Baydhabo Oo Xalay Lagu Dilay Wadaad Caan ahaa
Baydhabo:Jan,18,2015(SDN/QJ)-Magaalada Baydhabo ee Caasimadda Gobolka Baay, waxa xalay fiidkii hore lagu dilay Wadaad caan ahaa imam ka ahaa midka mid ah masaajidada Magaaladaas, waxana dilkaas fuliyey koox Hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan. Wadaadka la dilay oo lagu magacaabi jirey Sheekh Shariif Sayid Cali, ayaa la sheegayaa in laba nin oo hubaysan ay rasaas oodda…
