Hadallo Wasiir Samaale Ku Duray Mujaahid Boobe Yuusuf Oo Sababi Gaadhay In Madaxweyne Siilaanyo Lagu Mudaharaado
Hargeysa:Dec,10,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, Cabdicasiis Maxamed Samaale, shalay khudbad uu ku durayey Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ay sababtay in madaxweynaha lagu mudaharaado oo shacabkii halkaas joogay ay ka dhiidhidhiyaan Hadallo uu diiday inuu joojiyo oo uu microfonka kula kaliyeystay. Hadallada Wasiir Samaale oo uu ka jeediyey Madal uu madaxweynuhu xadhiga kaga jarayey Xarunta Cusub ee…
