Fariinta uu sido weftiga Beesha Caalamka ee Hargeysa ku sugan
Hargeysa. 7 October, 2022. (QJ)- Wefti ballaadhan oo ka socda Beesh Caalamka ama saaxiibada dibadda ee Somaliland horumarka ka taageera ayaa ku sugan magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, iyagoo u kuur galaya xaaladda qasan ee Somaliland. Qurbejoog ayaa u kuur gashay Arimaha ay so socdaan weftigu iyadoo aanu xogo ku helnay in ay xukuumadda ku…
