Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga Ka Jaray Riig Biyood Laga Hirgaliyey Deegaanka Ceel Same ee Gobolka Daad Madheedh & Dhagax dhiga Mid Kale DAAWO

Oodweyne 21. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Socdaal ku Tegay Magaalada Oodweyne ayaa Xadhiga ka Jaray Mashaariico Xukuumadu ka fulisay Gobolkaas oo uu ka Mid Yahay Riig Biyood Cusub.

Read More

“Mooshinka Ansixinta Gobollada Dadka Diiday inay u Codeeyaan Kulmiye ayey u badnaayeen..” Xildhibaan Xasan Cawaale

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanno ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay inay Golahaas keeneen Mooshin ay ku dalbanayeen in Xukuumaddu Wakiillada u soo gudbiso Gobollada buuxiyey Shuruudaha gobolnimo ee uu magacaabay Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin. “Waxaannu keennay Golaha Mooshin lagu ansixinayey gobolladii Daahir Rayaale (Madaxweynihii hore ee Somaliland) magacaabay. Mooshinkaas…

Read More

Garoonka Diyaaradaha ee Denver, Albaabkii Jaxiima Waxa uu Ku Yaala Gobolka Colorado ee Dalka Maraykanka DAAWO

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan Xogta dahsoona waxaynu ku soo bandhigaynaa macluumaadka hoose ee inagaga dahsoon garoonkaa diyaaradaha ee caalamiga ah ee Denver ee Gobolka Colorado ee Wadanka Maraykanka oo Miisaaniyada dhismihiisa ku baxday ay ku dhoweyd 5 Bilion oo doolarka Maraykanka ah. https://youtu.be/Ip08q3BJUDQ

Read More

Sababaha Keenay in Wasiir Cismaan Saxardiid Caddaani uu Saxeexii Dalabka uga Joojiyey Laba Mas’uul oo Digreeto Madaxweyne Ku Magacaaban

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka  warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta jamhuuriyadda Somaliland mudane Cisman saxardiid Cadaani ayaa saxeexi ka joojiyey mas’uuliyinta kala ah Agaasimihii guud ee wasaarada warfaafinta dhaqanka & wacyi-galinta Mudane: Mohamed Adam Ilkacase iyo Mareeyihii Tv qaranka Mudane Abdi Ali.

Read More

Wasiir Rafiiq Dhow la ah Maareeye Ku Xigeenkii Telefishanka Qaranka Somaliland ee Xamar iska Xaadiriyey oo la Filayo inuu Raaco Dariiqii Mustafe Qodax & Asbaabaha loo aanaynayo

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Kadib Markii uu Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somalia uu iska dhiibay Maareeye Ku Xigeenkii Telefishanka Qaranka Somaliland ayaa Waxaa soo Baxaya Warar Sheegaya in Mas’uuliyiin Xilal Sare ka haya Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ay Qorshaynayaan Sidii ay ugu Biiri lahaayeen Kooxaha Xil doonka ah ee Muqdisho u Safraya.   Hadaba…

Read More

Hoggaamiyaha Waddani oo Safar La Magac Baxay “Bariidaduna Waa Sad” ku maraya gobolada Bariga Somaliland

Ceerigaabo 21. November 2016 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan oo mudooyinkii u danbeeyay safar la xidhiidhsan takulaynta dadka abaaruhu sameyeen ku maraayay Gobolada Bariga  ayaa socdaal la magac baxay “Bariidaduna Waa Sad”, wuxuu ku maray degaanada Abaartu sida daran u haleeshay ee Gobolka Sanaag. Degaanada uu socdaalka ku maray oo ay…

Read More

Madaxweynaha Cusub Ee Maraykanka Mr Donald Trump Oo Rag Cunsuriyiin Ah U Xushay Inay Xilal Sare Ka Qabtaan Xukuumadiisa

Washington  21. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa magacaabay saddex xil oo muhiim ah oo ka mid noqon doona maamulkiisa cusub. Trump ayaa wararku waxa ay sheegayaan inuu senator-ka Jamhuuriga ah ee gobolka Alabama, Jeff Sessions u magacaabay inuu noqodo Xeer Ilaaliyaga guud ee Qaranka Mareyanka.   Trump ayaa sidoo…

Read More

Qaramada Midoobay Oo Dawlada Soomaaliya Ugu Baaqday in Si Degdega loo Dhameeyo Doorashada Aqalka Hoose

Muqdisho 21. November 2016 (SDN/QJ):- Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa ugu baaqay Maamul goboleedyada inay Ku dhakhsadaan doorashada Aqalka Hoose ee ka socota deegaanada. Danjire Keating wariyeyaasha Soomaaliya  kula hadlayay magaalada Baydhabo, kaddib kulan uu la qaatay Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa ugu baaqay in la soo dhameystiro Xildhibaanada ka hadhay Aqalka…

Read More

Raysal Wasaaraha Ethiopia oo Soo dhaweeyay in Dalka Maroko  uu 32 Sanno Kadib dib ugu soo Noqdo Xubinimadii Midowga Africa

Addis Ababa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Ra’isal wasaaraha Dalka Ethopia Heyle Maryam Deseliin ayaa sheegey in dalkiisu uu soo dhoweynayo Ku soo noqoshada Dalka Maroko uu dib ugu soo noqdey xubinimadii midawga Afrika oo uu muddo 32 Sanadooda ka maqnaa.   Bayaan ay wada jir u soo saareen Masuuliyiinta itoobiya iyo Boqor Muxamed-ka Lixaad Gebagebadii…

Read More

Shabakada Xidhiidhka Bulshada ee Facebook oo  Soo Saartay Talaabooyin ay Wax kaga qabanayso Wararka Been abuurka ah ee Dadka Adeegsanayaa Ku Qoraan

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxa fulinta bar-kulanka bulshada ee Facebook wuxuu ku dhawaaqay tallaabooyiin cusub oo lagu joojinayo wararka beenta ah ee bartaasi ka soo muuqda. Warbixin lagu faafiyey Facebook ayuu Mark Zuckerberg ku sheegay in shirkaddiisu ay sameysay qalab cusub oo qabanaya sidoo kalana kala saaraya “wararka beenta ah”. Wuxuu intaa ku daray…

Read More

Muqdisho: Xili la Isu diyaarinayo Doorashada Dadbadan ee Somalia iyo Boqolaal ka tirsan ciidamada booliska dowlada Somalia oo liiska shaqada laga saaray

Muqdisho 21. November 2016 (SDN/QJ):- Taliyaha Hogaanka howlaha Booliska Soomaaliya Jen. Cali Xirsi Barre (Cali gaab) ayaa beeniyey warar ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta gudaha, kuwaasoo ku saabsanaa in saddex boqol oo askar booliska ka tirsan haqada laga eryey.   Jen. Cali Cali gaab ayaa sheegay in askarta liiska shaqada laga saaray aysan…

Read More

Madaxweynaha Oo Ku Guda Jira Safarkiisi Tabantaabo Ayaa Maanta Kormeeray Xaalada Abaarta Ee G.Daadmadheedh, Xadhigana Ka Jaray Ceel-Biyoodka Ceelxumo, Iyo Xaaxi Oo Biyo Laga Gaadhay, Deeq Loogu Talogalay Dadka Jilicsana Ku Wareejiyey Guddida Abaaraha SAWIRO

Oodweyne 20. November 2016 (SDN/QJ):-Weftigii Madaxweynuhu hoggaaminayey ee xalay u hoyday Burco ayaa saaka u kicitimay dhinaca gobolka Daadmadheedh oo ay xaalad abaareed ka jirto, waxaanu madaxweynuhu markii uu gaadhay halkaasi waxa uu xadhiga ka jaray ceel-biyood laga hirgeliyey Ceel-xumo oo taariikhda markii u horaysay yeelan doonta ceelbiyood humiima. Waxa kale oo uu madaxweynuhu u kuurgalay…

Read More

Golaha Wakiilada Somaliland oo Taakulo Lacaggeed oo Dhan Afar Boqol iyo Laba iyo Sagaashan Milyan oo ay Mushahaaraddooda Ka Soo Jareen Ku Wareejiyey Guddida Abaaraha Heer Qaran ee Somaliland+SAWIRO

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa taakulo lacaggeed oo dhan Afar Boqol iyo Laba iyo Sagaashan Milyan oo Shilinka Somaliland ah oo ay mushahaaraddooda iska soo jareen xildhibbaanada aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ku wareejiyey guddida abaaraha heer qaran ee Somaliland. Munaasibadan kooban oo ay taakuladan lacaggeed kula kala…

Read More

”Weftiga Xisbiga Waddani-na waan ku amaanaya sida ay uga qayb qaadayaan taakulaynta dadkooda abaaruhu hayaan,Waxaan se qabaa in cidii tidhi Doorashadu dib bay u dhacaysa in aanay waxba hubsan” Wasiirka Gaashaandhiga

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa deg deg ku tilmaamay dadka ay ka soo yeedhay in abaarta taagani dib u dhac ku keeni karto doorashooyinka, waxaanu sheegay in arrimaha doorashooyinka ay gacanta ku hayaan guddiga doorashooyinka qaranka. Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami oo wareysi gaar ah…

Read More