Mudanayaasha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land oo Shaaciyey inay Maamuus ka Xayuubin Ku Samayn Doonaan Madaxweyne Gaas Iyo Ku Xigeenkiisa Camey DAAWO

Garowe 20. July 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaanada maamul goboleedka Puntland ayaa soo jeediyay in maamuus ka xayuubin lagu sameeyo madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland, islamarkaana codka kalsoonida lagala noqdo. Waxay sheegeen in madaxwaynaha iyo ku-xigeenkiisu aysan aqoonsanayn Baarlamaanka, waxayna soo jeediyeen inay Codka kalsoonida kala noqdaan C.wali gaas iyo ku xigeenkiisa. https://www.youtube.com/watch?v=uFHdboLorQE

Read More

Xisbiga WADDANI oo Xaflad Ku Qaabilay Siyaasiyiin Ruug-cadaaya iyo Haldoorka Reer Hargeysa oo Ku Soo Biiray SAWIRO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey siyaasiyiin miisaan culus ku leh saaxadda siyaasadda dalka iyo weli ba haldoor aad u tira badan oo ka soo jeeda magaalada Hargeysa, ayaa maanta lagu qabtay hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Xafladdan oo…

Read More

Fadhigii Maanta ee Golaha Wasiiradda Somaliland oo Lagu Ansixiyey Laba Xeer & Waxay u Kala baxaan SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):-Kulankii Golaha wasiiradu khamiista ku yeelan jireen qasriga madaxtooyada Somaliland oo tirsigiga kalfadhigiisu ahaa 222aad maanta oo ay taariikhdu tahay 20.07.2017   oo uu shir gudoominayey madaxweynaha qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa cod loogu qaaday ansixinta laba xeer oo kala ah Ansixinta qorshaha horumarinta qaranka ee 2aad. Ansixinta xeerka baadhista,…

Read More

Shaqo Joojin Socota Maalintii Labaad oo ay Sameeyeen Shaqaalaha Muruq Maalka ah ee Dekeda Berbera Iyo Aamusnaanta Shirkadda DPW ee Maamusha Dekeda Berbera

Berbera 20. July 2017 (SDN/QJ):- Shaqaalaha waxna rogo waxna rara ee dakadda Barbara ayaa maalintii labaad galay shaqo joojin ay sameeyeen waxaanay ka cabanayaa Xuquul la,aan ay kala kulmeen shirkadda gacanta ku haysa dakadda barbar ee D.P.World. Shaqaalahan ayaa sheegay in xataa haddii qofku ku dhaawac ama waxyeelo ka soo gaadho hawsha ay hayaan ee rarista ama…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Digreeto Ku Magacaabay Laba Degmo oo Cusub Iyo Gobolada ay Ka Tirsan Yihiin

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4911/072017 oo uu soo saaray maanta uu ku magacaabay laba degmo.   Madaxweynuhu:   Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad iyo Qodobka 109aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;   Markuu Arkay:                     Qodobka 10aad ee Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka oo tilmaamaya wax-ka-beddelidda Qaab-dhismeedka Dalka;…

Read More

”Kulmiye Maan ahayn ee Waaba la ii Diiday,Madaxweyne Siilaanyana Xaaladiisuu…Muuse Biixina….”’ Siyaasi Ismaaciil Yarre DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha ee Xukuumadii Rayaale ahaana Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedkii Dalsan oo Ku Biiray Maanta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay in Loo diiday Xisbiga Kulmiye inkasta oo uu Urur Siyaasadeedkiisii iyo Isaguba ku Biireen hadana waxa uu Sheegay inaanu qayb ka ahayn…

Read More

Siyaasi Cabdilahi Darawal Oo Si Adag Uga Hadlay Inuu Xisbiga Waddani Ku Biiray & Xubnaha Beri Sida Rasmiga ah ula Midoobaya DAAWO

Hargaysa 19. July 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi C.laahi Xuseen Iimaan oo Ku Magac dheer ‘’C.laahi Dareewal’’ Xilal Wasiirnimana ka soo qabtay Xukuumadihii ay kala hogaaminayeen Madaxweyneyaashii Hore ee Somaliland Sida Marxuun Cigaal iyo Daahir Rayaale ayaa ka hadlay Warar Sheegaya inuu Maalinta Beri ah ku biiri doono Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. https://www.youtube.com/watch?v=M_T0AzcGMSg&feature=share Dhinaca Kale Waxaa…

Read More

Cali WARRAN-CADDE Oo Sheegay In Somaliya U Diyaar-garoobayso Inay Somaliland Xoog Ku Muquuniso

Hargaysa 19. July 2017 (SDN/QJ):- La-taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland Cali Maxamed Warran-Cadde oo safar ku jooga Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa soo saaray War-Saxaafadeed uu kaga digay Shirqool uu sheegay inay Soomaaliya u Maleegayso Somaliland. War-Saxaafadeedka Cali Warran-cadde oo soo gaadhay Qurbejoog.com, ayaa u qornaa sidan “Waxaa Muuqata Inay  Soomaaliya u diyaar-garoobays Sidii  ay…

Read More

“Markaynu Helno Somaliland la Wada leeyahay, waa Macquul in Natiijo laga gaadho Wadahadalka Soomaaliya..” Cali Khaliif Galaydh

Buuhoodle 19. July 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inaanay marnaba is-faham ku dhammaan doonin wadahadallada u dhexeeya dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, haddii aan wax laga beddelin sida loo waajaaho. Inkasta oo laga soo bilaabo 2015-kii aanay socon oo ay hakad ku jireen wadahadallada sannadihii 2012 illaa 14 u socday Somaliland…

Read More

Baarlamanka Puntland oo Kalsoonida kala Noqday Xukuumaddii Maamulka iyo Madaxweyne Gaas oo ka Hadlay DAAWO

Garowe 19. July 2017 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay  ku yeesheen xaruntooda Garoowe, ku kala diray oo Kalsoonida kala noqday Xukuumadda Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo ay ku eedeeyeen inay noqotay Xukuumad ka aan xaaladda Puntland ku jirto ka saari karin oo ku fashilantay inay si habboon u…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Daboolka Ka Qaaday in Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani ay Jebiyeen Kuna Gefeen Heshiiskii Anshaxa Kaadh Qaybinta DAAWO

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ay Weheliyaan Guddida anshaxa Kaadh Qaadashadda Iyo Wakiiladda Sadexda Xisbi qaran ayaa Kulan ay ku yeesheen Xarunta Komiishanka waxay ku Sheegeen in labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani ay ka sameeyeen Gobolka Togdheer ficilo ka dhan ah Xeerkii anshaxa Kaadh qaadashada ee ay Sida wada Jirka…

Read More

Xoolaha Somaliland oo Moosinka Xajka ee Sannadkan Sucuudiga la Gaynayo & Dhismayaal uu Madaxweyne Ku Xigeenku Xadhiga ka Jaray DAAWO

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md: C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti balaadhan  oo uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ku tagay magaalo xeebeedka Berbera wuxuuna Madaxweyne ku xigeenku xadhiga ka jaray Baan Iyo Hotel uu hirgaliyey Ganacsadaha Maxamed Siciid (Dahabshiil) Waxaa Kale oo Madaxweyne Ku Xigeenku Kormeer ku Soo Maray Xarunta…

Read More

Xisbiga UCID oo Dhexdhexaad la’aan iyo Xaglin ku eedeeyey Komishanka & Guddiga Anshaxa doorashada DAAWO

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa Xisbiga Kulmiye ku eedeeyey inuu weli olole qaawan oo Xukuumaddu ku garab-siinayso ka sii wado gobolka Togdheer oo ay sheegeen in uu fadhiyo Guddoomiye Muuse Biixi iyo Masuuliyiin uu hoggaaminayo oo halkaas ka wada olole lacag badan loogu isticmaalayo Qabaa’ilka Togdheer.   Waxay…

Read More

Wasiirka Ganacsiga Oo Ku Eedeeyey Mas’uuliyiinta Dawladda In Aanay Ku Kalsoonayn Lacagta Somaliland

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland,  Dr Cumar Shucayb, ayaa  sheegay inaanu dalka ka jirin wax sicir-barar ahi, balse uu ka jiro sarrif barar iyo qiimihii lacagta waddanka oo hoos-u-dhac ku yimid. Waxaannu tilmaamay in xaalado dhawr ah oo is biirsaday ay  sabab u yihiin kuwaasoo uu…

Read More

Madax-dhaqameed Iyo Siyaasiyiin Reer Khaatumo Ah Oo Dawladda Soomaaliya Ka Codsaday Inay Sugto Amniga Shir Lid Ku Ah Somaliland Oo La Qorsheeyay In Buuhoodle Lagu Qabto  DAAWO

Muqdisho 18. July 2017 (SDN/QJ):- Madax-dhaqameed, Siyaasiyiin iyo Waxgarad ka mid ah Beelaha Gobolka Sool oo 13-kii illaa 16-kii bishan uu Shir uga socday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya, ayaa Shalay soo gebogabeeyay Shirkaasi, kana soo saaray War-murtiyeed lagu soo ururiyey waxyaabihii ka soo baxay Shirkaasi. Shirkan oo ay ka qayb-galeen Xubno uu ka…

Read More