Webmaster

    Ciidamo Ethiopian Ah Heegan Ugu Jira Sidii ay Uga Hawlgeli Lahaayeen Magaalada Kismayo Oo Dhawaan ay Ka Baxeen Ciidamo Sierra leone

    Kismayo:Dec,23,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Ethiopia, ayaa diyaar garow ugu jirta sidii ay ciidamadeeda ugu daabuli lahayd Magaalada Kismayo oo ay dhawaan iskaga Baxeen Ciidamo dalka Sierra leone ooh ore halkaas u joogi jirey. Taliyaha ciidamada dowlada Sierra Leone ayaa maalin ka hor sheegay in bisha January ee soo socota ay ka bixi doonaan dalka Soomaaliya, maadaama ciidamadooda…

    Read More

      Taageer Musharaxa Golaha wakiilada ee Jamhuuiryad Somaliland ee Degmada Garadag ee Gobalka Sanaag

      Ascb, dhamaan waxan halkan ka salaamayaa Bulshaweynta Somaliland gaar aahaan taageerayaasha Kulmiye ee Gobolka Sanaag. Waxaan ogaysiinayaa inuu sharaxan yahay . Musharaxa Maxamuud Saalax Cabdi xubin oo ka tirsan golaha dhexe ee xisbiga kulmiye. waxan halkan Bulshada Gobalka Sanaag gaar ahaan Degan Degmada Garadag ku ogeysiinayaa inuu u sharaxanyahay doorashada golaha wakiilada ee 2015 dhici…

      Read More

        Nabadsugudda Somalia Oo Ku Dhawaaqday In Shabaabku Gacanta Ku Dhigeen Hubka Aan Sanqadha Lahayn Oo ay u Adeegsadaan Dilalka Qoryshaysan

        Muqdisho:Dec,23,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka Nabadsugidda Somalia, ayaa ku dhawaaqay in Xoogagga Al-shabaab ay gacanta ku dhigeen Hub aad Casri u ah, kaas oo ay u adeegsadaan Dilalkooda qorshaysan. Cabdiraxmaan Tuuryare oo ah Taliska Ciidanka Nabadsugidda, ayaa waxa uu sheegay in dhammaanba xildhibaanadii la laayey loo adeegsaday Dilkooda Hubka aan sanqadha lahayn oo aan cidina dareemi Karin. Tuur Yare…

        Read More

          Shabaab Oo Goob Fagaare ah Ku Toogatay Wiil Dhallinyaro ah Oo Lagu Eedeeyey Inuu Dawladda Wada-shaqayn la Lahaa

          Biyo cadde:Dec,23,2014(SDN/QJ)-Xoogagga Al-shabaab eek a dagaallama Shabeelaha dhexe, ayaa dil toogasho ah ku fuliyey wiil dhallinyaro ah oo ku Noolaa Deegaanka Biyo cadde. Al Shabaab, ayaa waxay ninkan ku eedeysay in uu ahaa askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Somaliya, isla-markaana ay Maxkamadoodu ku xukuntay xukun dil toogasho ah, markii uu qirtay in uu ka tirsan…

          Read More

            “Anigu waxan La Yaabahanahay waxan lixda Qodob ee isku midka ahi mar walba ay usoo baxayaa. Lixda maa Toddobada laga dhiga markaasay……” Xildh. Bashiir Tukaale

            Hargeysa:Dec,23,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Bashiir Tukaale oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doorto Gobolka Gabiley, ayaa ka Hadlay Aragtidiisa ku aadan Qoddobadii kasoo baxay Heshiiskii lagu soo gabegebeeyey Magaalada Djibouti. Xildhibaan Bashiir oo u warramayey Warbaahinta, ayaa sheegay inaanu wax muhiim ah u arkin maxsuulka shirkaas, waxana uu su’aal geliyey Tirada Qoddobada lagu heshiiyo…

            Read More

              Gudoomiye Cirro oo Sheegay inaanu Xumaan u Hayn Dhigiisa Ucid,Cadeeyayna in aanay Jirin eedo uu u soo Jeediyay Gudoomiye Faysal DAAWO

              Hargaysa 23.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Gebi ahaanba Meesha ka saaray Eedo uu dhigiisa Ucid Eng Faysal Cali Waraabe u soo jeediyay kuwaas oo salka ku hayay Khilaafkii Golaha Wakiilada oo uu Gudoomiyaha Ucid ku dooday in C,raxmaan Cirro uu Beesha uu…

              Read More

                Tirada Budhcad-badeedda loo soo wareejiyey Xabsiyada Somaliland & Puntland

                Seychelles 23.Dec 2014 (SDN/QJ)- Warbixin xambaarsan xog-ururin laga sameeyey tiro-koobka maxaabiista falalka budhcad-badeednimo loogu xukumay Maxkamado ku yaalla waddanka Seychelles, ayaa daboolka ka qaadday tirada budhcad-badeed Soomaali ah oo ku jira Xabsiyo ku yaala Jamhuuriyadda Somaliland iyo maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, kuwaas oo laga soo wareejiyey dalkaasi Seychelles. Sidoo kale, waxa warbixintu shaaca ka qaadday tirada…

                Read More

                  Magaalooyinka Berbera Somaliland iyo Bristol Uk oo la Mataaneeyay iyo Dareenka Maamulka Golaha Deegaanka Berbera DAAWO

                  Berbera 23.Dec 2014 (SDN/QJ)-  Golaha deegaanka Magaalada Berbera ayaa bogaadiyay Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska, gaar ahaan cidii ka hawlgashay sidii loo mataaneyn lahaa Magaalooyinka Berbera iyo Bristol ee cariga Ingiriiska. Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin) oo ay wejigiisa ka muuqatay farxad aad u baddan ayaa bogaadiyay…

                  Read More

                    Wasiirada Waxbarashada oo Abaabushay Maamulada Waxbarashada Heer Gobol si ay Uga Difaacaan Warbixin Musuq Maasuq oo Dul Hoganaysa DAAWO

                    Berbera 23.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Jamhuuriyada Somaliland Sh,Khaliil C.laahi Axmed oo Kormeer Shaqo ku Jooga Magaalada Berbera ayaa Kulan la Yeeshay Madaxda Laamaha Dawlada ee Gobolka Saaxil. Dhanka Kale Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada ee Heer Gobol ayaa ka Gubtay Warbixin Hiil u ahayd oo Gudi Hoosaadka Ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaranka ee…

                    Read More

                      Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Taageeray Murashaxnimada Muuse Biixi ee Madaxweyne Siilaanyo Dabadii

                      Hargeysa 23.Dec 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa taageeray, soona dhaweeyey go’aankii dhawaan guddiga horumarinta ee shirkii Hoodaale iyo salaadiinta beesha Sacad Muuse murrashaxa xilka madaxtinimo ee xisbiga KULMIYE kadib Madaxweyne Siilaanyo ugu xuleen Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, kuna reebeen wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Maaliyadda oo hore u shaaciyey…

                      Read More

                        Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Soo Kormeeray Xaafada Daami iyo Dareenka uu ku Soo arkay

                        Hargaysa 23,Dec 2014 (SDN/QJ)- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inaanay cidna ka qarsoonayn baahiyaha ka jira Xaafada DAAMI ee Caasimada Hargeysa,oo uu ku dooday inaanay mudnayn in la dhayalsado. Murrashaxa Jamaal Cali Xuseen waxa uu sidaa ku sheegay mar uu  ka hadlayay Munaasibad loo sameeyey sanad-guuradii 7aad ee ka soo wareegtay…

                        Read More

                          Ma dhabaa in Safaaradii Soomaaliya ee Tehran Kenya lagu wareejiyay?

                          Tehran Dec 23,2014(SDN/QJ)-Dawlada kenya ayaa umagacawday ruqiya axmed suubaw inay noqoto safirka Kenya ufadhiya iran bishii jun ee sanadkan iyada oo ay taasi kadanbaysay arrimo dhaqaal. Magacabistan ayaa waxaa ka qaybqatay dilalin isugujira Somali Kenyan iyo irani.iyada oo ay kadanbaysay waxyar kadib markuu fashilmay iskudaygii lagu iibinlahaa guryaha somaliya ee Tehran kuyaala taasoo uu kamasuul…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo iyo Fal Celintiisa Dareenada Wada hadalada Somaliland iyo Somalia Muuqaal Dhamaystiran DAAWO

                            Hargaysa 22.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminayay ee kaga qayb galay dalka Jabuuti wada hada hadallada dhex dalalka Somaliland iyo Soomaaliya,ayaa maanta dalka ku soo noqday. Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayay ayaa Lagu soo dhaweeyay Madaarkaa Haargeysa “Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay aniga iyo weftigaygu inaanu dalka…

                            Read More

                              “Waxaan Xukumadda Ka Rejaynayaa Inay Ummadda U Fasirto Waxa Lagu Dhiiranayaa Waxay Yihiin” Mawqifka Gudoomiye Cirro ee Wada hadaladii Somaliland iyo Somalia

                              Hargaysa 22.Dec 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro),ayaa Xukuumadda ka dalbday in ay bulshada Somaliland u fasirto waxa ay uga jeedo waxa lagu dhiiranayo ee ka midka ah qodobada laga soo saaray wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya eek u qabsoomay dalka Jabuuti. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Hawraarsan ku soo Dhaweeyay Maxsuulka Wada hadaladii Shalay ee Somaliland iyo Somalia

                                Hargaysa 22.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Ucid, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Hawraar san kusoo dhaweeyey qoddobada kasoo baxay Heshiiskii ay shalay Magaalada Djibouti ku kala saxeexdeen Madaxweyneyaasha Somalia iyo Somaliland. Guddoomiye Feysal cali Waraabe oo u warramay qaarka mid ah Warbaahinta laga leeyahay Koonfurta Somalia, ayaa sheegay in heshiiskaas uu yahay mid uu soo…

                                Read More

                                  Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ayaa Xilal U Magacaabay Masuuliyiin Dhawaan Ku Biiray Xisbiga Wadani

                                  Hargeisa Dec/22/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga WADDANI ayaa magacaabay xilal cusub oo xisbiga WADDANi dhexdiisa ah waxanay  kala yihiin sidan :- 1.Md. Cali Cilmi Geelle waxa loo magacaabay inuu noqdo xubin ka mid ah hoggaanka xisbiga Md. Cali Axmed Cabdi (Cali cantar) waxaa loo magacaabay inuu noqdo xubin ka mid ah hoggaanka xisbiga Md. Maxamed Xasan Dirir, xoghayihi…

                                  Read More

                                    Daawo:Madaxwaynaha Oo Markii Ka Soo Degay Garoonka Diyaaradah Cigaal Eripot Ka Warbixiyey Qodobadii Ay KU Soo Heshiiyen Madaxda Somalia(Sawiro)

                                    Hargeisa 22/12/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha somaliland axmed maxamed maxamuud (Siilanyo) Ayaa Goor Dhawayd Ka Soo degay goroonka diyaaradaha calaamiya cigaal eripat ee magaalada hargeisa isaga iyo wafti uu hogaaminayo  iyago ka soo kicitimay xagaa iyo Djabuuti oo uu maalintii shalay ahayd ay kulan ku yeeshen madaxwaynaa dalka somalia oo ay sii anbo qaaden wada hadaladi somaliland iyo somalia…

                                    Read More