka hadlay Buug uu dhawaan saxaafada u soo bandhigay oo ahaa Kii Codbixinta Doorashaddii Madaxtooyadda Somaliland kaas oo saamayn culus ku yeeshay hannaankii tirinta codbixiyeyaasha Isla markaana…

Read More

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Wefti uu Hoggaaminayo Safiir Jarmal ahi SAWIRO

Hargaysa 20. November 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda dowladda Jarmalka oo uu hoggaaminayo safiirka dalkaasi u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Markus Bollmohr, isla markaana uu qayb ka yahay u qaabilsanaha xafiiska siyaasadda iyo ammaanka caalamka Mr. Peter Finger. Murrashaxa…

Read More

Murashax Cabdiraxmaan Cirro oo Goor dhawayd Ka Hadlay Qaladaad Xisbigiisu Tirsanayo Fariina U Diray Taageerayaashiisa

Hargaysa 20. November 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa xisbiga mucaaridka ah Ee Waddani ayaa shaaca ka qaaday qaladaad badan oo xisbigiisu ka tirsanayo guddida doorashooyinka qaranka. Gudoomiye Cirro oo hada warbaahinta la hadlay ayaa soo bandhigay in khaladaadka uu sheegay in xisbigiisu ka tirsanayo guddida doorashooyinka, isaga oo si gaar ah u xusay qaar ka mid ah sanaaduuqdii…

Read More

Warkii ugu dambeeyey ee Waddani iyo Guddiga doorashada Wadahadal Gelinkii dambe iyo Caawa u socday oo lagu Kala-kacay DAAWO

Hargaysa 20. November 2017 (SDN/QJ):-Wararkii ugu dambeeyey ee laga helo Wadahadalka u socday gelinkii dambe ee maanta Guddiga doorashooyinka iyo Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa sheegaya in Xubno Waddani wadahadalka u qaabbilsanaa inay ka soo baxeen xarunta Komishanka, ka dib markii ay Guddiga doorashadu ka dalbadeen in Musharraxa Madaxweynaha iyo Musharraxa Madaxweyne Ku-xigeenka…

Read More

Laascaanood: Qiimaha Laydhka Oo Mar Keliya Kor U Kacay Boqolkiiba Konton Iyo Dadweynaha Oo Cabasho Xoogle Ka Muujiyey!!

Laascaanood 20. November 2017 (SDN/QJ):-Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ee Somaliland, ayaa Cabasho Xoogle ka muujiyey Qiimaha Laydhka oo la kordhiyey. Shirkad Magaceedu yahay Gurmad oo Laydhka siisa Qaybo ka mid ah Magaalada Laascaanood, ayaa Farriimo ay Dadweynaha ugu dirtay Moobillada waxay ku sheegtay in Qiimaha Halka YUNIT ee Laydhka ah laga…

Read More