Itoobiya oo sheegtay in 60% Soomaaliya gacanta ku heyso
Addis Ababa March 10, 2024 (QJ) -Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in ciidamadeeda ay gacanta ku hayaan 60% dalka Soomaaliya, xilli xiisad weyn ay ka dhexeyso Soomaaliya, taasoo ka dhalatay heshiiskii badda ee Addis Ababa ay la gashay Somaliland. General Birhanu Jula oo ah taliyaha ciidamada Itoobiya oo la hadlay warbaahinta…
