Gudoomiyeyaasha Xisbiyadda Waddani Iyo Kulmiye oo ka Hadlay Dagaal Beeleedka ka Qarxay Deegaan ka Tirsan Gobolka Sanaag Kana Hadlay Kulan ay la Qaateen Shirgudoonka Golaha Guurtida Somaliland DAAWO

Hargaysa 22. July 2017 (SDN/QJ):-Labada Gudoomiye ee Xisbiyadda Waddani Iyo Kulmiye Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Si wada Jir ah uga hadlay Xaalada Colaadeed ee ka soo Cusboonaatay Deegaamo ka Tirsan Gobolka Sanaag. https://www.youtube.com/watch?v=J5fp0n7vwyo https://www.youtube.com/watch?v=m88DNq0-0X0

Read More

“Dadka Deegaamada Ceel-Afweyn, Dararweyne Iyo Dogoble Waxaannu Leenahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Wuxuu Ciidamada Qaranka Amray Inay Tallaabo Adag Qaadaan,.” Wasiirka Madaxtooyadda JSL SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 22. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa xubno wasiir ah oo ka tirsan Xukuumadda Somalian doo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta miiska saraakiisha ee Ciidanka qaranka ayaa ka hadlay xaalada colaadeed eek a taagan Deegaano hoos yimaado Ceel-afweyn.   Wasiirka Madaxtooyada ayaa sharaxay go’aamo Xukuumaddu ay ka…

Read More

Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Degmada Ceel Af-weyn Oo Korodhay Iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay + DAAWO

Hargaysa 22. July 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Dagaal laba Beelood ku dhex maray Tuulada Dararweyne oo ka tirsan Degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag. Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Dagaalkaasi ay ku dhinteen 7 Ruux oo Maleeshiyaadka ka mid ahaa, kuna…

Read More

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Ganaax iyo Digiin u diray Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani,Xukuumadana u soo Jeediyey in Loo Sinaado Warbaahinta Qaranka Kana Digay Gaadiidka Dawlada ee la adeegsado Muuqaal dhan DAAWO

Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Kulan ay ku Yeesheen Xaruntooda Magaaladda Hargaysa waxay digniin iyo Ganaax u direen labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani oo Jebiyey Xeerka anshaxa kaadh qaybinta Codbixiyeyaasha,iyagoo u bedelay hannaan olole Siyaasadeed. Waxa ay Komiishanka Doorashooyinka Qaranku u soo Jeediyeen Xukuumadda inay ku daba gasho xisbiyada sidii…

Read More

Dhoofka Xoolaha Somaliland Oo Moosinka Xajka Bilaabmaya Iyo Xoolihii Ugu Horreeyay Oo Ku Jira Maxjarrada Berbera

Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Dhoofka Xoolaha nool ee Somaliland oo muddo xayirnaa,ayaa dib u bilaambaya isla markaana waxaa si toos  ah dekedda Berbera  toddobaadkan ka dhoofaya xoolihii ugu horreeyay ee ka dhoofa marsadaas. Wasiirka Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo ka hadlayay Magaaladda Berbera ayaa Shaaciyey in Warka uu ummadda Somaliland…

Read More

“Guriga Gabiley Waxaanu Ku Kiraysannay Sharci, Haddana Waxa La Leeyahay Xisbigu Deegaanka Maaha,Sidoo Kale Ninkii Hunguri ka Hayo Kursiga Gudoomiyaha G.Wakiiladdu ha soo Diyaar garoobo..” C.raxmaan Cirro DAAWO

Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Xukuumadda Somaliland iyo Xisbigeeda KULMIYE ku eedeeyay inay Gobolka Gabiley iska xigsiinayaan Xisbiga WADDANI isla-markaana ay karantinimaynayaan. Guddoomiye Cirro oo la hadlay Telefiishanka Star, ayaa wax laga xumaado ku sheegay in Guri uu Xafiis ahaan Magaalada Gabiley uga…

Read More

Haweenaydii u horreysay Soomaalida ee Duuliye Diyaarad Millateri Noqota oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey DAAWO

Muqdisho 21. July 2017 (SDN/QJ):- Asli Xasan Nuur Cabaade oo ah Gabadhii ugu horreysay ee Soomaaliyad ah ee Duuliye noqota wakhtigii dawladdii Millateriga Soomaaliya, waxaanay ka mid ahayd Duuliyeyaashii Ciidammada Cirka Dawladdii Burburtay, ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, iyada oo ka soo noqotay waddanka Maraykanka oo ay deggan tahay. Asli…

Read More

“Haddii Aanay Somaliland Ka Qayb-qaadan Aftida Dastuurka, Waxaynu U Muuqaneynaa Inaynu Ka Maaranay..” Soomaaliya

Muqdisho 21. July 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay sheegtay inaan Dastuurka ku meel-gaadhka loo qaadi karin Afti Dadweyne, haddaanay ka qayb-qaadanayn Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland. Xukuumadda Soomaaliya ee uu Hoggaamiye Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo), waxay sheegtay inay muhiim tahay in laba Sannadood ka dib Dastuurka ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya loo qaado…

Read More

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Libin uu Sheegay inuu Ku haysto Gobolka Togdheer,Halka uu Gudoomiye Muuse Biixi ku eedeeyey Inuu Xisbigiisu Musuq Maasuqay Kaadhadh Codbixineed DAAWO

Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay inay u cadahay Guul uu Xisbigiisu ka soo Hooyo Doorashadda Madaxtooyadda ee Somaliland ka dhici doonta 13-ka bisha November ee Sannadkan. Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Waraysi siiyay barnaamijka hal adayg ee Ka baxa telefishanka HCTV ayuu kaga…

Read More

‘’Cali Guray Maxaa Bedelay Hadalkaagii ahaa Hadii Muranka Xisbiga Ucid nalooga adkaado Waxaan ku Biiri doonaa Xisbiga Waddani ee aad hadana La Midowday Kulmiye,Sidoo Kale Waxaad Muuse Biixi ku Sheegtay inaan Lagu aamini Karin…’’ Su’aalo Xasaasi ah iyo Jawaabta Cali Guray DAAWO

Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ oo Mudo dheer soo ahaa Mucaarid haatana aan Weli u Muuqan Muxaafid isagoo ku biiray Xisbiga Kulmiye laguna yaqaan inuu Mawqif cad ka istaago Wixii Madmadow ka galo ayaa si faahfaahsan uga hadlay Sababta uu u bedelay aragtidiisii ahayd in hadii Murankii Xisbigii Ucid…

Read More

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Idaacadda Bbc-da Mar kale ku eedeeyay Dhex dhexaad la’aan & Jawaabta Weriye Axmed Siciid Cige DAAWO

Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Mar kale Waxa uu ku eedeeyay Idaacadda BBC-da Gaar ahaan laanteeda afka somaligu inaanay dhex dhexaad ka ahayn arrimaha Somaliland iyo Somalia. Wasiir Caddaani ayaa Sheegay in idaacadda BBC-du ay ka masuugto waxqabadka ay ummada Somaliland ku talaabsadeen…

Read More

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo Eedayn u Jeediyey Dawladda Jabuuti Halka uu Sidoo Kalena dhaliilo Warbaahinta u Mariyey Xukuumadda & Xisbiga Kulmiye ee uu ka Tirsan yahay DAAWO

Saylac 21. July 2017 (SDN/QJ):- Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo haatan Booqasho ku Jooga Dalkiisa hooyo ee Somaliland isla markaana Kormeer ku tegay Gobolka Salal ee xaruntiisu tahay Magaaladda Taariikhiga ah ee Saylac ayaa ka warbixiyey Dhacdo Dhib ku ah Bulshada degta Jiido ka mid ah Gobolkaasi Taas oo ay Dhibkaasi kaga imanayo dhanka dalka…

Read More

Wasiir Caddaaniga Warfaafinta Oo Sheegay In Masiirka Dalka Aan Lagu Aamini Karin Guddoomiyaha Waddani oo Sida uu Hadalka u Dhigay u Hadli waayay Qarankiisa!!

Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigalinta  Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani),  ayaa sheegay in aan masiirka dalka lagu aamini karin Murrashaxa xisbiga WADDANI ahna guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cabdiraxmaan  Cirro). Wasiirku waxa uu  ku eedeeyay guddoomye Cirro in aanu maalin qudha u jawaabin dawladda Soomaaliya ee farogalinta…

Read More

“Deegaankaan Ka Soo Jeedo Waxaa Laga Dhigay Dhul Rag Siyaasiyiin ahi Xidheen, Somaliland-na..” Xildhibaan Saleebaan Cali Koore DAAWO

Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, kana soo jeeda gobolka Sool, ayaa sheegay in deegaannada uu ka soo jeedo laga gedoomiyey horumarka ka socda gobollada kale ee dalka, isla markaana deegaannadaasi laga dhigay Dhul u xidhan Rag Siyaasiyiin ah, taasna aanay Somaliland aqbali doonin. Xildhibaan…

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘‘Hadafka Dheer”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

Xukuumadda Oo Sheegtay Inay Xoojinayso Xidhiidhkeeda Midowga Yurub, Ka Dib Safiirka Denmark Ee Soomaaliya Oo Yimid Somaliland

Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay xoojinayso Xidhiidhka ka dhexeeya Dalalka Midowga Yurub.   Sidaasi waxa sheegay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ka dib markii uu Magaalada Berbera kulan kula yeeshay Safiirka Dawladda Denmark u qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland oo Doraad Dalka yimid. Wasiirka Madaxtooyada ayaa kulanka uu la…

Read More

Maraykanka oo Xukuumadda Qatar Ka Difaacay Eedayntii Taageerida Argagixisada ee Xulufada Sucuudigu ku Calaamadiyeen & Af kala Qaadka Xulufada!! DAAWO

Doha 21. July 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Maraykanka ayaa ka difaacday dalka Qatar eedayntii uga timid xulufada uu Sucuudigu hogaamiyo ee ku saabsand inuu dalkaasi taageero dhaqaale u fidiyo Ururada argagixisada ee caalamiga ah. https://www.youtube.com/watch?time_continue=1&v=Qqnk4a3lzJs

Read More