Xukuumadda Somaliland oo ku fashilantay xumadda shacabka laynaysa
Hargeysa. 17 October, 2022. (QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa illaa hadda ku fashilantay in ay wax ka qabato xumadda daran ee ka jirta gudaha dalka, taas oo aysay shacab tiro badan. Warbaahinta Qurbejoog oo arintan u kuur gashay ayaa ogaatay in dadka illaa hadda xummadda u dhintay ay iskugu jiraan dad waawayn, dad yaryar iyo xataa…
