Xukuumada Soomaaliya oo saacadaha soo socda lagu dhawaaqayo
Mogadishu Aug 01, 2022 (SD)- Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in saacadaha soo scoda lagu dhawaaqo. Halkan hoose ka akhriso xubnaha gollaha wasiirada iyo beelaha ay ka soo jeedaan: Beesha Daarod Xil. Fardowso Cusman Cigaal – Leelkase Abshir Cumar Huruuse – Majerten (Arrimaha Dibadda) Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) – Mareexan (Amniga) Jaamac Khalif –…
