Somaliland oo xaqiijisay walax shidaal u eg oo laga helay Sallaxley
Hargeysa. 29 September, 2022. (QJ)- Somaliland ayaa markii ugu horaysay sheegtay in walax leh astaamaha shidaalka laga helay deegaanka Baha-dhamal ee hoos taga degmeda Sallaxley ee koonfurta magaalada Hargeysa, halkaas oo walax shidaal u eg laga helay. Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Somalialnd ayaa xaqiijisay in walaxda dareeraha ay ka heleen badi astaamaha shidaalka caydhin…
