Nus-qarni Kadib Maraykanka Oo Wafti U Diray Dalka Cuba
Havana:Jan,19,2015(SDN/QJ)-Muddo nusqarni ah kadib ayey Maraykanku wafti dalkooda ka socda u direen dhigooda Cuba oo colaad guun ahi dhextaallay balse dhawaan ka heshiiyey arrintaas, waxana waftigan ka socdaa Cogress-ka maraykanka. Siyaasiyiintan maraykanka oo ka tirsan xisbiga demoqaraadiga ayaa waxa ay la kulmi doonaan saraakiisha Cuba iyo hoggaamiyaasha shacabka, waxayna ka wada xaajoon doonaan tallaabooyinka muhiimka…
