Hindiya : Tababar Jimicsi Oo Sabab U Noqday Dhimashada Gabadh Ardayad Ah !
Delhi 30. July 2017 (SDN/QJ):- Dalka Hindiya ayaa aad looga hadal hayay dhacdo argagax galisay waalidiinta ardaydoodu wax ka barato kulliyadaha kala duwan ee dalkaasi kadib markii gabadh ardayad ahi ku naf weyday xiisad jimicsi ah oo la siinayay. Tabbabarka ay ku geeriyootay gabadhan ardayada ahi ayaa waxa uu ahaa mid aad u adag waxaana…
