Natiijada wada-hadalada xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland
Hargeysa (QJ- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa maanta ka dhacay kulan ay yeesheen xukuumadda iyo mucaaradka, iyadoo uu ahaa kulankii ugu horeeyay ee dhinacyada dhex mara tan iyo markii ay xiisadda siyaasaddu kululaatay. Kulanka waxa kasoo qayb galay madaxweynaha iyo ku xigeenka Somaliland, masuuliyiin ka kala socota xisbiyada mucaaradka iyo xisbiga Kulmiye, iyo ergadii…
