Murashax Jamaal Cali Xuseen oo Ka Hadlay In Xisbiga Kulmiye Mag-dhow Lacageed Ka Siinayo Hankiisa Murashaxnimo
Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Jamaal Cali Xuseen ayaa si adag u beeniyay warar la baahiyay oo sheegaya inuu ka tanaasulayo murashaxnimada xisbiga UCID islamarkaana u tanaasulayo guddoomiye Faysal Cali Waraabe, ka dib wada hadalo u bilaabmay xisbiga KULMIYE. Wararkan ayaa sheegay in xisbiga KULMIYE oo uu weheliyo nin ganacsade ahi ay Jamaal Cali Xuseen ku…
