Ra’isal Wasaare Cabdiweli Oo Iska Diiday Inuu Baarlamaanka Hortago, Kalsoonina u Muujiye Mudanayaasha
Muqisho:Dec,05,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha Dalka Somalia oo Mooshinka isaga ka dhan ahi yaalla Mudanayaasha Hortooda, ayaa jawaab ka Bixiyey Qoraal Guddoomiye Jawaari ugu baaqay inuu iska difaaco eedaha loo haysto. Guddoomiye Jawaari ayaa dooddii shalay ee mudanayaasha dhexdooda ka socotay kaga dhawaaqay inay soo gaadhay jawaabta Ra’isal wasaaraha oo noqotay inaanu diyaar u ahayn inuu Mudanayaasha Hortooda…
