Bannaan Bax ka dhacay Degmadda Sheekh Iyo Calankii Xisbiga Waddani Oo La Diiday in La Qaato,Cidii Xisbigaas Taageertana la Xidhayo DAAWO

Sheekh 18. July 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Bulshada ku Dhaqan Degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil ayaa oo isugu soo baxay banaan bax ayaa sheegay in Taliyaha Booliska ee Degmada Sheekh uu u diiday inay sameeyaan wax Mudaharaad ah isla markaana uu amar ku bixiyey in la Xidho Cid kasta oo Taageero u Muujisa…

Read More

‘’Muuse Biixi Waa Run oo Waa Mujaahid Laakiin Meeye Mujaahidiintii Kale Intuu Naaxay ee uu Qasriyo Dhistay,Waa kuwaas Kuwii Kale Gidaarka Ku Gaajoonaya’’ Siyaasi Cali Guray DAAWO

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Cali Guray ‘’Anigu Mujaahid ma ihi, Muuse Biixi Mujaahid ma aha, Muuse biixi Waa Run inuu Mujaahid yahay Laakiin Meeye Ragii Kale ee Mujaahidiinta ahaa Saw kuwan Gidaarada fadhiya ee Cawlan,intuu Isagu kala balaadhay Intuu Qasriyo dhistay intuu adduunyo kala Wareejistay, eeg Mujaahidiintii Kale waa kuwaa gidaarada ku gaajoonaya’’. Maanta…

Read More

Xildhibaanno Sheegay Ceebo hadheeyey Miisaaniyadda Dawlada Federaalka oo Baarlamaanka loo Gudbiyey DAAWO

Muqdisho 18. July 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, ayaa Oddoros-miisaaniyeedka Dawladda ee 2017 u gudbisay Golaha Baarlamaanka Federaalka, waxaana oddoros-miisaaniyadeedkaas Xildhibaannada qaar shaaciyeen inay tahay Miisaaniyad dhinac ka raran oo loogu kala eexday Maamul-goboleedyada dalka ka jira oo Qaarna Lacag badan loogu daray, qaarna waxaan u qalmin loogu daray. Maamul-goboleedyada Soomaaliya ee Puntland, Jubbaland, Koonfur-galbeed,…

Read More

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Oo War Cad Ka Soo Saartey Sababtii ay Somaliland Miisaniyada Uga Reebtey!

Muqdisho 18. July 2017 (SDN/QJ):- Abdirahman Ducaale Beyle Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa ka Hadley sababtii Somaliland looga reebey miisaaniyad sanadeedka Dowladda ee baarlamanka la hor geeyey.   Wasiir Bayle oo saxaafada la hadlayey ayaa waxaa uu sheegey in Somaliland ay miisanyad sanadeedkan uga saareen, maadama ay wadda hadalo iyaga iyo dowladda dhaxe u socdeaan,…

Read More

Gudoomiyaha Deegaanka Balanbaal Ee Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Gudoomiyihi Xisbiga Waddani Ee Degankaasi Oo La Dhaawacay DAAWO

Burco 18. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Deegaanka Balanbaal oo ka tirsan Gobolka Togdheer ayaa Sheegay in Wefti uu hogaaminayo Gudoomiyaha ahna Murashaxa jagada madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye ay tacadiyo ka gaysteen deegaankaas kadib booqasho uu ku tegay jiida deegaankaasi isla markaana Ciidamadda la socday Gudoomiye Muuse Biixi ay dhaawaceen Gudoomiyihii Xisbiga Waddani ee Deegaankaas.

Read More

Dawladda Masar oo Ku Soo Rogtay Dadka u dhashay Qatar inay Qaataan Fiise dal ku Gal ah Hadii ay Masar Tegayaan

Qaahira 18. July 2017 (SDN/QJ):- Dawlada masar ayaa ku soo rogtay fiisayaasha dal ku galka dadweynaha u dhashay wadanka Qatar ee Doonaya inay Dalka Masar yimaadaan. Afhayeen u hadlay Hay’ada Socdaalka ee Masar oo u waramay Wakaalada wararka ee Anadol waxa uu sheegay in laga bilaabo maalinta khamiista ee soo socota ay dadweynaha reer Qatar…

Read More

Xukuumadda Turkiga oo Mar Kale Dalbatay in La Kordhiyo Muddada Xaaladda Deg Dega ah uu ku Jiro Dalkaasi

Istanbul 18. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Turkiga ayaa doonaysa in muddo sadex bilood ah oo kale lagu kordhiyo xiliga xaaladda degdega ah ee wadanku ku jiro. Bayaan ka soo baxay Xafiiska Raysalwasaaraha turkiga Bin Cali Yerdim ayaa lagu sheegay in xukuumadu u baahan tahay in la sii wado xaalada degdega ah ee dalka lagu soo…

Read More

Baabuur Nooc Cusub ah Oo Aan Horey Loogu Arkin Magaalada Muqdisho oo Ka Soo Muuqday Wadooyinka Magaaladaasi Colaaduhu Daashadeen DAAWO

Muqdisho 18. July 2017 (SDN/QJ):- Baabuur nooc Cusub ah oo aan horey loogu arkin magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka soo muuqday wadooyinka magaalada Muqdisho iyadoona ay arintaas si weyn u soo dhaweeyeen Shacabka ku nool magaaladaas Muqdisho. Baabuurkaan oo ah nooca Raaxada ee loo yaqaan Limousine ayaa waxaa lagu magacaabaa Lincoln…

Read More

Nin Tuug ah oo Bangi Dhacay Isla Markaana Isku dayay inuu Ku Baxsado Gawaadhi Tiro badan oo uu Dadkii watay Xoog kaga Dajiyey iyo Dhibka dhacay!! DAAWO

Washington 18. July 2017 (SDN/QJ):- Nin Tuug ah oo talada ka xumaatay ayaa isku dayay in uu gawaari fara badan ku baxsado ka dib markii uu soo dhacay Bangi balse waxaa Ninkaan dusha sare ka duubeysay Diyaarad Helikoptar ah oo ay wateen ciidamada Booliiska . Ninkaan baxsadka ah oo dhoor Km la bursanayay ayaa intii…

Read More

Warbaahinta Ururka Daacish oo Qirtay in la Khaarajiyey Hogaamiyahoodii Al Baqdaadi Iyo Cida Bedeshay oo ay Shaaciyeen

Xalab 18. July 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah warbaahinta ku hadasha afka ururka la magac baxay Qilaafada Islaamka ee Daacish ayaa qiray dhimashada hogaamiyahoodii Abu Bakar Al Baqdaadi oo maalmahaan dambe dhimashadiisa la war hayay . Warar hor dhac ah oo ka soo baxaya kooxda Daacish ayaa waxa ay sheegayaan in Abu Bakar Al…

Read More

“Qofku isagoo fadhiya gurigiisa ayuu kelmad wanaagsan oo baraha bulshada Facebook, Whatsup geliyo ku hanuunin karaa boqolaal kun oo qof…”Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa cadeeyey hadii qofku waxba ku wacdiyi waayo, xafiiska, goobta ganasiga, tolka, iyo reerkaaga, waxuu noqonayaa qof aan naftiisa & diintiisa ku kalsoonayn, Ilaahayna wuu weydiinayaa aakhiro. Qeybtii labaad ee khudabadii Sheekh Maxamed oo hore kaga hadlayey waajibaadka in diinta islaamka la faafiyo iyo faa’iidooyinka…

Read More

Sawirka Marwada Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Iyo Aragtiyaha Laga Bixiyey !

Waqooyiga 18. July 2017 (SDN/QJ):- Xaaska Madaxweynaha Dalka Kuuriyada Waqooyi ee magaceeda la yidhaahdo Rai Sool, oo aan had iyo jeer la arag iyada oo wehelinaysa Sayigeeda Kim Jung Own oo ah Madaxweynaha Dalkaasi K.Waqooyi. Haddaba, wakaalada wararka ee Dalkaasi K.Waqooyi ayaa waxay aad u qaada dhigtay Sawir iyo Muuqaal Muujinaya Madaxwaynaha iyo Xaaskiisa oo…

Read More

Waa Kuma Ciyaartoyga Ugu Dheer Ciyaaryahanada Kubbada Kollayga ee Adduunka !

Romania 18. July 2017 (SDN/QJ):- Ciyaartooyga kubbada Kollayga ciyaara ee adduunka ayaa had iyo jeer lagu soo xullaa ama loo tixgaliyaa Dhererkiisa iyo awoodiisa Caafimaad, haddaba waxa dhawaan la shaaciyay ciyaaryahanka ugu dheer ciyaaryahanada Kubbada Kollayga ee guud ahaan Dunida, kaasi oo la sheegay inuu yahay wiil 16 jir ah oo u dhashay Dalka Romania….

Read More

Sannad Kadib: Qisadii Shirqoolkii Afganbi ee Dhicisoobay ee Turkiga Ka Dhacay,Xogo Ku Siinaya Faham Buuxa Iyo Go’aan Qaadasho Waa Qallinkii Kamaal A.Cali

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Turkiga Looga Dabaal Degay Sannad Guuradii 1aad ee ka soo Wareegtay Isku dayga Afganbigii Dhicisoobay ee Dalkaasi ka Dhacay. Hadaba waxaan halkan idiinku soo Gudbinaynaa Macluumaad ku saabsan Inqilaabkaas Fashilmay oo Xiddidadiisu qoto dheer yihiin ee Akhris haboon:- Habeennimadii Sabtidu soo gelaysay ee 15kii Julaay 2016ka, xilli goor…

Read More

Maxaa Ka Dhab ah Inqilaabkii Dhicisoobay ee Sanad Ka Hor ka Dhacay Turkiga?, Maalmaha,Daqiiqadaha Iyo Ilbidhiqsiyadu Sidii ay isu Bedelayeen Iyo Falanqayn Xiiso Leh oo uu ka Diyaariyay Xasan Cumar Hoori

Hargeysa 18. July 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormo aynu Ku Eegi doono Isku daygii Inqilaabkii ay sameeyeen sannad ka hor Cutubyo ka tirsan Ciidanka Dalka Turkiga si ay Talada uga Tuuraan Madaxweyne Ordugan Xukunkuna uu Gacanta Mar kale u galo Ciidamadda Mileteriga. 10:30 (caweyskii) – Jimce. Ciidamo ayaa xidhay buundooyinka (Bridges) Furraat iyo Sultan Mehmet ee…

Read More

Laanta Afka Somaliga ee Idaacadda BBC oo Maanta u Dabaal degaysa 60 Sanno Guuradeedii ka soo Wareegtay Markii la Aasaasay & Dhacdooyinka Wareed ee ay Mudadaas Tebisay

London 18. July 2017 (SDN/QJ):- Laanta af-Soomaaliga ee BBC-du waxa ay shaqadeeda bilawday 18-kii Luuliyo, 1957-kii, waxaana lagu bilaabay in ay hadasho toddobaadkiiba laba jeer oo min 15 daqiiqo ah, hase ahaatee, si isdabajoog ah ayaa marba loo kordhinayey muddada idaacadda. Markii ugu horreysay, subaxnimada waxa la sii deyn jirey wararka caalamka, gelinka dambena waxa…

Read More

Wax ka Ogow Dalalka Carabta iyo Isku deygii Farsamaynta Gawaadhida!!

Riyadh 18. July 2017 (SDN/QJ):- Dalal badan oo Carbeed iyo Kuwa Khaliijka ayaa Ibadan ku taamayey inay maruun ku Guukeystaan Soo saarista iyo samaynta Gawaadhida oo maruun dunida Guudkeeda  lagu arko. Waxaanay dalalka Carbeed marar badan isku ayeen sidii ay ugu Guuleysan lahayeen Samaynta Gawaadhida. Hadaba isku deygii uu horeeyey iyo dalkii ugu horeeyey dlalka…

Read More

Dawlada Pakistan Ayaa Dalka Hindiya Ku Eedaysay Qulqulatooyin Dhiig Ku Daadatay Oo Ka Dhacay Xudduuda U Dhexaysa Labada Dal

Karachi 18. July 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Hindiya ayaa sheegay in aanay wax war ah ka haynin arrinta ku saabsan dhimishada afar askar oo Baagistaani ah oo lagu diley xudduuda labada dal. Sida laga soo xigtay Milatariga dalka Baagistaan ,dawlada Baagistaan ayaa dawlad Hindiya dusha ka saartay inay bartilmaameedsadeen gawaadhi milatari oo ay saarnaayeen ciidamo Baagistaani…

Read More