Magaalada Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen Gaadiid loo bixiyay “ Hooyo Ha Tahriibin”

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):-Shacabka Soomaliland oo usoo joogay musiibooyin tahriib oo aad u liita ayaa la yimid mid kamid ah talaabooyin muhiim u ah dhallinyaradooda si ay uga horjoogsanayaan inay Tahriibaan. Qorshahan cusub ayaa ah mid waaliddiintu caruurtooda ugu iibinayaan tagaasi (Taxi) ay ku shaqaystaan. Gaadiidkaan durba waxay heleen naanays loo bixiyay oo ah “ Hooyo…

Read More

Marwo Nuura Axmed Waris oo loo Magacaabay Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee 11 Gobol oo Waqooyiga Maraykanka ah

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):- Marwo Nuura Axmed Waris oo ka mid ah qurba-joogga firfircoon ee reer Somaliland, ayaa dhawaan loo magacaabay inay noqoto Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee 11 Gobol oo Waqooyiga Maraykanka ah. Guddoomiyahay xisbiga KULMIYE ee waddamada Mareykanka iyo Canada Mr. Mustafe Cabdi Cartan ayaa u magacaabay Nuura Axmed Waris iyo Injineer Axmed Cabdi…

Read More

Jilaaga Waddanka India ee Salman Khan oo laga dalbaday raalli galin deg deg ah, markii uu ku hadlay hadal ay dhibsadeen malaayiin qof

Delhi 22.June 2016 (SDN/QJ):- Jilaaga caanka ah ee reer India,  Salman Khan ayaa laga dalbaday raalli galin deg deg ah kadib markii uu ku hadlay hadal ay dhibsadeen malaayiin qof. Mar uu hadlayay ayuu yidhi ‘’jadwalka jilitaanka filimadayda ama mashquulka iyo daalka I  haya wuxuu iga dhigaa sidii  gabadh la kufsaday oo kale’’. Waxaa laga…

Read More

Xaqiiqooyin Taariikheed oo Cabsi lahaa Iyo Barnaamijka Xogta Dahsoon DAAWO

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):- Inkastoo dad badani aaminsan yihiin in is adoonsigii uu ka dhamaaday dunida ayaa hadana dadkii ugu badnaa ee la addoonsado waxa ay noolaayeen xiligan cahdigeenii aynu inagu soo joognay iyadoo tirade dadka la addoonsaday intii aynu enagu noolayn ay ka badan yihiin 27 milion oo qof. https://www.youtube.com/watch?v=lvJV65jFxak&feature=youtu.be

Read More

Fannaanada  Caanka ah ee Xabiiba Cabdilahi Balbalaaf  Maxay ka tidhi Somaliland?

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Fannaanada caanka ah  ee Xabiiba Cabdillaahi Balbalaaf oo socdaal ku joogta  caasimadda Somaliland ee Hargeysa Ayaa dareenkeeda ka muujisay  waxyaabihii ugu yaabka badnaa ama soo jiitay, ee ay ku aragtay Somaliland gaar ahaan magaalada Hargeysa oo ay ku sugnayd dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyey.   “kolka hore waxaan salaamayaa dhammaanba shacbiga…

Read More

Baarlamaanka Mareykanka oo diiday Qorshayaal lagu Xakameyn lahaa Hubka la iska iibsado

Washington (QJ/SDN) – Aqalka Sare ee Baarlamaanka Maraykanka, ayaa diiday qorsheyaal lagu xoojin lahaa xakamaynta hubka ay shacabka dalkaas isticmaalaan. Tallaabadan ayaa waxay ka mid ahayd in la hor-istaago in hub laga iibiyo dadka ku jira liiska kooxaha Argagixisada looga shakisan yahay. Aqalka sare ayaa la hor-keenay qorshe ka kooban afar qodob, kaddib markii 49…

Read More

Qoraalka ay Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya kaga Saartay Telefishanka HCTV Satelite-ka Thaicom 5 Iyo Qodobada Meel ka dhaca ku ah Jiritaanka Somaliland Akhri

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Shabakada Qurbejoog ayaa heshay Nuqul ka mid ah qoraalka dawlad deegaanka Somalida Itoobiya u dirtay Satelite-ka Thaicom 5  ee ay kaga dalbatay in Satalaytkaas laga saaro HCTV. Maamulka dawlad deeganka Somalida Ethopia ayaa waxaa ay warqad dacwad ah oo ka dhan ah telefishanka HCTV u qoreen shirkada Thaicome 5 ee uu…

Read More

Wasirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Ka Warbixiyay Halka Uu Marayo Heshiiskii Dekedda Berbera

Hargeysa,21,6,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay safar ay isaga iyo wasiiro kale maanta ku tagayaan dalka Imaaraadka Carabta oo ujeediisu tahay  tagaayo Imaraadka oo ujeedadiisu tahay heshiiska Dekadda. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Sacad Cali Shire oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah siiyey ayaa…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ku Dhaygagay Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali oo ay si kedis ah u kulmeen

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Doraad ka qayb galay Aaskii Qaran ee loo sameeyay Alle ha unaxariistee Marxuum Maxamed Cabdi Iskeerse ayaa intii aaska lagu jiray si kedis ah ula kulay Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xassan oo wax badan la soo kifaaxay islamarkaana…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Kulamo Xod-Xodosho ah la Bilowday Xildhibaano ka Tirsan Aqalka Wakiiladda Iyo Wefti Wasiiro ah oo ku sii Jeeda Dubai si loo dhamaystiro Heshiiska DPW

Hargaysa 21.June 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda ayaa bilawday dhaq dhaqaaqyo ay ku baadi goobayso inay Kalsooni uga hesho Goleyaasha baarlamaanka heshiiska hordhaca ah ee ay la soo gashay Shirkada Imaaraatiga ah ee DP-World ee Wareejinta Dekedda Berbera, waxaana durba bilaabmay kulamo hoose oo uu Wasiir waliba kalsooni uga raadinayo Xildhibaanada Kaga jira Baarlamaanka Gobolka ama deegaanka…

Read More

“Waxaan Tagay Jabuuti Oo Madaxweynaha, Marwooyinka Ilaa Ka U Hooseeyaa Qayilaan” Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamanka Kenya

Gaarisa, 21 June, 2016-(SDN/QJ):– Hoggaamiyaha Aqbaliyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale oo ka mid ah Mudaneyaasha Soomaalida ah ee laga soo doorto Gobolka Waqooyi-bari Kenya, ayaa ka warramay Waxyaabo layaab leh oo uu ku arkay Dalka Jabuuti oo uu Safar ku tagay Caleemo-saarkii Afraad ee Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar. Aadan Barre Ducaale, waxa uu sheegay…

Read More

Gudidii uu Madaxweyne Siilaanyo u Xilsaaray Xal ka Gaadhista Shaqaaqadii Dharkeyn geeyo oo Laascaanood Kulan kula qaatay Mid ka mid ah Labadii Beelood ee Dirirtu dhex martay,Maxaa lagu Heshiiyey? DAAWO

Laascaanood 21.June 2016 (SDN/QJ):- Gudidii uu Madaxweynuhu u Xilsaaray soo afjarida Shaqaaqadii ka dhacday Degmada Dharkeyn geeyo ee Gobolka Sool ayaa Kulan la qaatay Beel ka mid ah labadii ardaa ee Xurguftu dhex martay.

Read More

“Madaxweyne Axmed Siilaanyo Ma Moodid Innuu Dadkan Iyo Dalkan Somaliland Mas’uul Ka Yahay,Waana Ayaan daro in Odayaashii Gobolka Saaxil uu Baashe Cawil 10 Dollar Habeenkii ku afursiiyo’’ Gudoomiyaha Ucid ee Gobolka Saaxil DAAWO

Berbera 21.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasiin, Ayaa Si Adag uga hadashay Heshiiska lagu Wareejinayo Dekeda Berbera iyo Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo Arimaha Dekeda oo Shalay ka dhacay Magaalada Berbera. Sidoo Kale Marwo Rooda waxay fariin adag u dirtay xukuumada madaxweyne siilaanyo oo ay ku tilaamntay inay tahay…

Read More

Magaalada Berbera oo uu ka dhacay Dibad bax ka dhan ah Heshiiska lagu Wareejinayo Dekeda Berbera DAAWO

Berbera 21.June 2016 (SDN/QJ):-Waxaa Maalintii Shalay Magaalada Berbera ka dhacay Dibad bax ka dhan ah Heshiiska ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la gashay Shirkada laga leeyahay Imaaraadka ee Dubai World Port Waxayna dibad baxayaashu Taayiro ku Gubeen Waddooyinka Waaweyn ee Berbera Xili ay Magaaladaasi ku Sugan yihiin Khubaro ka socota Shirkada DPW.

Read More