Webmaster

Wasiirkii hore ee Caddaaladda Mudane Xuseen Axmed Caydiid Oo Sharaxay Hadimooyin Uu Ku Eedeeyay Gudoomiye Muuse Biixi,Soona Bandhigay Qodobo uu Gudoomiyuhu Baalmaray DAAWO

Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Af-hayeenka siyaasiyiinta isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE, ayaa hadal kooxeed ku tilmaamay go’aan ka soo baxay Guddida fulinta xisbigaas oo lagu sheegay in xilkii iyo xubinimadii KULMIYE-ba laga qaaday Guddoomiye Ku-xigeenadii 2-aad iyo 3-aad Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeyo iyo Cabdiraxmaan Talyanle. Afhayeenka siyaasiyiinta isbahaysiga dimuqraadiyad doonka KULMIYE Xuseen Axmed Caydiid, ayaa sharaxaad…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Markii Kowaad ka hadlay Ku Lug lahaanshaha Khilaafka Xisbiga Ucid ka dhex Aloosan iyo Buug Shaki ka dhex dhaliyey Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa iska difaacay eedamo xubno ka mid ah masuuliyiin ka tirsan xisbiga UCID ku xidhiidhiyeen khilaafka xisbigooda kala qaybiyey. Afhayeenka xisbiga KULMIYE Md. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee xisbigu ku leeyahay magaalada Hargeysa waxa uu sheegay…

Read More

Saraakiisha Maleeshiyaadka Khaatumo Oo Ka Hor-yimid Dagaal Ka Dhan Ah Ciidammada Qaranka Somaliland Oo Cali Khaliif Galaydh Kaga Dhawaaqay Buuhoodle

“Cidda iclaamisay Dagaalka Waxaanu Aragnaa Cid Fidmo Ugu Yeedhaysa Deegaan Aanay Masuul Ka Ahayn Ee Hala Tago Dagaalka (Cali Khaliif) Goobta…” Korneyl Afweyne Buuhoodle, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Hoggaamiyaha Kooxda Nabad-diidka ah ee la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa Shir-jaraa’id oo uu Doraad ku qabtay Magaalada Buuhoodle ku iclaamiyey Dagaal ka dhan ah…

Read More

“Makarafoonnada waxa furtay Gaalo soo amartay Dawladda Somaliland, Aniguna Shaahid baan haystaa…” Sheekh Aadan-Sunne

Hargeysa 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sheekh Aadan-Sunne) oo ka mid ah Culimada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay Tallaabo Ciidammada Ammaanku laba Toddobaad ka hor Magaalada Hargeysa kaga ururriyeen Sameecado waaweyn oo ku xidhnaa meelo ka mid ah Badhtamaha Suuqa Hargeysa isla-markaana lagu baahin jiray Muxaadarooyin Diiniya, kuwaasi oo Dad badan…

Read More

Dugsiyadda Waxbarasho ee Gaarka loo Leeyahay ee Ka Jira Magaaladda Hargaysa oo Ku Tartamaya Midkoodii ugu Lacag bata ee Hawsha Gurmadka Abaaraha DAAWO

Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Qaar ka Mid ah Dugsiyada Waxbarasho ee ka Jira Caasimada Somaliland ee Haragysa ayaa jawaab ka bixiyey dalab uu dhawaan u Gudbiyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Mudane Mudane C.laahi Ibraahin Habane “C.laahi Dheere” oo ka Codsaday in Bah’da Waxbarasho ee Dalku ay Kaalintooda ka qaataan Gurmadka dhaqaalaha loogu talo…

Read More

(DAAWO) Leicester oo Urisey Horyaalka (Premier League) Markii Aay Ku Dur-durisey Sunderland.(Jaahuur)

London-Apr-10-2016 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku laacayna horyaalka Ingiriiska oo kooxihii tunka weynaa oo rajo beeshey. Haddaba naadiga Leicester oo bahweynta ciyaaraha jecel maabkaba ugu jirin inay kaalimaha hore timaado ayaaba sanka u saran iney ku guuleysato horyaalka. Leicester waxay ku hogaamineysaa horyaala 72-tan dhibcood waxaana sanka ku haysa Tottenham oo leh 65…

Read More

Dhacdo Naxdin Leh:Dablay hubaysan oo rasaas ku dishay nin ganacsade ah kadib markii ay saacado badan dhex baacsadeen suuqa isha boorama ee hargeysa

Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Dablay hubaysan ayaa habeen Hore fiidkii toogasho ku dishay Alle Ha unaxariistee Cabdi Daahir (Muslim) oo ka mid ahaa ganacsatada reer Somaliland,waxaana galinkii dambe Marxuunka lagu Aasay Magaalada Hargeysa,iyadoo nin ka mid dablaydii Marxuumka dishay lagu hayo Xarunta Baadhista Dambiyadda ee C.I.D-da Hargeysa. Warar Madax Banaan oo xalay Wargeyska Foore…

Read More

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Cisbitaal Cusub oo Dhimirka ah oo laga Hirgaliyey Gebilay DAAWO

Gebilay, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo ay Weheliyaan Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa Xadhiga ka Jaray Cisbitaalka Dhimirka ee Magaalada Gebilay. Khudbada Wasiirka oo Dhamaystiran Halkan ka Daawo https://www.youtube.com/watch?v=Yw-1-6uDnZA

Read More

Buundo muhiimka ah oo ku taala jidka isku xidha wajaale iyo kalabaydh oo laba cisho go’an iyo dhibta haysta Gaadiidka Buundadaasi isticmaala

Wajaale, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Iyada oo hadda uun roobkii cirku Somaliland ka hooray ayaa waxa durba roob mahiigaan ah oo ka da’ay deegaamo ka tirsan Gobolka Gabiley iyo Awdal ay khasaare maal iyo mood lehba u gaysteen dadka Deegaanka,waxa sidoo kale Mudo laba cisho ahba go’an Buundo mihiim ah oo isku xidha Magaalooyinka Wajaale…

Read More

Koonfur Afrika Iyo Nin Loo Tuhmay Inuu Soomaali yahay Oo Dilay Xaaskiisii & Carruurtiisii

Johannesburg 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Nin lagu sheegay inuu Soomaali yahay, ayaa lagu tuhmayaa in Xaaskiisii iyo Saddex Carruur ah oo ay u dhashay uu ku dilay Deegaanka Tsakane ee ku yaalla dulleedka magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Falkaan, ayaa la ogaaday kaddib markii Qoysaskii deriska la ahaa Qoyskan ay maalmo waayeen inay arkaan…

Read More

“Musharxnimadeydu waa in Somalia lagu soo celiyo dowladnimo” Madaxweynihii Hore ee Puntland  DHAGEYSO

Garowe, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Madaxweynahii hore ee Puntland Cabdiraxman Sheekh Maxamad Farole oo wareysi gaar ah siiyey idaacada SBS laanteeda Af-Somaliga ee dalka Australia ayaa sheegey in nidaamka awood qaybsi ee 4.5 yahay mid ku salaysan kala qaybin iyo iska-hor-keenid shacabka Somaliyeed. Faroole ayaa ku tilmaamay nidaamka 4.5 mid xaq-darro ku ah shacabka, islamarkaana aan…

Read More

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo Fariin Digniin ah u Diray Mudanayaasha Baarlamanka DHAGAYSO

Muqdisho, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Gudoomiyaha baarlamanka dawlada federalka Soomaaliya ayaa digniin ku aadan amniga u diray mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya. Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari, Afhayeenka mudanayaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa xusay munayaasha in laga doonayo inay lasocdaan xaalada amni ee ka jira dalka ayna feejignaadaan weeraro iyo qaraxyo lala eegto.   Jawaari oo lahadlayey Baarlamanka ayaa yiri,…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Dalka Norway uu Shir uga Furmay iyo arrimaha lagaga wada hadlayo DAAWO

Oslo, 10 April, 2016-(SDN/QJ): – Laanta Xisbiga Kulmiye ee Dalka Norway ayaa Maanta Waxaa u furmay Shir Sannadeedkoodii Caadiga ahaa. Mas’uuliyiintii Shirkaas ka hadlay ayaa Sheegay in Ujeedada ugu Weyn ee Shirkan ay ku lafo gurayaan uu La Xidhiidho Sidii Xisbiga Kulmiye ugu Guulaysan lahaa Doorashada Madaxtinimo ee la filayo inay Somaliland ka Qabsoonto Sannadka…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furay Shirka Wada Tashiga Qaran ee Hogaamiyeyaasha Dawlad Goboleedyada Somalia

Muqdisho, 10 April, 2016-(SDN/QJ): –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha, khudbad uu madasha ka jeediyay ayaa sheegay in shirkan looga hadli doono ajendayaal ay ka mid yihiin dhaqan-gelinta nidaamka doorasho ee lagu heshiiyay, in laga munaaqishoodo…

Read More

Khudbad Dhinacyo Badan leh oo Prof Axmed Ismaaciil Samatar ka Jeediyey Shirkii Jaaliyadaha Somaliland ee Yurub Isla Markaana Iftiimiyey Sababta uu u Diiday Gudiddii Citiraaf raadinta Iyo Rajada uu ka qabo Gudidaas DAAWO

Sweden 10.April 2016 (SDN/QJ):-Pro Axmed Isamail Samatar ayaa Khudbad Dheer oo dhinacyo badan leh Waxa uu ka Jeediyay Shir ay dalka Sweden ku Yeesheen Jaaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan Waddamada Yurub kaas oo ka Dhacay Aqalka Baarlamanka Sweden Waxa uu Prof Samatar Khudbadiisa diirada ku saaray habka aqoonsi raadinta Somaliland. Prof Axmed Ismaaciil Samatar Waxa…

Read More

Labada Gudoomiye Ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye ee Garabka Isbahaysiga Kulmiye oo Dibada laga dhigay Xisbigaas

Hargaysa 10.April 2016 (SDN/QJ):- Labada Gudoomiye Ku Xigeen ee 2aad iyo 3aad ee Xisbiga Kulmiye Isla markaana ka Mid ahaa Garabka Isbahaysiga Dimuquraadi doonka ah ee Xisbiga Kulmiye ayaa Gebi ahaanba laga qaaday Xilkii iyo Xubin-nimadii Xisbiga Kulmiye. Sida lagu Sheegay Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan Yahay Afhayneenka Xisbiga Kulmiye Xasan Gaafaadhi opo Nuqul ka mid…

Read More