Berri oo shirka Garxajis uu ka furmayo magaalada Burco
Hargeysa. 24 October, 2022. (QJ)- Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxa maalinta berri ah ka furmaya shir ballaadhan oo ay iskugu imanayaan beel waynta Garxajis oo degta shan gobol oo ka mid ah lixda gobol ee Somaliland. Abaabulka shirka ayaa laga dareemayaa Guud ahaan Somaliland gar ahaan magaalada Burco, iyadoo ay buuxsameen hoteelada gudaha…
