AlShabaab oo shaqaale caafimaad Kenya ka af-duubatay
Muqdisho. 2 November, 2022. (QJ)- Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in maleeshiyo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Al-shabaab ay laba ka mid ah shaqaalaha caafimaadka, darawalkii waday gaadhi nooca ambalaas ah iyo bukaankii ay wadeen ay ka afduubteen meel ku dhow xadka Kenya ay la wadaagto Soomaaliya. Kooxda weerarka soo qaadday ayaa weerar gaadmo…
