29 Jir Socdaal Uu Ku Maray 60 Dal, Ka Dib Ku dhawaaqay inuu Diinta Islaamka ku Biiray

Zimbabwe 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Afar sanadood ka hor waxa uu go’aansaday inuu ka baxo gurigiisa, rumeeyana riyadiisii ahayd inuu u socdaalo wadamada dunida, waxaana wadamada uu ku hamiyey ee uu maray ka mid ahaa waddamo Muslim ah oo ay ka mid yihiin Turkiga, Indonesia, Albania iyo Malaysia, waxaanu xogo iyo fariimo socdaalkiisan ku sabsan la…

Read More

HINDIYA: Kooxo Aaminsan In Lo’do Xurmo Leedahay Oo Dhaawacyo U Geystay Dad Iibiya Hilibka Lo’da

Delhi 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul wasaaraha Dalka Hindiya, Narendra Modi, ayaa dhalleeceeyay kooxaha isugu yeedhay inay difaacayaan Xoolaha, gaar ahaan Lo’da oo dadka Hindu-ga ah ay u arkaan inay xurmeysan tahay.   Modi, oo ah Hindu, wuxuu sheegay in dadka noocaas ah ay ka cadheysiinayaan, wuxuuna intaa raaciyay in weerar kasta oo ay qaadaan la…

Read More

Dadka Kenya oo La Sheegay in aanay Lahayn Hal abuur Ganacsi,Somaliduse Ma Dhaantaa?

Nairobi 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Khubaro ganacsi oo kusugan Kenya ayaa ganacsatada Kenya ku eedeeyay inaysan hal abuur lahayn oo shaqo ka dhigteen inay wax koobi gareyaan. Silas Nyanchwani  waxa uu sheegay in Nairobi ay ka Moolal iyo dukaamo badan tahay New York.   Timirtii horeba dab loo waa baa ka dhacday Kenya. Dukaamadii hore oo…

Read More

“Anigu waan bad baaday laakin walalkay dhawac yar baa gaadhay” Wasiirka Ciyaaraha Somalia

Muqdisho 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ka tirsan dawladda Federaalka Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed C/laahi Xasan Nuux oo ah wasiirka Cayaraha Soomaaliya ayaa ka bad baaday weerar loo adeegsaday waxyaabaha qarxa xilli uu ka dukaamaysanayay waddada Maka Al-mukarama.   Wasiirka oo warbaahinta hadal siinayay wuxuu sheegay inuusan illaa iminka garanayn weerarka loo adeegsaday waxa uu…

Read More

Al-Shabab attacks Somali town west of Mogadishu: AMISOM

KAMPALA, Uganda: Somali extremist group Al-Shabab Saturday shelled residential areas in the town of Baidoa, west of the capital Mogadishu, hitting a hospital and likely causing casualties, the African Union (AU) peace keeping force AMISOM said in a Twitter post. The Al-Qaeda-allied group, which wants to topple Somalia’s Western-backed government and rule the country according…

Read More

Mareykanka oo taageero u muujiyay doorashooyinka Soomaaiya

Washington Aug 08, 2016(SDN/QJ)-Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka John Kerry ayaa sheegay in dalkiisu taageerayo doorashooyinka laalan ee dalka Soomaaliya. Doorashooyinka muadada la fillayay ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in dalkan ay ka qabsoonto dalka nabadiisu sugneyn. John Kerry ayaa warkiisa ku sheegay in Mareykanku gacan ka geysanayo nidaam dimuqraadiga oo sal leh in…

Read More

Maaxweynaha Galmudug oo dalka dib ugu soo noqday

Muqdisho Aug 08,2016(SDN/QJ)-Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa dalka dib uGu soo noqday ka dib safar caafimaad oo uu dalka India ku tegay. Madaxweynaha oo Muqdisho ka soo degay ayaa waxa dalka ku soo dhaweeyay Raiisul wasaaraha dawlada Federaalka Md Cumar C/rashiid Cali. Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweyna ka mahadceliyay Ayaan tafaasiil…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Laba Nin oo Sudan u dhashay u Gacan galisay Dalka Itoobiya

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa waxay u gacan galisay dowladda dalka Itoobiya laba nin oo u dhashay dalka Suudaan. Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaana  u gacan galisay labadan nin dowladda Itoobiya taariikhdu markay ahayd 7August ee sanadkan – sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Xarunta Xuquuqul Insaanka ee magaalada Hargeysa. Ma jiro war…

Read More

“Waxaan Cadaynayaa inuu Heshiiskii Maqan yahay,Waxa la inoo Keenayna aanu Heshiis ahayn,Cidii Sidaas ku qaadataa Waa Nin iyo Aakhiradiisa” Xildhibaan C.qaadir Jirde

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa Bedka soo dhigay Mar uu Maanta ka qayb qaadayay Dooda Heshiiska DPW inuu Draft heshiiskani iska hor imanayo,Waxaanu intaas ku daray in Qabyo qoraalka la hor keenay golaha Wakiiladu uu Sheegayo inaanu ahayn Heshiiskii dhabta ahaa.

Read More

Mudane Garyaqaan ah oo Qaab Sharci u kala Dhigay Heshiiska ay Xukuumaddu ku Maalgelinayso Dekeda Berbera,Mad Madowga Ku Jira Iyo Dariiqada loo marayo Sixitaankiisa DAAWO

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Ibraahin Jaamac Cali (Rayte) oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Mucaaradka ayaa sheegay in Isagoo Tixraacaya Weedhihii Wasiirka Arrimaha Dibadu ka Jeediyay Golaha Wakiiladda in Heshiiska haatan Golahooda Hor yaala aanu ahayn Heshiis ee uu Yahay Siyaasad Qorshe ama Codsi Xukuumadu ku rabto in loo ogolaado Heshiiskaas.

Read More

“Heshiiskani Ma aha Kii Dhabta ahaa ee Golahani Ansixin Lahaa Kii Dhabtaa ahaa Wuu Qarsoon yahay ee Dib ha loo Celiyo,Wasiiraduna Way kala Hadleen” Xildhibaan Axmed Wayso Cade DAAWO

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Wayso Cade oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada ugu Jira Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa sheegay in Gudidii Wasiirada ahaa ee Maalgelinta Dekeda berbera uu hadalkoodu is Khilaafsanaa Markii ay Hor yimaadeen Golaha Wakiiladda.

Read More

“Waxan ahay Ardaygii Reerka, Waxaana Wax i Baray Macallinkii Reerka oo Axmed Saleebaan Dafle ahaa, Ninka Muuse Biixi la yidhaahdaana…..” Wasiir Warancade

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa markii ugu horraysay si furan uga hadlay sadarro taariikhdiisa hore ee noloshiisa ku jira oo la xidhiidha shaqooyin aanu inta badan afkiisa ka qiranin oo uu ka hayn jirey rajiimkii burburay ee Somaliya ee uu hogaaminayey Maxamed Siyaad Barre.   Wasiir…

Read More

“Waad Maqleyseen in Dawladdu Oggolaatay Heshiiska uu Hor-dhiciisu Hadda Bilaabmay, Mucdiisanna hadda ayaa la geli doonaa” Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland Cali Maxamuud Axmed (Cali-Sandulle), ayaa u mahad-naqayo Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh iyo Kooxda uu hoggaamiyo ee Khaatumo la baxday sida ay u aqbaleen inay wadahadal la furan dowladda Somaliland, isagoo sheegay in wadahadalkaas hordhiciisi bilaabmay, isla markaana mucdiisa maalmaha soo socda la guda-geli doono….

Read More

“Wasiiradu miyay wada socdeen Mise way kala socdeen? Su’aasha Lafo Gurka Wasiiradii Golaha Wakiiladda Hortagay

Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa Su’aal Geliyay Xubnihii Wasiirada ahaa ee ah Gudida Maalgalinta Dekeda Magaalada Berbera oo Markii ay hor tageen golaha Wakiilada u Muuqday kuwo aan Wax badan isku sii ogayn. Cali Guray ayaa qoraal uu ku faafiyey degalka Facebook…

Read More

Pakistan Qarax Xoogan oo Galaaftay Nolosha Qareeno Tiro Badan Iyo Heerka Khasaaruhu inta uu Gaadhsiisan yahay

Balochistan 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Qarax xooggan ayaa waxa uu maanta ka dhacay Cisbitaal ku yaalla magaalada Koonfurta Galbeed ee Pakistan ku taalla ee Quetta, halkaasi oo 60 qof ay ku dhinteen, Tiro intaas ka badana uu dhaawac ka soo Gaadhay. Dadka dhintay badankood ayaa ah garyaqaanno, sida ay sheegayaan warbixinno horudhac ah. Sarkaal sare oo…

Read More