Category: Wararkii ugu Dambeeyay
Kulanka Guud ee xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland oo baaqday
Hargeysa (QJ)- Maanta waxa lagu waday in magaalada Hargeysa uu ka dhaco kulanka ugu danbeeya ee wada hadalka xukuumadda iyo xisbiga Kulmiye oo dhan ah iyo mucaaradka Somaliland oo dhan ah iyaguna, balse kulanka ayaa baaqday. Baaqashada kulanka guud ee natiijada agu gaadhi lahaa maanta ayay sabab u tahay geerida AHU Sheekh Aadan Siiro oo…
Kenya oo caddaysay mawqifkeeda dacwadda badda Soomaaliya
Muqdisho (QJ)- Dowladda Kenya ayaa sheegtay in go’aanka maxkamadda ICJ ee ay kasoo saartay dacwadda Badda ee u dhaxesay Kenya iyo Soomaaliya, ay dhaqan galin doonto dowladda cusub ee Kenya. Qodobkan ayaa la filayay in ay ka wadahadlaan madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo shalay gaadhay heshiis ka kooban 11 qodob oo aysan ku jirin arrinta badda….
DAAWO:Sawir qaadihii Filmka Mo Farah oo ka hadalay sida dadku uga falceliyeen magaca iyo noloshiisa cusub
Hargeysa (SD) – Sawir Qaade Sakariye Siciid Muxumed oo duubay qeyb ka mid ah Ducumentary ga The Real Mo Farah ayaa ka waramay sameynta filmka qeybtiisii Somaliland
Somaliland oo soo dhawaysay xeer Baarlamanka Maraykanku ansixiyay
Hargeysa (QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay qorshe dhanka difaaca ah oo Baarlamanka Maraykanku meel mariyeen 14-ka bishan July oo shalay ku beegnayd, kaas oo saamaynaya siyaasadaha difaaca Maraykanka ee gobolo badan. War kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee Somaliland ayaa lagu sheegay in Hargeysi ay soo dhawaynayso xeerka cusub oo taageeraya xidhiidh dhanka difaaca…
Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika iyo faahfaahinta
Koonfur Afrika (QJ)- Magaalada Port Elizabeth ee dalka Koonfur Afrika waxa lagu dilay ganacsade Soomaali ah iyadoo xili habeenimo ah ay xalay weerareen budhacad hubaysani. Ganacasadaha Soomaaliyeed ee lagu dilay dalkaasi Koonfur Afrika ayaa lagu magacaabi jiray Cali Maxamed Cali, waxaana budhacad ay ku dhex toogteen gudaha dukaankiisa oo ku yaalay xaafada New Brighton oo ka…
Met police launches investigation into Mo Farah trafficking claims
London (QJ)- The Metropolitan police has launched an investigation into claims by Sir Mo Farah that he was trafficked into the UK and forced into domestic servitude. The four-time Olympic champion told a BBC documentary that he was brought to London by a stranger under an assumed name after escaping war in Somalia aged nine….
Wejiga afraad ee wada-hadalka xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland
Hargeysa (QJ)- Wejiga afraad ee wada hadalada u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo xisbigeeda Kulmiye oo dhan ah iyo mucaaradka oo dhan ah ayaa saaka ka furmay Ambassador Hotel oo ku yaala koonfurta magaalada Hargeysa, iyadoo shalay lagu heshiiyay in wada hadalada qaybta danbe aan lagu qaban Madaxtooyada. Arinta ugu culus ee miiska taala saaka ayaa…
Madaxweyne Deni iyo wasiirkiisa maaliyadda oo Addis ku shiray iyo xogta
Garoowe (QJ)- Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wasiirkiisa Maaliyadda Xasan Shire Abgaal ayaa kulan gaar ah waxa ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo ay iska heleen. Deni oo ka soo laabtay dalka Imaaraadka Carabta ayaa shalay ka dagay Addis, halka wasiirka maaliyada Puntland Abgaaloow uu isna ka…
Xogta natiijada wejiga saddexaad ee wada-hadalka mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland
Hargeysa (QJ)- Magaalada Hargeysa waxa maanta lagu gebagebeeyay wejiga saddexaad ee wada hadalka u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka dalka, kaas oo lagaga arinsanayo khilaafka doorashooyinka. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa sidan lagu yidhi: “Waxa sidii ballankii shalay ahaa si rasmi ah qasriga madaxtooyada uga bilawday wejigii saddexaad ee wada hadallada u dhexeeya xukuumadda…
Maxay ku heshiiyeen Soomaaliya iyo Eritrea
Muqdisho (Qurbejoog)- Dawladaha Soomaaliya iyo Eritrea ayaa kala saxeexday heshiis dhinacyo kala duwan leh, kadib safar uu madaxweynaha Soomaaliya ku tegay magaalada Asmara ee caasimadda Eritrea. Intii uu ku sugnaa Eritrea, ayaa madaxweyne Xasan Sheekh oo uu weheliyo madaxweyne Afwerki, waxa uu booqday ciidamada Soomaaliyeed ee tababarka u jooga dalkaas muddo saddex sanno ah iyo mashruucyo…
Xogta waxa kasoo baxay wada-hadalka xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland
Hargeysa (Qurbejoog)- Magaalada Hargeysa waxa maanta ka dhacay wejiga labaad ee wada hadalo u dhexeeya xukuumada Somaliland iyo xisbiga talada haya ee Kulmiye oo dhinac ah iyo mucaaradka Somaliland oo dhan ah iyaguna, waxayna ka wada hadlayeen arimaha doorashooyinka. Kulanka ayaa ahaa mid adag oo dhinacyadu ay is dhaafsadeen hadalo xanaf leh oo kulul sida…
Madaxtooyada Somaliland oo ay ku shirayaan xukuumadda iyo mucaaradku
Hargeysa (QJ)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa ka socda wada hadalo u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi ee mucaaradka ah, ama Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland. Sida ay xogta ku heshay Qurbejoog, kulankan waxa ka qayb galaya madaxweynaha Somaliland, ku xigeenkiisa, masuuliyiin ka socda xisbiga Kulmiye oo Maxamed Kaahin ugu horeeyo, gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaradka ah,…
A government soldier killed a police chief in Mogadishu
Mogadishu (QJ)- A government soldier shot dead a police chief in Mogadishu’s Daynile district on Sunday. According to witnesses, Alas, the police chief of the Barwaqo Department, was killed following a violent dispute with his assailant, who was a soldier. The shooting also injured another soldier. According to reports, the Daynile district security forces have detained…
Somaliland oo ka hadashay wararka sheegaya xidhiidhka Israa’iil
Hargeysa(QJ)- Xukuumadda Somalialnd ayaa markii ugu hroaysay ka hadashay warar sheegaya in wasiirka gaashaan dhiga ee Somaliland uu tegay Faransiiska halkaas oo uu kaga qayb galay shir ay soo agaasintay Israa’iil, iyo madaxweynaha Somaliland oo socdaal ku tegaya Israa’iil. Somaliland gaar ahaan Wasaaradda Gaashaandhigu waxay warkan ku tilmaantay mid ben abuur ah oo aanay waxba…
Soomaaliya oo beenisay xidhiidh ay la yeelanayso Israa’iil
Muqdisho (QJ)- Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warar ay baahiyeen warbaahinta Israa’iil oo sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu sahaminayo xidhiidh diblumaasiyadeed oo lala yeesho Israa’iil. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa warbaahinta Muqdisho u xaqiijisay in uu been abuur yahay maqaalkii shalay lagu qoray wargeyska Times of Israel ee sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu qorsheynayo in uu baarlamaanka kala hadlo xidhiidhka suurtagalka ah…
Xogta Muuse Biixi oo la kulmaya ururada
Hargeysa (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in uu la kulmo madaxda ururada siyaasadeed ee dhawaan Somaliland lagaga dhawaaqay, sida ilo ku dhow Madaxtooyada Somaliland ay u xaqiijiyeen Qurbejoog. Muuse Biixi ayaa kulankan la sheegay in uu dhammaan ku casuumay ururada la shaaciyay illaa hadda, iyadoo hore uu ula shiray ururo…
Minneapolis imam said to be recovering after being stabbed inside his mosque
Twin Cities Muslim leaders say a man with a history of mental illness stabbed an imam inside his Minneapolis mosque this week. Jaylani Hussein, executive director of the Council on American-Islamic Relations Minnesota said Imam Awil Adan suffered head and arm injuries, and could have been killed had another person at the Khalid Binu Walid…
Report: Somali president plans talks with parliament on possible ties with Israel
Mogadishu (QJ)- A spokesperson for Somalia’s president said on Saturday that the government is set to consult parliament on the possibility of establishing diplomatic relations with Israel, Hebrew media reported. Reports by Channel 12 news and Kan news could not be immediately verified. Somalia media reports last month claimed President Hassan Sheikh Mohamud recently held…
“Soomaaliya oo xidhiidh cusub la yeelanaysa Isreal iyo doorka Somaliland”
Hargeysa (QJ)- Afhayeen u hadlay madaxweynaha Soomaaliya ayaa Sabtidii sheegay in xukuumadda lagu wado in ay baarlamaanka kala tashato suurtagalnimada xiriir diblomaasiyadeed oo ay la sameyso Israa’iil, sida ay ku warrantay warbaahinta Hebrew media. Xaqiida Warbixinada Channel 12 news iyo Kannews lama xaqiijin karin dhab ahaantii. Warbaahinta Soomaaliya ayaa bishii hore sheegtay in Madaxweyne Xasan…
Safarka Xasan Sheekh ee Eritrea iyo xogta askartii Soomaalida
Muqdisho( QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa gaadhay magaalada Asmara ee dalka Eritrea halkaasi oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo qaadaneysa muddo afar maalmood ah. Qoraal kooban oo ay daabacday Villa Somalia ayaa lagu sheegay in uu garoonka diyaaradaha ee Asmara ku soo dhoweeyey madaxweynaha dalkaasi Isaias Afwerki. Dalka Eritrea ayaa waxaa…
