Macluumaad Muhiim ah oo Laga Soo Xigtay Sirdoonka Maraykanka oo Sheegay in Imaaraadku uu Lahaa Fikirka ay Dalalka Khaliijku Xidhiidhka ugu Jareen Dalka Qatar

Washington 21. July 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska Washington Post oo soo xiganaya saraakiil Sirdoon ah ayaa qoray in 24-kii bishii May la qabsaday wakaaladda wararka Qatar, kadibna lagu daabacay hadallo loo tiriyey amiirka dalkaas Sheikh Tamim Bin Hamad al-Thani, oo uu ku ammaanayo Iran iyo ururka Xamas, kuwaasi oo qiil looga dhigtay in xidhiidhka loo jaro…

Read More

Khilaaf Soo Kala dhex galay Kuwait Iyo Iran oo Sababay in Kuwait 48 Saacadood u qabatay inuu Safiirka Iran kaga Baxo dhulka Kuwait

Kuwait 21. July 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Kuwait ayaa xalay Safiirka jamhuuriyada Iran u qabatay muddo 48 saacadood ah inuu kaga baxo wadanka Kuweyt. Go’aanka Dalka Kuwait ayaa yimid ka dib khilaaf ku saabsan dad u dhashay Jamhuuriyada Iran oo ay Kuweyt ku eedaysay inay ku leg leeyihiin arimo dhanka basaasida ah. Wakaalada wararka ee routers…

Read More

Madaxweynaha Turkiga oo Socdaal Taariikhi ah Ku Tegi Doona Dalalkii Go’doomiyey Waddanka Qatar

Istanbul 21. July 2017 (SDN/QJ):- Xarunta Madaxtooyada Dalka Tuirkiga ayaa shaacisay in Madaxweyne Rajab Dayib Ordogan uu ku talo jiro in uu booqdo Boqortooyada Sucuudiga, Kuweyt iyo Qatar inta lagu jiro 23 ilaa 24 bisha July. Madaxweynaha Turkigu waa saaxiibka ugu dhow ee la saftay dawlada Qatar, khilaafkeeda ay kula jirto dalalka jaarkeeda ah Sucuudiga,…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar oo Shaaciyey inay Fashilmeen Xulufadii Sucuudiga ee Go’doomisay Dalkiisa & Talaabo uu ku dhawaaqay

Doha 21. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dalka Qatar Md Cabdiraxman Bin Maxamed Oo Ku Sugan Caasimada Turkiga Ee Ankara Ayaa Ku Dhawaaqay  Inay Fashilmayaan Xulafada Sucuudigu Hogaamiyo Ee Cunaqabaynta Iyo Go’doominta Galiyay Dalka Qatar, Isaga Oo Xusay In Ujeedooyinkoodu Ka Hor Imanayaan Xeerarka Caalamiga Ah.           Mr Cabdiraxman…

Read More

Todobaadka Beri Bilaabmaya oo Aqalka Koongarayska Maraykanku soo Gole Joojin doonaan Wiilka ugu Weyn ee Madaxweyne Trump & Eedaha loo haysto

Washington 21. July 2017 (SDN/QJ):- Gudi Wadajir Ah Oo Ka Kooban Labada Gole Ee Odayaasha Iyo Koongareeska Maraykanka Ayaa Todobaadka Beri oo Sabti ah bilaabmaya u balansan In Ay Kulan Xaqiiqo Raadin Ah La Qaataan Wiilka Ugu Wayn Ee Uu Dhalay Madaxweyne Donald Trump, Agaasimahii Olalahiisa Doorashada Madaxtiniimada Iyo Nin Uu Sodog U Yahay. Kulankan…

Read More

Gabadh Da’yar Oo Ku Guulaystay Kaalinta 1aad Ee Imtixaankii Shahaadiga Ah Ee Dalka Masar

Qaahira 21. July 2017 (SDN/QJ):- Ardayda wax ka barata Dugsiyada dalka Masar ayaa waxay u tartamaan sidii ay u keeni lahaayeen dhibco sare marka ay u fadhiistaan imtixaanka shahaadiga ah ee Dalkaasi. Haddaba, gabadh magaceeda la yidhaahdo Maryam isla markaana Da’deedu tahay 17 jir ayaa waxay ku guulaysatay inay keento 99%, Maryam oo guusha ay…

Read More

Qiso Xanuun Badan oo Sucuudiga Ka Dhacday Waa Nin Qudha Ka Jaray Hooyadii & Walaashii & Laba Carruur Ah Oo Uu Abti U Ahaa !

Riyadh 21. July 2017 (SDN/QJ):- Isticmaalka maandooriyayaasha kala duwan ayaa ah mid aad ugu dhex faafay Dadka ku nool Dalkaasi Sucuudiga gaar ahaan Da’yarta, haddaba waxa dalka Sucuudiga ka dhacday dhacdo aad u naxdin badan oo ka yaabisay guud ahaan dadka ku nool Magaalada Madiina. Nin Da’diisu tahay 30 jir ayaa waxa uu qudha ka…

Read More

Madaxweyne Donald Trump oo Hay’adda Sirdoonka ee CIA Ka Dalbaday inay Joojiyaan Tababarada ay siiyaan Ururada Hubaysan ee Suuriya

New York 21. July 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska (Washintong Post) Ee Kasoo Baxa Dalka Maraykanka Ayaa Daabacay In Madaxweyne Trump Ku Amray Hay’adda Sirdoonka Dibada Ee CIA-Da In Ay Joojiyaan Taageerada Iyo Tababarada Ay U Fidiyaan Ururrada Hubaysan Ee Kasoo Horjeeda Xukuumada Bashaar Al Asad Ee Dalka Suuriya. Wargeysku Waxaa Kale Oo Uu Sheegay In Taakulayntan…

Read More

Muqdisho:Xeer Ilaaliyaha Qaranka Oo Soo Saaray War Walaac Ku abuuray Xildhibaanada Dawlada Federaalka Qaarkood

Muqdisho 21. July 2017 (SDN/QJ):- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa shaaciyey iney muhiim tahay fulinta go’aankii ka soo baxay dib maxkamada sare ee sheegayey in dib loogu laabto doorashada 8 ka mid ah Kuraasta Xildhibaanada Baarlamanka Somalia. Waxaa uu intaa ku daray in xildhibaanada 8-da ah looga bahan yahay inay…

Read More

Wiil uu Dhalay Madaxweynaha Suuriya oo ka hadlay Xaalada Dagaal ee Dalkiisa ka taagan Xili uu ka Qayb galayo Tartan Ciyaareed!!

Brazil 21. July 2017 (SDN/QJ):- Xaafid bashaar Al-asad oo uu dhalay madaxweynaha Suuriya oo Dalka Brazil kaga qaybgelya tartanka ciyaaraha ee Junior-da ayaa ka sheekeeyey aragtidiisa ku aaddan waxa dalkooda ka soconaya iyo mustaqbalkiisa cilmiyeed iyo ka xirfadeed. Xaafid oo ku sugan Magaalada Rio-Dejinerio waxa uu waraysi siiyey koox warfidiyeeno ah oo ka socday GLOBO…

Read More

Maxkamada Urdun oo Askari Dalkaasi u Dhashay Ku Xukuntay Xabsi Daa’in, Maxaa Sababay in Xukunkaas lagu rido

Jordan 21. July 2017 (SDN/QJ):- Maxkamada ku taal dalka Urdun ayaa askari reer Urdun ah ku xukuntay xabsi daa’in, askarigan ayey maxkamadu ku heshay inuu diley saddex askari oo ahaa tababarayaal Maraykan ah sannadkii hore oo ku diley meel ka baxsan saldhig milatari oo ay hawl tababar ka wadeen. Maxkamada Milatariga ee Camaan ayaa askarigan…

Read More

Jab’hada Xoraynta Muslimiinta Filibiin oo Wada Xaajood la Furaya Xukuumadda Filibiin & Heshiis Hor dhac ah oo Dhex maray

Filibiin 21. July 2017 (SDN/QJ):- Jabhada ka soo horjeeda dawlada Filibiin ayaa sheegtay inuu bilaabmay wadaxaajood u dhexeeya dawlada iyo iyaga. Jabhada Moro ee xoreynta muslimiinta Filibiin ayaa sheegay inay kulmi doonaan wakiilo ka kala socda labada dhinac dhawaan, taasi oo la doonayo in lagu soo afjaro dagaalo faraha lagaga gubtay oo beryahan dhexmarayey ciidamada…

Read More

”Raga Hareerahayga Taagani Waxay Inoo Bilaabeen Albaabkana ka Fureen Somaliland-ta aan Ku Riyoonayo Taas oo ah Somaliland…,Hadaan Talada Dalka Ku Guulaysto Waxaan ka Daba Tegi doonaa Hanti Kasta oo Laga Musuq Maasuqay Qaranka”Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo Maanta ka hadlayay Munaasibad Loo Sameeyay Siyaasiyiin Ku Soo Biiray Xisbiga Waddani ayaa Balanqaaday in Hadii Xisbiga Waddani Hogaaminta Qarankan ku Guulaysto inay ka daba tegi doonaan Nooc kasta oo ka…

Read More

Guddiga Doorashooyinka oo Lacag aan la garanayn Ku Ganaaxay Kulmiye iyo Waddani, Go’aammana Shaaciyey DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Guddiga doorashooyinka iyo Guddiga Anshaxa doorashooyinka Somaliland, ayaa Lacag aan la garanayn nooceeda iyo caddadkeeda toona ku ganaaxay Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani, kuwaas oo ay sheegeen inay jebiyeen qodobbo ka tirsan Xeerka Anshaxa doorashada iyo Kaadh-qaybinta, isla markaana si badheedh ah u sameeyey olole sharci-darro ah oo aan wakhtigiisii la…

Read More

‘’Xisbigani Wuxuu Axsaabta Dheer Yahay Xisbi Cid u Suntan ma aha,Xisbi Reer u Suntan ma aha,Taas waxaa u Daliil ah Wax soo Gala Aniga Iyo Xirsi ayaa u Danbaynay’’ Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee X.Waddani DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, oo Maanta ka hadlayay Xaflad uu Xisbigiisu u Sameeyay Siyaasiyiin ka soo baxay Xisbiga Kulmiye Kuna soo biiray Waddani ayaa ku Tiiqtiiqsaday Sidii uu u Burin lahaa Weedho inta badan lagu Xajiimeeyo Xisbigaa Waddani oo loo Sibir Saaro inay Beel Qudhi…

Read More

”Kulmiye Qabyaalad ma Ku Ogaydeen Wuxuu Ku darsaday Qiimayn la’aan Dadeed,Wuxuu Xubnahan Ku Sheegay Hadhaa Iyo Huubo” Hogaamiyaha Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay in Waxyaabaha Xisbigii Kulmiye ee uu Hore uga Tirsanaa uu Maanta Caanka ku noqday ay ka Mid tahay Qabyaalad Iyo in aanu Qiimayn dadka la Jooga. Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Maanta ka hadlayay Xaflad Xisbigiisu u Sameeyay Siyaasiyiin Hore uga  Tirsanaa…

Read More

Guddoomiye Cirro oo Hada Baaq Nabaddeed u Direy Beelo Dirir Ku Dhex-martay Deegaanka Ceel-Afweyn AKHRI/DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxa uu caawa fiidkii si deg-dag ah uu baaq nabaddeed ugu direy laba beelood oo walaalo ah oo mar kale dirir colaadeed ay ku dhex-martay deegaanka Darar-weyne ee degmada Ceel-afweyn. Dr.Cabdiraxmaan Cirro oo hada la hadlay warbaahinta, ayaa waxa…

Read More

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Dagaal Laba Beelood ku Dhex maray Dararweyne ee Gobolka Sanaag

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Dagaal ayaa Maanta deegaanka Dararweyne oo ka mid ah Degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag ee Somaliland, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkan oo daba socday Dagaallo dhowr jeer oo hore halkaa ku dhex maray laba Beelood oo Walaalo ah oo wada dega deegaanka Dararweyne, ayaa waxa ku…

Read More