Xisbiga Waddani oo shaaciyay mawqifkooda xaaladda siyaasadda Somaliland
Hargeysa (QJ)- Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ee Somaliland ayaa maanta caddeeyay mawqifkiisa ku aadan khilaafaadka siyaasadda Somaliland iyo wada hadaladii burburay ee u dhexeeyay xukuumadda Somaliland iyo Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland. Sida uu hore Qurbejoog maqaaladii hore idiin ku soo gudbiyay, murashaxa madaxweynaha xisbiga Waddani ayaa ugu baaqay taageerayaasha xisbiyada mucaaradka in ay kasoo qayb…
