Nuxurka Khudbad uu Maanta Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka Jeediyey Shirka Horumarinta Qorshaha Qaranka Qaybtiisii Labaad AKHRI/SAWIRO

Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Khudbad ka Jeeediyey Shirka Horumarinta Qorshaha Qaranka.   Madaxweynaha oo halkaasi ka jeediyey khudbad muhiimaya oo u dhignayd sidan:   Bismilaahi Raxmaani Raxiim,   Mudanayaal iyo Marwooyin,   Jamhuuriyadda Somaliland, waxay halkan kusoo gaadhay hayaan dheer iyo halgan qadhaadh, oo marxalado…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Cafis u Fidiyey Maxaabiis Ku Dhow Shan Boqol oo Maxbuus Kadib Markii ay Buuxsameen Xabsiyadii!!

Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Cafis ku siidaayey Maxaabiis Tiradadoodu dhan tahay 489. Cafiskan oo ah mid uu Sannad walba Madaxweynuhu Sameeyo isla-markaana lagu siidaayo Maxaabiista u xidhan Dambiyada yaryar, ayaa waxa sannadkan ka faa’ideysanaya 489 Maxbuus oo muddooyin kala duwan ku xidhnaa Xabsiyada Dalka. Sidaana waxa Xaqiijiyey…

Read More

Sheekh Aadan-Siiro Oo Xukuumadda Ku Canaantay Soo Noqnoqoshada Colaadda Ceel Af-weyn DAAWO

Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa mar kale ka hadlay Colaadda soo noqnoqotay ee ka taagan Tuulada Dararweyne ee Degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag. Sheekh Aadan-Siiro Wuxuu Iftiimiyey Dambiga uu leeyahay Qofka si u kas ah u dila Qof kale oo Muslim ah, ayaa si faahfaahsan uga hadlay Dagaalka…

Read More

‘’Aniga iima Jawaabi Karo Ina Iley ( Madaxweynaha Kililka Shanaad Itoobiya’’ Waayo Sidii Maxamed Siyaad barre ayaa Aabo Aabo la Leeyahay, Digtaatoorina ma ahee Waa Kharaab’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa mar kale si kulul ula hadlay Madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, isla markaana wuxuu ku tilmaamay Kharaab si arxan-darro ah ula dhaqma Dadka ku dhaqan dhulka Killalka Shanaad ee Itoobiya ee aanay isku haybta ahayn, taasna aanay…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Ka Hadlay Caqabadihii Ka Hor Yimid intii ay Shaqada hayeen Isla Markaana iftiimiyey Sida ay u Fahamsan Yihiin Doorka Garsoor ee Laga rabo DAAWO

Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka qaranka C.qaadir Iimaan Warsame Iyo Afhayeenka Komiishanka Siciid Cali Muuse ayaa sheegay inay ka go’an tahay sidii ay dalkan uga hirgalin lahaayeen doorasho xor oo xalaal ah. Gudoomiyaha iyo afhayeenka guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay kamid yihiin qaadashada kaadhadhka codbixiyayaasha…

Read More

Qiso La Yaab Leh Waa Nin Soomaali Ah Oo Baabuur Jiidhsiiyey 8 Qof Oo Reer Boqor Faysal-ka Sucuudiga Iyo Waxa Laga Yeelay!! DAAWO

Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Waa Mid ka Mid ah Dhacdooyinka Naadirka ah ee Ka Dhacay Dalka Boqortooyadda Sucuudiga Kani Waa nin Soomaali ah oo Baabuur Jiidhsiiyey 8 Xubnood oo ka soo jeeda Qoyska Boqortooyadda Sucuudiga. Xasan Cabdi Cumar oo lagu naanayso Dheereeye ayay Qisadani ku dhacday.

Read More

“Siyaasadda Ingiriisku Ka Taaganyahay Qaddiyadda Madaxbanaanida Somaliland Waa Mid Aan Weli Is Bedelin, Waa Run Ingriisku Waa Saaxiib Iyo Taageeraha Ugu Weyn Ee Somaliland Laakiin..’’ Safiirka Ingiriiska ee Somaliland Iyo Somalia DAAWO

Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya danjire David Concar‏ ayaa sheegay in dawladda Ingiriisku isha ku hayso doorashooyinka Somaliland iyo qaabka ay u dhici doonaan, waxaanu madaxweyne Siilaanyo u sheegay in Ingiriisku eegayo qaabka doorashadu u dhici doonto iyo inay noqon doonto mid cadaaladeed. Danjire Concar, wuxuu sheegay in…

Read More

Maamulka Wakaaladda Biyaha ee Berbera oo Rajo Fiican ka Muujiyey in Maalmaha soo Socda ay Magaaladaasi Heli doonto Biyo Ku filan DAAWO

Berbera 28. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Saaxil oo uu Weheliyo Maareeyaha Wakaaladda Biyaha ee Magaaladda Berbera ayaa Kormeer ku tegay Ceelasha Biyo Soo Saarka ee Fara-deero oo ay Biyaha ka helaan Bulshadda Magaaladda Berbera Iyadoo maalmihii u danbeeyay ay biyo yaraani soo food saartay qaar ka mid ah Xaafadaha Magaalo Xeebeedka Berbera….

Read More

Hargaysada Qarsoon,Duruufaha Dadka Ku Nool Wehelka la ah Iyo Hooyo Sheegtay inay Aakhiro Kula Xisaabtami doonto Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Hargeysa waxaa ku taalla xaafad u dhow madaxtooyada oo ay dagan yihiin dad danyar ah oo noloshu ku adag tahay. Dadkan ayaa sheegay in mas’uuliyiinta Somaliland ay dayaceen iyagoo dhanka kalena sheegay in aanay codkooda siin doonin Murashixiinta Madaxweyne maadaama aanay Jirin Cid wax u qabatay. https://www.youtube.com/watch?v=T-c9ei-YZBQ

Read More

Magaaladda Berbera oo ay Ka Dilaacday Tuugo qaab Xirfadaysan u Jabsanaya Gaadiidka & Ciidanka Booliska oo Dagaal Xoogan Kula Jira DAAWO

Berbera 28. July 2017 (SDN/QJ):- Magaaladda Berbera oo ay Xiligan dadka ku nool ugu Calaamadsan ayaamihii Kulaylka Iyo Hanfiga Xeebta ayaa Waxaa Bulshadda Magaaladaasi ugu Biiray Tuug hannaan Xirfadaysan u Jabsada Gaadiidka isla markaana kala baxa Wixii Baabuurkaasi saaran. Ciidanka Booliska ee Magaaladda Berbera ayaa dagaal adag ku qaaday Budhcadan ku cusub magaaladda. https://www.youtube.com/watch?v=ceHCzUFfvYI

Read More

‘’Xukuumadu waxay Habeenadii u danbeeyay waday Shir ay ka qayb galayeen Mas’uuliyiinta Xukuumadda ee Gobolka Saaxil,Wuxuu Shirkaasi u Muuqdaa Shirqool lagu soo Fulinayo Gobolka Saaxil’’ DAAWO

Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibbaan ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilanayo aanu ka talin dalka,Waxaa kale oo uu ka hadlay Shir habeenadii u danbeeyay ay ka qayb galayeen Madaxda Xukuumadda ugu Jira Gobolka Saaxil. https://www.youtube.com/watch?v=Wrs89GVZ65k

Read More

Xildhibaan Mataan Hoori Oo Xukuumada Iyo Xisbigeeda Kulmiye Dusha U Saaray Colaada Ceel Af-weyn Muxuuse ka Yidhi Habacsanaanta Golaha Wakiiladda? DAAWO

Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Mataan Hoori ayaa sidoo kale sheegay in xisbigoodu diyaar u yahay doorashada madaxtooyada somaliland ee la filayo inay dhawaan dalka ka dhacdo. Ugu horayn xildhibaan Mataan oo ka hadlaya colaada degmada ceel Af-weyn ayaa waxa uu yidhi “Maanta in la yidhaa xabad ayaa socota oo umad ayaa isku dhimanaysa…

Read More

Qorshaha Cusub Iyo Hindisaha Ruushku uu Ciidamadiisu Ku balaadhinayo Guud ahaan caalamka DAAWO

Moscow 28. July 2017 (SDN/QJ):- Iska hor’imaadada siyaasadeed iyo kuwa millateri ee u dhexeeya maraykanka iyo ruushku waxa ay ahaayeen kuwo laga dareemayey dhamaan qaaradaha dunida, haatanse waxa ay noqden kuwo laga arko badaha waaweyn dhexdooda, taasina waa mid ku cad qorshaha cusub ee ciidamada Raashiya loogu daadguraynayo ee loogu balaadhinayo daafaha caalamka iyadoo saldhigyo…

Read More

Xasuusta Murugada Iyo Naxdinta Xasuuqii Xeebta Jasiira Ee Muqdisho iyo Tirada Dadka reer Somaliland ee ku Naf-waayey DAAWO

Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Taariikhdu markay aheyd 17kii July, 1989, waxay ku beegan tahay Sannad-guurada 28-aad ee ka soo wareegtay markii uu dhacay Xasuuqii Xeebta Jasiira ee magaalada Muqdisho ee sida badheedhka loogu gummaaday 46-qof oo dhalasho ahaan ka soo jeeday Jamhuuriyadda Somaliland markii ay taariikhdu ahayd 17 July 1989-kii. 17/7/1989-kii ayaa goor habeennimo…

Read More

Raysal Wasaaraha Dawladda Federaalka Somalia oo War Farxad Leh u Sheegay Shaqaalaha Dawlada DAAWO

Muqdisho 28. July 2017 (SDN/QJ):- Raisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maalmahaan dambe waxa uu noqday mid si weyn u soo jiitay xubnaha Baarlamaanka Somalia iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed . Mudane Xasan Cali Kheeyre ayaa ka dhabeeyay balan qaadyo fara badan oo uu horay u shaaciyay , wuxuuna iminka ka farxiyay shaqaalaha…

Read More

Dawladda Itoobiya oo Soo Iibsatay Maraakiib waaweyn oo Ganacsi Iyadoo Dalkaasi aanu lahayn wax bad ah DAAWO

Addis Ababa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Itoobiya ayaa xariga ka jartay oo soo iibsatay Maraakiib waa weyn oo cusub kuwaas oo iminka lagu soo bandhigay dekada caalamiga ah ee dalka Jabuuti . Dad badan ayaa is weydiinaya halka la geeyn doono Maraakiibtaan cusub maadaama la wada ogyahay in dalka Itoobiya uusan leheen Bad ama…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Guddi u Saaray Isku Dhacii Muqdisho Ku Dhex-maray Ciidamada Dawladda Federaalka Somalia ee Khasaaraha sababay DAAWO

Muqdisho 28. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa sheegay in guddi loo xil-saaray isku-dhacyadii dhexmaray ciidammo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya. Isku dhacyadii ciidamada dhexmaray waxaa ku geeryooday ku dhawaad shan askari halka afar kalena ay ku dhaawacmeen.   Mid kamid ah iska hor imaadyada waxaa uu ka dhacay…

Read More